Archive for: June, 2017

Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Qabsaday Jeel Wayn Maxaabiisna Kasiidaayay.

Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Qabsaday Jeel Wayn Maxaabiisna Kasiidaayay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay xoogaga hubaysan ee Gobolka ka howl gala qabsadeen jeel wayn oo kuyaalay […]

 
 

Ethiopia: Anti-government forces freed political prisoners

Ethiopia: Anti-government forces freed political prisoners

At least 60 political prisoners were freed after anti-regime forces opened fire at a prison in north Gondar in town called Chinfaz Silara. One prison […]

 
 

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donalda Trump ayaa sheegtay in kuu ka dambeeyay caddaadiska ay dalalka Khaliijku saareen dawladda Qadar. Trump ayaa sheegay in markii uu dhawaaan […]

 
 

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Booliiska dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday magacyada nimankii geystay weerarkii habeenkii Axada soo galeysay ka dhacay badhtamaha caasimada UK ee London.  Labo kamid ah […]

 
 

Deg Deg: Daawo Kooxda TPLF Oo ku Fashilintay inay Shir Ku Qabato Safaarada Gumaysiga Itoobiya Ee Riyaad.

Deg Deg: Daawo Kooxda TPLF Oo ku Fashilintay inay Shir Ku Qabato Safaarada Gumaysiga Itoobiya Ee Riyaad.

Kooxda gabalkeedu dhacay ee TPLF ayaa waxay rabtay inay shir ku qabato safaarada Gumaysiga Itoobiya ee magaalada Riyaad caasimada Boqortooyada Sacuudiga, waxaana ka hor yimid […]

 
 

Australia: Weerar ka dhacay Melbourne oo ay Daacish sheegatay.

Australia: Weerar ka dhacay Melbourne oo ay Daacish sheegatay.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar xalay ka dhacay magaalada Melbourne ee dalka Australia. Weerarkan ayuu geystay nin lagu magacaabo Yacqub Khayre, kaasi oo dilay hal […]

 
 

Daawo: Ra’iisul-Wasaare Ku Sheega Itoobiya oo Goob Fagaare Ah Lagu Dhex Caayay.

Daawo: Ra’iisul-Wasaare Ku Sheega Itoobiya oo Goob Fagaare Ah Lagu Dhex Caayay.

Raisal-wasaare ku sheega Gumaysiga Itoobiya Hailemariam Desalegn oo safar ku jooga magaalada Jerusalam ayaa waxaa meel walba ka xidhay shacab gadoodsan oo ka xun dadkoodii […]

 
 

Dagaalo Aan Kala Joogsi Lahayn oo Kasocda Gobolka Axmaarada.

Dagaalo Aan Kala Joogsi Lahayn oo Kasocda Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo lagu hoobtay oo todobaadkan kadhacay qaybo kamid ah Gobolka Axmaarada. Sida xogta aan […]

 
 

Madaxda Kaniisadaha Itoobiya oo Cadaadis Lasaaray & Shacabka oo Kagilgishay.

Madaxda Kaniisadaha Itoobiya oo Cadaadis Lasaaray & Shacabka oo Kagilgishay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu amar kubixiyay in culimada Kirishtanka siwayn isha loogu […]

 
 

Taageeroyaasha Trump oo Ka Walaabsan Weeraro Argagixiso In Lala Beegsado.

Taageeroyaasha Trump oo Ka Walaabsan Weeraro Argagixiso In Lala Beegsado.

Weerarada ay kooxaha xagjirka ah ka gaysteen London iyo kuwii hore uga dhacay Faransiiska iyo Biljamka ayaa cabsi badan ku abuuray dadka deggan gobollada dhexe […]

 
 

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Booliska dalka Ingriiska ayaa weli wada baadhitaan ku aadan weerarkii argagixisada ahaa ee habeenkii Sabtida ka dhacay badhtamaha magaalada London, kadib markii saddex nin oo […]

 
 

Ethiopia: Double-digit growth? Quadruple-digit propaganda!

Ethiopia: Double-digit growth? Quadruple-digit propaganda!

I took all of the photographs on this page in 2016 and 2017. They are a handful of hundreds of photographs I took there during […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee IlaysTV, TV-ga Qaranka iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee IlaysTV, TV-ga Qaranka iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadii kala duwanaa ee Ilays TV, TV-ga Qaranka iyo qodobadii xiisaha badanaa ee aad uga barateen. Hoos ka Daawo.

 
 

Qatar oo Jawaab Adag Ka Bixisey Dalalka Carbeed ee Go’doomiyey.

Qatar oo Jawaab Adag Ka Bixisey Dalalka Carbeed ee Go’doomiyey.

Qatar ayaa sheegtey in aysan jirin wax qiil ah oo ku xanbaari kara dalalka xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray. Masar, Sucuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Yemen iyo weliba […]

 
 

Daawo: Waraysi Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Adeega Dadwaynaha Mudane Axmed Yaasiin.

Daawo: Waraysi Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Adeega Dadwaynaha Mudane Axmed Yaasiin.
 
 

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray Hogaanka & Howl-wadeenka Warfaafinta JWXO

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray Hogaanka & Howl-wadeenka Warfaafinta JWXO

Maalin nimadii shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 4/6/17 waxaa kulan dhinaca khadka isgaadhsiinta ah isugu yimid mas’uuliyiinta iyo howl-wadeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO. Kulankan […]

 
 

Daawo: Ceebta Ka Raacday Haila Mariam Magaalada Jerusalaam.

Daawo: Ceebta Ka Raacday Haila Mariam Magaalada Jerusalaam.

Raisal wasaare ku sheega itoobiya Hailamariam oo booqosho ku jooga magaalada Jerusalaam ayaa waxaa ka raacday ceebtii ugu waynayd kadib markii mudaaharaad wadayaal ay ku […]

 
 

175 Iskuul oo Albaabada Laysugu Dhuftay Wadanka Gumaysiga Itoobiya Sababta.

175 Iskuul oo Albaabada Laysugu Dhuftay Wadanka Gumaysiga Itoobiya Sababta.

Warbixin kasoo baxday xafiiska dhinaca bini’aadam nimada ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in 175 iskuul oo kutaala wadanka Itoobiya looyaqaano loo xidhay abaaro gaamuray […]

 
 

Sucuudiga oo Sootarxiilaya 700 oo Kun oo Itoobiyaan Ah & Xaalada oo Cakiran.

Sucuudiga oo Sootarxiilaya 700 oo Kun oo Itoobiyaan Ah & Xaalada oo Cakiran.

Amar kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha ee wadanka boqortooyada Sucuudiga ayaa lagu sheegay in wadankaas laga soo tarxiili doono inkabadan 700 oo kun oo qof […]

 
 

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Saddex qof ayaa weerar ka gaystay bartamaha London ee dalka UK, waxay dileen ugu yaraan 7 qof, ka hor inta aan Boolisku toogan iyaga. Weerarka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay