Archive for: June, 2017

Daawo: Farmaajo oo Khudbad Taariikhi Ah U Jeediyay Shacabka Muqdisho.

Daawo: Farmaajo oo Khudbad Taariikhi Ah U Jeediyay Shacabka Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediyey kumaankun qof oo ka qaybgalay isu soo bax lagu taageerayo mudadii bilaha ahayd ee ay jirtey […]

 
 

Banaanbax Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Ka Socda.

Banaanbax Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Ka Socda.

Banaanbax ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka socda magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana lagu taageeraya 100-kii maalmood ee ay […]

 
 

Siyaasiyiin Oromo Ah oo Maxkamadayntoodii Dib Loodhigay Sababta.

Siyaasiyiin Oromo Ah oo Maxkamadayntoodii Dib Loodhigay Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya in maxkamad kusheeg lasoo taagay qaar kamid ah siyaasiyiinta Oromia ee u […]

 
 

Hay’ada Global Peace Index oo Warbixin Dheer Kuqeexday Xaalada Itoobiya.

Hay’ada Global Peace Index oo Warbixin Dheer Kuqeexday Xaalada Itoobiya.

Hay’ada caalamiga ah ee Global Peace Index ayaa warbixin aad udheer oo ay soosaartay wadanka Gumaysiga Itoobiya kusheegtay midka ugu liita dunida dhinac kasta oo […]

 
 

RW Kheyre oo Norway Booqasho Rasmi Ah ku Tagaya, Lana Kulmaya Masuuliyiinta Dalka Norway.

RW Kheyre oo Norway Booqasho Rasmi Ah ku Tagaya, Lana Kulmaya Masuuliyiinta Dalka Norway.

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Hassan Ali Kheyre ayaa dhamaadka todobaadkan soo socdo booqasho rasmi ah ku tagaya dalka Norway, isaga oo ka qeybgali doono kulan looga hadlayo […]

 
 

Sirdoonka Maraykanka oo Qorshaynaya olole ka dhan ah IRaan.

A man crosses the Central Intelligence Agency (CIA) logo in the lobby of CIA Headquarters in Langley, Virginia, on August 14, 2008. AFP PHOTO/SAUL LOEB (Photo credit should read SAUL LOEB/AFP/Getty Images)

Warar laga helayo Saraakiil ka tirsan Hay’ada sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa sheegaya in la magacaabay sarkaalka hogaamin doona olole cusub oo ka dhan ah […]

 
 

Diyaarad U Rarnayd Hay’ada WFP oo Garbahaareey Ku Burburtay.

Diyaarad U Rarnayd Hay’ada WFP oo Garbahaareey Ku Burburtay.

Diyaarad nooca Xamuulka qaada ah oo u rarnayd Hay’adda Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan cuntada ee WFP ayaa ku burburtay garoonka  diyaaradaha magaalada Garbahaareey ee […]

 
 

UN agency lists Kashmir as not part of India.

UN agency lists Kashmir as not part of India.

The United Nations Department of Economic and Social Affairs (DESA) has depicted on one of its web sections Jammu and Kashmir as a separate country […]

 
 

10 Ethiopian Soldiers killed in a heavy fighting between ONLF and Ethiopian soldiers.

10 Ethiopian Soldiers killed in a heavy fighting between ONLF and Ethiopian soldiers.

(Ogaden News Agency) — The Ogaden National Liberation Army (ONLA) is continuing its offensive against Ethiopian troops in Ogaden.. A senior member of the Ogaden […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay oo Gobolka Nogob Kadhacay.

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay oo Gobolka Nogob Kadhacay.

War dag dag ah oo daqiiqado kahor naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo halyeeyada JWXO iyo […]

 
 

Dagaal Lagu Hoobtay oo Maalintii 3aad Kasocda Gobolka Axmaarada.

Dagaal Lagu Hoobtay oo Maalintii 3aad Kasocda Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in maalintii 3aad oo xidhiidh ah ay kasocdaan dagaalo aan kala joogsi lahayn. Dagaaladan […]

 
 

Wasaarada Arimaha Dibada UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska ayaa maanta soosaartay qoraal dheer oo muwaadiniin teeda ay kusiinayso digniin iyo talo bixino ku aadan safarada wadanka gumaysiga […]

 
 

Addressing the Pervasive Human Rights Crisis in Ethiopia.

Addressing the Pervasive Human Rights Crisis in Ethiopia.

Letter to the UN Human Rights Council To Permanent Representatives of Members and Observer States of the UN Human Rights Council Geneva, 25 May 2017 […]

 
 

Ciidamada xasilinta caasimada Muqdisho oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada xasilinta caasimada Muqdisho oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada xasilinta caasimada Muqdisho ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir howlgal ay ka sameeyeen, waxay ku qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab ka tirsan. […]

 
 

Diidmadii Trump ee Heshiiskii Cimilada oo Beesha Caalamku Cambaaraysay.

Diidmadii Trump ee Heshiiskii Cimilada oo Beesha Caalamku Cambaaraysay.

Dalalka hodanka ah iyo kuwa saboolka ah ayaa labaduba cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Trump kaga saaray Maraykanka heshiiska caalamiga ah ee la dagaallanka isbedelka cimilada. Ururka […]

 
 

Jarmalka oo Hakiyay Dib U Celinta Qaxootiga Afqaanistaan.

German Chancellor Angela Merkel addresses members of the Bundestag, the lower house of parliament, in Berlin, Germany, February 17, 2016. REUTERS/Hannibal Hanschke - RTX27CEU

Dowlada Jarmalka ayaa si kumeel gaadh ah u joojisay dadkii ay u tarxiili jirtay wadanka Afghanistan kadib qaraxii Arbacadii ka dhacay magaalada Kabul. Weerarkii Bambaano […]

 
 

Jabhadda SDF oo ku Siqeysa Magaalada Raqqa Ee Wadanka Syria.

This frame grab from a video provided by the Syria Democratic Forces (SDF), fighters from the Syria Democratic Forces opens fire on an Islamic State group's position, in Raqqa's eastern countryside, Syria, Monday, March 6, 2017. U.S.-backed Syrian fighters have cut the main road between the northern Syrian city of Raqqa, which is controlled by the Islamic State group, and the eastern city of Deir el-Zour, which is partially controlled by IS. (Syria Democratic Forces, via AP)

Saraakiisha milatariga Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada uu Mareykanku taageero ee Suuriya ee la magac baxay xooggaga Dimuquraadiyiinta Syria ay ilaa iyo sadex kilomitir ay […]

 
 

Daawo: Sh C/risaq Xaashi & Fadliga Ramadanka.

Daawo: Sh C/risaq Xaashi & Fadliga Ramadanka.
 
 

Tacadiyo Baahsan oo Loogaystay Shacabka Soomaalida Ogadenia.

Tacadiyo Baahsan oo Loogaystay Shacabka Soomaalida Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee S.ogadenia. Tacadiyadan oo isugu jira dil, […]

 
 

Rabshado Hadheeyay Deegaamo Kamid Ah Gobolka Oromada.

Rabshado Hadheeyay Deegaamo Kamid Ah Gobolka Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in rabshado waawayn ay hadheeyeen qaar kamid ah Dagmooyinka dhulka Oromia. Sida xogta aan kuhelay rabshadaha ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay