Archive for: June, 2017

Xaflad Balaadhan oo Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 7 aad Ee Kasoo Wareegtay Aas Aaskii OYSU oo Lagu Qabtay Yamen.

Xaflad Balaadhan oo Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 7 aad Ee Kasoo Wareegtay Aas Aaskii OYSU oo Lagu Qabtay Yamen.

Xaflad Balaadhan oo Lagu xusaayay Sanad guuradii Kasoo Wareegtay OYSU oo Lagu Qabtay Yamen. Waxa maanta si wayn looga xusay xuskii sanad guuradii 7 aad […]

 
 

7 guuradii Midawga dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya (OYSU).

7 guuradii Midawga dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya (OYSU).

7 guuradii Midawga dhalinyarada iyo ardayda Ogaadeeniya (OYSU) Ururka dhalinyarada ee OYSU oo ah urur caan ah kana hawlgala dhamaan dunida dacaleeda meel kasta oo […]

 
 

Shirwaynihii 13aad ee UNPO oo maaliitii 2aad si habsami ah u socda.

Shirwaynihii 13aad ee UNPO oo maaliitii 2aad si habsami ah u socda.

Waxa si habsami ah uga socda Magaalada Edinburgh ee Scotland ee wadanka UK Shirwaynihii 13aad ee UNPO. Wafuuda shirwaynahan ka soo qayb gashay ayaa waxay ka kala […]

 
 

Daawo: Gabaygii Lamagac Baxay Qurba-Nacas ee Abwaan Rashiid Cilmi.

Daawo: Gabaygii Lamagac Baxay Qurba-Nacas ee Abwaan Rashiid Cilmi.

Daawo gabaygii lamagac baxay Qurba Nacas iyo Abwaan Rashiid Cilmi, oo murti ay kabuuxdo, Daawasho Wacan.   ONA

 
 

Qoomiyada Tigreega oo U Ololaynaysa Sidii Abasiiniya Loosoo Celin Lahaa.

Qoomiyada Tigreega oo U Ololaynaysa Sidii Abasiiniya Loosoo Celin Lahaa.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qoomiyadii Tigreegu ay ol ole xoogan ugu jirto sidii ay xulufo ugu heli lahayd mowjadaha […]

 
 

Hay’ada MSF oo Sheegtay Macaluul Haysa Da’yar Badan oo Ree Ogadenia Ah.

Hay’ada MSF oo Sheegtay Macaluul Haysa Da’yar Badan oo Ree Ogadenia Ah.

Warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo ay soosaartay hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa lagu sheegay in caruur faro badan oo kudhaqan wadanka Ogadenia […]

 
 

The Cruel Political Jokes of the T-TPLF in Ethiopia.

The Cruel Political Jokes of the T-TPLF in Ethiopia.

The Voice of America (Amharic) last week reported “16 Ethiopian opposition political parties agreed to discuss the anti-terrorism and other proclamations and 13 other agenda […]

 
 

Maxkamada Sare ee Maraykanka oo Ansixisay Qayb Kamid Ah Xayiraadii Safarka.

Maxkamada Sare ee Maraykanka oo Ansixisay Qayb Kamid Ah Xayiraadii Safarka.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Mareykanka ayaa si ku meel gaadh ah u fasaxday in la dhaqan galiyo qeyb ka mid ah go’aankii xayiraada socdaalka ee […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii Ururka UNPO oo Hada Kafurmay Magaalada Edinburgh ee Scotland.

Deg Deg: Shirwaynihii Ururka UNPO oo Hada Kafurmay Magaalada Edinburgh ee Scotland.

Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay kubeegan tahay 26/6/17 waxaa magaalada Edinburgh ee Gobolka Scotland ee wadanka UK kafurmay shirwaynihii  Ururka UNPO oo ay kumidaysan […]

 
 

Daawo: Barnaamijkii Ciida Ee Ilays TV Tvga Qaranka Ogaadeniya & Wacdarihii Kooxda Danab.

Daawo: Barnaamijkii Ciida Ee Ilays TV Tvga Qaranka Ogaadeniya & Wacdarihii Kooxda Danab.

KDaawadayaal waxaad hoos ka daawataan barnaamijkii ciida ee Ilays TV, TVga Qaranka Ogaadeniya & Wacdarahii  Kooxda Danab. Hoos ka daawo.  

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ay ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia. Warkan oo aan […]

 
 

Shir Caalami Ah oo Kooxda TPLF Ay Kuceebowday & Eritrea oo Shirkaas Kafaa’iiday.

Shir Caalami Ah oo Kooxda TPLF Ay Kuceebowday & Eritrea oo Shirkaas Kafaa’iiday.

Shir caalami ah oo ay qabatay hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan qoxootiga ee UNHCR ayaa lasheegayaa in uu fashil karaacay kooxda aan tayada lahayn ee TPLF […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Itoobiya Faro Ba’an Kuhaya & TPLF oo Qarinaysa.

Cudurka Daacuunka oo Itoobiya Faro Ba’an Kuhaya & TPLF oo Qarinaysa.

Sida ay ilo wareedyo kala duwan sheegayaan waxaa guud ahaan dhulka ay kooxda TPLF maamusho ee Itoobiya looyaqaano faro ba’an kuhaya cudurka dilaaga ah ee […]

 
 

Baabuur Jiidhay Dad Salaadii Ciida Kasoo Baxay Wadanka UK.

Baabuur Jiidhay Dad Salaadii Ciida Kasoo Baxay Wadanka UK.

Ugu yaraan 6 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ahi ayaa dhaawacmay ka dib markii baabuur jiidhay dad badan oo ka soo baxayey garoon […]

 
 

Qarax Shidaal oo Khasaare Balaadhan Ka Gaystay Dalka Pakistan.

Qarax Shidaal oo Khasaare Balaadhan Ka Gaystay Dalka Pakistan.

Ugu yaraan 140 qof ayaa ku dhintay dab ka dhashay booyad shidaal siday oo ku gadoontay duleedka magaalada Bahawalpur ee gobalka Punjab. Dadka ku dhintay […]

 
 

Torture is senseless violence, born in fear..We would almost be too lucky if these.

Torture is senseless violence, born in fear..We would almost be too lucky if these.

Torture is senseless violence, born in fear…. We would almost be too lucky if these crimes were the work of savages: the truth is that […]

 
 

DIGNIIN! (Sir culus) Taliska Woyaanaha oo maleegaya Dacaayado cusub oo iska horkeenaya Qowmiyadaha dagaalka kula jira! By: Xaaji M/rashiid

DIGNIIN! (Sir culus) Taliska Woyaanaha oo maleegaya Dacaayado cusub oo iska horkeenaya Qowmiyadaha dagaalka kula jira! By: Xaaji M/rashiid

DIGNIIN! (Sir culus) Taliska Woyaanaha oo maleegaya Dacaayado cusub oo iska horkeenaya Qowmiyadaha dagaalka kula jira! By: Xaaji M/rashiid  Qoomiyada laga tirada badanyahay ee Tigreega […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Hambalyada Ciida u Diraya Shacabka Soomalida Ogaadeniya.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Hambalyada Ciida u Diraya Shacabka Soomalida Ogaadeniya.

Daawadayaal waxaad hoos ka daawataan Gudoomiyaha Jabhahada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Admiral Maxamed Cumar Cismaan. oo hambalyada ciida u diray bulshada Muslimka ah gaar ahaan bulshada […]

 
 

Save The Children oo Kadayrisay Xaalada Wadanka Itoobiya.

Save The Children oo Kadayrisay Xaalada Wadanka Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in malaayiin dad ah oo kusugan daafaha wadanka ay qarka usaaran yihiin in ay macaluul udhintaan […]

 
 

Raaf Aad Uxoogbadan oo Addis Ababa Kajira & Khal Khalkii Wayaanaha oo Banaanka Iskeenay.

Raaf Aad Uxoogbadan oo Addis Ababa Kajira & Khal Khalkii Wayaanaha oo Banaanka Iskeenay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khal khalkii abid ugu badnaa uu todobaadkan kabilowday gudaha magaalada Addis […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay