Archive for: June, 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la Qaatey Dhigiisa Dalka Uganda

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la Qaatey Dhigiisa Dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka […]

 
 

Aqalka Cad Ee Dalka Maraykanka oo Xiisadda Khaliijka Ku Tilmaanay Inay Tahay “mid qoys”

Aqalka Cad Ee Dalka Maraykanka oo Xiisadda Khaliijka Ku Tilmaanay Inay Tahay “mid qoys”

Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in ay tahay mid salka ku […]

 
 

Guddiga Doorashada Ruushka oo Ka Horjoogsadey Navalny in uu isu sharaxo Madaxweyne.

Guddiga Doorashada Ruushka oo Ka Horjoogsadey Navalny in uu isu sharaxo Madaxweyne.

Ninka ugu codka dheer mucaaradka dalka Ruushka Aleksej Navalnyj ayaa loo diidey in uu isu sharaxo xilka Madaxweynaha Ruushka doorashada sanadka danbe 2018, kadib markii […]

 
 

Ciid Wanaagsan-Ciid Mubaarak ..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

Ciid Wanaagsan-Ciid Mubaarak ..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير

Ciid Wanaagsan–Ciidul Caafiya عيد مبارك….. كل عام و انتم بخير Bahda Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) waxay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda islaamka ah gaar […]

 
 

Saraakiisha Wayaanaha Ee Kusugan Gobolka Axmaarada oo Harag Shabeel Noqotay, & Ugaadhsi Kusocda.

Saraakiisha Wayaanaha Ee Kusugan Gobolka Axmaarada oo Harag Shabeel Noqotay, & Ugaadhsi Kusocda.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Dinbiya ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay weerar kuqaaday taliyihii ciidanka sirdoonka ee magaalada Dinbiya. Sida xogta […]

 
 

Taajirka Africa & TPLF oo Is Qooraansaday & Wayaanaha oo Niyad Jabsan.

Taajirka Africa & TPLF oo Is Qooraansaday & Wayaanaha oo Niyad Jabsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya khilaaf soo kala dhex galay ganacsadaha ree Nigeria ee caanka ah Aliko Dangote iyo xukuumada wayaanaha ee […]

 
 

Farmaajo oo Ku Baaqay In Qaxootiga Soomaaliyeed Fursad Ay Ku Shaqaystaan Lasiiyo.

Farmaajo oo Ku Baaqay In Qaxootiga Soomaaliyeed Fursad Ay Ku Shaqaystaan Lasiiyo.

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgashay  Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga Soomaaliyeed la siiyo fursado […]

 
 

Wakhtiga Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo Lashaaciyay.

Wakhtiga Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo Lashaaciyay.

Guddiga Golaha Shacabka ee  Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha barlamaanka, kaasi oo loo […]

 
 

Isbahaysiga Sacuudiga oo Qadar Hordhigay Shuruudo Adag.

Isbahaysiga Sacuudiga oo Qadar Hordhigay Shuruudo Adag.

Saudi Arabia iyo dalalka kale ee gacanka Khaliijka ee Qadar xidhiidhka ugu jaray tuhunada ku saabsan inay taageerto argagixisada, ayaa soo bandhigay liis ay ku […]

 
 

Trump oo Beeniyay In uu Hayo Cod Laga Dubay Mr. Comey.

Trump oo Beeniyay In uu Hayo Cod Laga Dubay Mr. Comey.

Donald Trump ayaa beeniyey inuu duubay wadahadalladii dhexmaray isaga iyo agaasimihii hore ee FBI-da ee uu shaqada ka eryey, inkastoo uu mar sii horreysay bidhaamiyay […]

 
 

Ethiopia: 7.8 million rely on emergency aid to stay alive as food pipeline breaking

Ethiopia: 7.8 million rely on emergency aid to stay alive as food pipeline breaking

Aid agencies warn on Thursday that Ethiopia will run out of emergency food aid for the nearly 8 million people who rely on handouts just […]

 
 

Daawo: Fadliga Laylatul Qadriga & Sh Abu-Dhalxa

Daawo: Fadliga Laylatul Qadriga & Sh Abu-Dhalxa

Sh Abuu Dhalxa ayaa inooga warbixinaya fadliga habeenka laylatul qadriga oo ah habeen ka fadli badan 83 sano oo qofku uu cibaadaysto. Daawosho wacan. ONA.

 
 

Taliyaha Amniga Ee Bahardar oo Kabadbaaday Isku Day Dil, Ilaaladiisii oo Ladilay.

Taliyaha Amniga Ee Bahardar oo Kabadbaaday Isku Day Dil, Ilaaladiisii oo Ladilay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay meel xun marayso xaalada amni ee Gobolku kadib kala shakigii iyo wada […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Warbixin Kasoo Saartay Xaalada Liidata Ee Itoobiya.

U.N. logo pattern a press conference background at the United Nations headquarters, Tuesday, Sept. 3, 2013.   (AP Photo/Bebeto Matthews)

Warbixin ay soosaartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in 6 qaybood oo kamid ah wadanka Itoobiya looyaqaanay ay kajirto cuno yari iyo waxsoosaar la’aan ay […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Kadhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Khasaare Gaystay oo Kadhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax culus oo loo malaynayo in uu yahay mid ismiidaamin ah ayaa ka dhacay Saldhiga Booliiska ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.  Ciidamada amniga iyo […]

 
 

Daacish oo Burburisay Masjidkii Ugu Qadiimsanaa Muusil.

FILE - In this Monday, June 8, 2009 file photo, residents walk past the tilted minaret of al-Nuri mosque in busy market area in Mosul, Iraq. A resident in the Islamic State-held Old City in Mosul says militants have blocked the area around a highly symbolic al-Nuri mosque where the group's leader made his first and only public appearance. (AP Photo/Maya Alleruzzo, File)

Masjidkii caanka ahaa ee Al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeedhay ee al-Hadba ee magaalada Muusil ee dalka Ciraaq, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii […]

 
 

Trump oo Sheegay In Darbi Koronto Ah Xadka Mexico Laga Dhisi Doono.

Trump oo Sheegay In Darbi Koronto Ah Xadka Mexico Laga Dhisi Doono.

Donald Trump, Madaxweynaha Maraykanka ayaa u sheegay taageerayaashiisa in darbiga uu qorsheeyay in laga dhiso xadka Mexico laga yaabo in lagu xidho qalab korontada ka […]

 
 

86 Shacab Oromo Ah oo Lagu Riday Xukuno Dhaadheer Gobolka Borane.

86 Shacab Oromo Ah oo Lagu Riday Xukuno Dhaadheer Gobolka Borane.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Borane ee dhulka Oromia ayaa sheegaya maxaabiis aad ubadan oo kooxda TPLF u xidh xidhnaa oo lasoo taagay maxkamad kusheeg […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Galbeedka Kenya oo Gashay Kaalinta 1aad Tartan Ay Lagaleen Qoomiyado Badan.

Jaaliyada Ogadenia Ee Galbeedka Kenya oo Gashay Kaalinta 1aad Tartan Ay Lagaleen Qoomiyado Badan.

Jaaliyada Ogadenia ee kadhisan deegaanka Kalobie ee Count-ga Turkaana ee Galbeedka Kenya ayaa kaqayb gashay barnaamij Hidaha iyo Dhaqanka ah oo loo qabtay qoomiyadaha kala […]

 
 

Armed group attacks regime’s command post killing one.

Armed group attacks regime’s command post killing one.

An armed group says its forces have attacked a temporary army command post in Ebnat, north Gondar killing the commander. Patriotic Ginbot 7, an armed […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay