Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.
Wararka ka imaanaya wadanka Oaadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia, warkan oo aan kahelay xarunta […]
Wararka ka imaanaya wadanka Oaadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia, warkan oo aan kahelay xarunta […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay gabaabsi magaalada kuyihiin saliidii iyo sonkorta oo ah labada shay […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in saraakiishii abid ugu badnayd lagu xidhay jeelka dhexe ee magaalada Bahardar. Sida […]
/ Warar /
Ciidamada Amniga ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay in uu doonayay in uu qarxiyo xarunta ugu weyn ee tareenada laga raaco caasimada dalka Belguim. […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Boqorka Sacuudiga Salman ayaa wiilkiisa Mohamed bin Salman u magacaabay in uu noqdo Dhaxal-sugaha xilka kala wareegi doona. Mohamed bin Salman oo hada ah wasiirka […]
Waxaa dhawaan booqasho ku tagtay qaarkamida dalalka afrika wasiirka u qaabilsan dalkan britain horumarinta caalamiga ah waxaana kamida goobaha ay booqatay dhulka gumaysigu xooga ku […]
Askari horey uga tirsanaa xoogaga Gobanimodoonka Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) oo aan su’aalo dhowr ah ka weydiinay aragtidiisa la xidhiidha qadiyadda mudada dheer soo […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaana magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee Gumaysiga Itoobiya ay aad usoo daabulaan dad […]
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee dhulka Oromia ayaa sheegaya in xiisad aad uwayn ay kataagantahay magaalada taas oo sare usii qaaday kacdoonkii shacabka […]
/ Warar /
Iyadoo lawada ogyahay inay Dowlad kusheegta Wayaanaha Itoobiya Dhul-beereed aad ubadan ka boobtay Shacabka Gambella ayaa waxay Sanadii 2003 dii Xasuuq aan kala Sooc lahayn […]
/ Warar /
Dowladda Qadar aya sheegtay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin dowladaha carbeed ee xiriirada dhinacyada dhaqaalaha iyo safarka u jaray ilaa ay […]
Ciidamada Cirka ee dalka Australia (RAAF) ayaa sheegay in ay joojiyeen duulimaadkii diyaaradahooda dagaalku ay ku samayn jireen hawada dalka Suuriya iyo duqeyntii ay ku […]
/ Warar, Warar Aduunka /
BY BEREKET KIDANE, Successive Ethiopian regimes have spent billions of dollars and sacrificed hundreds of thousands of their soldiers to try to control the Eritrean […]
/ News in English /
Daawadayaal waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadii xiisaha badnaa ee TV-ga qaranka Ogadenya ILAYS TV uu todobaadkan idiinku talo galay. Hoos ka Daawo.
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa loo adeegsadey gaadhi bom […]
/ Warar /
Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay madasha 28 ka oo ah goob gole wayn ah oo ay ku kulmaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ku xidh xidheen magaalada Dhagaxbuur […]
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ibnat ee koonfurta Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya dagaal saacado socday oo ciidanka gumaysiga Itoobiya iyo kuwa jabhada […]
/ Warar /
Orodyahan udhashay qoomiyada Oromada ee xukuumada wayaanuhu gumaysato ayaa wacdaro kamuujiyay tartan dhinaca orodka ah oo kasocday wadanka Canada, kaas oo silama filaan ah uu […]
/ Warar /
Dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday bixinta £60 million oo wax looga qabanayo xaalada bani’aadamnimo ee kajirta dalka Soomaaliya. Xog’hayaha hormarinta caalamiga ah ee Britain […]
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)