Dablay Hubaysan oo Weerartay Hotel Ay Dad Ajaanib Ah Kusugnaayeen oo Kuyaala Wadanka Mali.
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay hotel loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako ee caasimada dalka Mali. Weerarkan […]
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay hotel loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako ee caasimada dalka Mali. Weerarkan […]
Ruushka ayaa hanjabaad culus u diray Maraykanka, kadib markii maalintii Axada maraykanku soo riday diyaarad ay iska lahaayeen ciidanka Bashar al-Asad ee dowladda Siiriya. […]
Tvga Qaranka Ogadenya Qaybtiisa Facebook ayaa wuxuu waraystay Gudoomiyaha Jaaliyada Ogadenya ee Wadanka Koonfur Afrika wuxuuna ka warbixiyay jaaliyada Ogadenya ee koonfur Afrika iyo Hawlaha […]
Magaalada Edmonton Caasimada Alberta ee wadanka Canada ayaa Caawa lagu qabtay shir uu soo abaabulayt maamulka Jaaliyada Ogadenia ee ka howlgala Alberta. Shirka oo […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan oo ciidanka gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia, dhibaatooyinkan oo isugu jira […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in uu kacdoonkii kasocday todobaadkan marayo meel shaki iyo jiha wareer kubeertay saraakiisha wayaanaha […]
/ Warar /
Taliye kusheega ciidamada sirdoonka wayaanaha Getachew Asafe ayaa waraaq codsi iyo calaacal isugu jirta udiray Wasaarada Arimaha Dibada ee wayaanaha iyadoo Getachew uu sheegay in […]
/ Warar /
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa soo jeedisay in xukun dil ah lagu xukumo 30 qof oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahayeen dilka […]
Sida ay qoreyso wakaalada wararka Soomaaliya ee Sonna, dowlada Norway ayaa aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga ah, gaar ahaan kan diblomaasiga. Waxaana Sonna arintaas u xaqiijiyay madaxa […]
Maanta oo sabti ah waxay ururka OYSU ee Gobalka Minnesota magaalada Minneapolis ay qabteen barnaamij tabarucaad ah oo ay ugu magacdareen CUN OO CAAWI. Barnaamijkan […]
By Denboba Natie, June 17, 2017 The unprecedented level of pain TPLF’s regime is inflicting on Sidama nation is transcending sane imagination. TPLF’s action against […]
/ News in English /
Mahad balaadhan Eebaa leh, Nabad iyo Naxariisna Rabi ha u siyaadiyo Rasuulkiisa Muxammed SCW. Sidaad la socotaan dhulka ilaahay baa fidiyay dadkana isagaa dul dajiyay […]
/ Maqaalo /
Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Watch ayaa dhambaal codsi ah gaadhsiisay xafiiska qaramada midoobay ee magaalada Geneva ee dalka Swizerland. Dhambaalkan kasoo baxay […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka uu qalalaasaha badan kataagan yahay ee Axmaarada ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay waxmaaro ah uwayday qaska iyo qalalaasaha dabada […]
/ Warar /
Warbixin uu TV ga ESAT ka diyaariyay abaaraha Ogadenya ayaa waxaa lagu sheegay in abaartii abid ugu darayd ay ka jirto gudaha Ogadenya taasoo ku […]
/ Warar /
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalda Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ee (UK) Ms. Priti Patel. Kulankan ayaa looga hadlay xidhiidhka […]
/ Warar /
Twitter-ka Telefeshinka Al-jazeera qeyb-ta luuqada Af-Carabiga ayaa xayiraadii laga qaaday, kadib markii muddo kooban uu hawadda ka maqnaa. TV-gga fadhigiisa dhexe uu ku yaallo magaalladda […]
Maamulka Sare ee Warbaahinta Halganku waxa uu ugu bishaaraynayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Ogaadeeniya in laga bilaabo […]
/ Warar /
Kooxda qowlaysatada ah ee TPLF ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya kuqabatay shir ay dadka siyaasada Itoobiya lasocda aad ulayaabeen isla markaana lidi […]
/ Warar /
Iyadoo musuq maasuqu uu wadanka Gumaysiga Itoobiya gaadhay meel aan lasaadaalin karin ayaa la ogaaday in hantida ugu badan ee wadanka kashaqaysa ay leeyihiin shakhsiyaadka […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)