Archive for: June, 2017

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Geerida Kadib & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Geerida Kadib & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.
 
 

Ciidamada Wayaanaha oo Aar Goosi Kawada Gobolka Axmaarada & Shacabka oo Sootaagan.

Ciidamada Wayaanaha oo Aar Goosi Kawada Gobolka Axmaarada & Shacabka oo Sootaagan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya aar goosi baahsan oo ciidanka gumaysigu ay kuhayaan dadka shacabka ah ee kudhaqan guud […]

 
 

FAO Oo Sheegtay in Soomaali Ay Wali Abaari Kajirto.

FAO Oo Sheegtay in Soomaali Ay Wali Abaari Kajirto.

Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee  loo yaqaano Food and Agriculture Organization (FAO) ayay ku sheegtay in […]

 
 

Maraykanka oo Dhimaya Dhaqaalaha uu Qarmada Midoobay Ku Kabi Jiray.

NEW YORK, NY - APRIL 3: U.S. Ambassador to the United Nation Nikki Haley answers questions during a press briefing at the United Nations headquarters, April 3, 2017 in New York City. Haley will serve as U.N. Security Council President for the month of April. (Drew Angerer/Getty Images)

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay (QM) Nikki Haley ayaa ku dhawaaqday in 50% ay dhimeen misaaniyadii ay ku kabi jireen howlgalada nabad ilaalinta ee  […]

 
 

The Numbers Say the Ethiopian Economy Is Doing Very Well. Reality Says Many Ethiopian Citizens Are Not

The Numbers Say the Ethiopian Economy Is Doing Very Well. Reality Says Many Ethiopian Citizens Are Not

(Atlanta Black Star) — For some, the emergence of Ethiopia as Africa’s third-largest economy is cause for celebration. The ancient nation skirting the continent’s horn […]

 
 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo Muqdisho Tagay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo Muqdisho Tagay.

Wasiirka arrimaha dibadda wadanka Norwday Borge Brebde iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Kamida Dhalinyarada Ogadenya Indhaha Kasoo Tuuray.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Kamida Dhalinyarada Ogadenya Indhaha Kasoo Tuuray.

Warar dhiilo ah oo naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay indhaha kasoo tuureen wiil kamida […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Kaarkiisii Udambeeyay Lasoo Baxay & Fashil Soo Wajahay.

Taliska Wayaanaha oo Kaarkiisii Udambeeyay Lasoo Baxay & Fashil Soo Wajahay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska siyaasada kusaaqiday ee wayaanuhu uu maaro uwaayay mowjadihii siyaasada ee kacay mudo hada laga […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Albaabada Isugu Dhuftay Inkabadan 1000 Urur Bulsho.

Taliska Wayaanaha oo Albaabada Isugu Dhuftay Inkabadan 1000 Urur Bulsho.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka aan cadaalada iyo hormarka laga ogolayn ee Itoobiya ayaa sheegay in taliska wayaanuhu albaabada isugu dhuftay in kabadan 1000 urur […]

 
 

Ciidanka Turkiga oo Weeraray Saldhig Ay Kurdida Suuriya Leeyihiin.

Turkish army soldiers run to their fighting positions during exercises, at a military outpost near the town of Kilis, southeastern Turkey, Thursday, March 2, 2017. Turkey’s military is holding exercises along its border with Syria a week after Turkish troops and Syrian opposition forces captured the Islamic State-held town of al Bab in northern Syria. (AP Photo/Lefteris Pitarakis)

Ciidanka Turkiga ayaa sheegay in ay burburiyeen bartilmaameedyo Kurdish-ka Syria ay leeyihiin ayagoo uga aargoosanaya gantaalo ay ku rideen ciidamada Turkiga uu taageero ee ku […]

 
 

A Fire under Ashes: The Ongoing Struggle for Human Rights in Ethiopia.

A Fire under Ashes: The Ongoing Struggle for Human Rights in Ethiopia.

A Fire under Ashes: The Ongoing Struggle for Human Rights in Ethiopia by Elizabeth Fraser | Oakland Institute A poster of Olympic silver medallist Feyisa […]

 
 

Muslimiin Lagu Midab-Takooray Wadanka Poland.

Muslimiin Lagu Midab-Takooray Wadanka Poland.

Gabdho Muslimiin Germany ah oo ciyaal iskuul ahaa oo dalka Poland u tagay si ay u booqdaan goobtii uu ka dhacay xasuuqii Holocaust ee Yuhuuda […]

 
 

Maraykanka oo Duqeeyay Xabsi Ay Daacish Lahayd.

Maraykanka oo Duqeeyay Xabsi Ay Daacish Lahayd.

Dad gaadhaya 57 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen duqeyn ay diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka la beegsadeen mid kamid ah xabsiyada ay leedahay […]

 
 

Daawo: Ilays TV & Salaamihii Ciida Ee Ciidanka Jiida Hore Ee Ogadenya.

Daawo: Ilays TV & Salaamihii Ciida Ee Ciidanka Jiida Hore Ee Ogadenya.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee aad uga barateen tv ga qaranka Ogadenya Ilays tv oo xiisa gaar ah xambaarsan waxaana kamida Barnaamijkii […]

 
 

Waa Kuma Shakhsiga Ugu Musuqa Badan Wadanka Gumaysiga Itoobiya? Ogow.

Waa Kuma Shakhsiga Ugu Musuqa Badan Wadanka Gumaysiga Itoobiya? Ogow.

Warbixin ay soosaareen khuburo dhinaca dhaqaalaha iyo bangiyada ah oo baadhitaan kusameeyay dhaqaalaha wadanka Itoobiya ayaa sheegay in Hailemariam Disaleng uu yahay shakhsiga ugu musuq […]

 
 

Dagaalo Ka dhacay Gobolka Axmaarada oo Saraakiil badan Lagaga Dilay Wayaanaha.

Dagaalo Ka dhacay Gobolka Axmaarada oo Saraakiil badan Lagaga Dilay Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaal lagu hoobtay oo dhexmaray ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo beeralayda kudhaqan Gobolka Axmaarada. Dagaalkan […]

 
 

Wasiiirka Arimaha Dibadda ee Qatar oo Washington kula kulmay Tillerson

Wasiiirka Arimaha Dibadda ee Qatar oo Washington kula kulmay Tillerson

Wasiirka wasaaradda arimaha dibadda dalka Qatar ayaa magaalada Washington kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Mareeykanka, kadib markii waaxda arimaha dibadda Mareeykanka ay sheegtay in ay ka […]

 
 

Midawga Yurub oo Shirka Google Ku Ganaaxay $2.7 Bn.

Midawga Yurub oo Shirka Google Ku Ganaaxay $2.7 Bn.

Midowga Yurub (EU) ayaa ganaax lacageed oo gaadhaya 2.42 bilyan oo yuuro oo qiyaas ahaan u dhiganta ($2.7bn) ku soo rogay shirkada Google ka dib […]

 
 

Xuquuqda Muwaadiniinta Yurub ee UK Ku Nool & Saamaynta Briexit.

Xuquuqda Muwaadiniinta Yurub ee UK Ku Nool & Saamaynta Briexit.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska, Theresa May ayaa sheegtay mar ay saxaafada waraysi siisay inay dooneyso in saddex milyan iyo badh muwaadiniin ah oo ka soo […]

 
 

Ethiopians stranded in Saudi Arabia call for help.

Ethiopians stranded in Saudi Arabia call for help.

Ethiopians, who wish to leave Saudi Arabia in line with the Kingdom’s amnesty for undocumented workers, have called for their government to speed up their […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay