Archive for: July, 2017

Gudiga Abaabulka Jaaliyada Ogadenia ee Canada oo ku kulmay Edmonton.

Gudiga Abaabulka Jaaliyada Ogadenia ee Canada oo ku kulmay Edmonton.

Magaalada Edmonton Caasimada Gobalka Alberta waxaa maanta kulan isugu yimid Gudi ka kooban bulshada qeybaheeda kala duwan oo loogu talagalay Abaabulka jaaliyada soomaalida Ogadenia ee […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Cutub kamida Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Daawo: Muuqaal Cusub Cutub kamida Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya.

Waxaad hoos kadaawataan muuqaalka cutub kamida ciidanka sooma jeestayaasha ee jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya (ONLF). Hoos ka daawo.

 
 

Xisbiga Samayawi Part oo Kubaaqay Kacdoon Cusub.

Xisbiga Samayawi Part oo Kubaaqay Kacdoon Cusub.

Xisbiga siyaasiga ah ee Samayawi Part oo fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa ayaa bayaan uu soo saaray shacabka lagumaysto ee Itoobiya kudhaqan ugu baaqay in […]

 
 

Khilaaf Sookala Dhexgalay Hogaanka Kaniisadaha & Kooxda TPLF.

Khilaaf Sookala Dhexgalay Hogaanka Kaniisadaha & Kooxda TPLF.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay kooxda TPLF iyo hogaamiye yaasha […]

 
 

Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo Dooday Dhismaha Garsoorka.

Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo Dooday Dhismaha Garsoorka.
 
 

Qarax Muqdisho Kadhacay oo Khasaare Culus Gaystay.

Qarax Muqdisho Kadhacay oo Khasaare Culus Gaystay.

Sida ay kusoo waramayaan wararka naga soo gaadhaya Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, ayaa tibaaxaya in ugu yaraan 10 qof ay ku dhimatay 15 kalena […]

 
 

AMISOM oo Soomaaliya Ku Wareejisay Amniga Qaranka.

AMISOM oo Soomaaliya Ku Wareejisay Amniga Qaranka.

Waxaa lagu soo gabagabeeyay Shir  muddo 5 maalmood ka socoday magaalaada Muqdisho kaasi oo u dhexeeyay  dhamaan laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa Amisom, […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Kulan Muhiim Ah Yeelatay.

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Kulan Muhiim Ah Yeelatay.

Jaaliyada Ogadenya ee wadanka koonfur afriaca faraca Port Elizabeth ayaa waxay isugu yimaadeen kulan koodii caadiga ahaa waxaaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha faraca oo […]

 
 

OYSU Musawac oo Sanadguuradoodii 7aad Xusay.

OYSU Musawac oo Sanadguuradoodii 7aad Xusay.

Maanta oo Axad ah taariikhduna ay kubeegantahay 30/7/17 waxaa magaalada Musawac ee wadanka Eritrea lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka […]

 
 

Shirkii ururka Haweenka Ogaadenniya ee Sweden oo Stockholm lagu qabtay.

Shirkii ururka Haweenka Ogaadenniya ee Sweden oo Stockholm lagu qabtay.

Waxaa magalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden lagu qabtay shirkii ururka haweenka soomaalida ogadenia ee Sweden shirkan oo ah midkii mamulkii hore ku xisaabtami laha […]

 
 

Xaaskii Abay Sahay oo Xabsiga Ladhigay & Xaalka oo Murugsan.

Xaaskii Abay Sahay oo Xabsiga Ladhigay & Xaalka oo Murugsan.

Waxaa wali halkiisii kasii socda isminja xaabintii kooxda dhiiga shacabka kaganacsato ee TPLF, waxayna xaaladu gaadhay in midba midka uu fursad uhelo xidho isaga oo […]

 
 

Shidaal La’aan Itoobiya Kajirta & Xaalada oo Siimurugtay.

Shidaal La’aan Itoobiya Kajirta & Xaalada oo Siimurugtay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka gumaysiga Itoobiya laga waayay shidaalkii kadib markuu wadanku galay marxalad xaasaasi ah oo […]

 
 

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Gurigii Madaxwayne-Kuxigeenka Kenya oo Dab Laqabadsiiyay.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Kenya ayaa tibaaxaya in rag hubeysan oo aan haybtooda lagaranaynin ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya […]

 
 

Daawo: Trump oo Xilkii Ka Qaaday Madaxii Shaqaalaha Aqalka Cad.

Daawo: Trump oo Xilkii Ka Qaaday Madaxii Shaqaalaha Aqalka Cad.
 
 

Nin Jarmalka Toori Ku Weeraray Dad Shacab Ah oo KHasaare Gaystay.

Nin Jarmalka Toori Ku Weeraray Dad Shacab Ah oo KHasaare Gaystay.

Nin qofka ku dilay mindi (Toori) lixda kalena ku dhaawacay tukaanka ku yaala magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka ayaa boolisku sheegeen in uu ahaa “Islaami […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaalkii 2aad Tijaabisay.

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaalkii 2aad Tijaabisay.

Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegaya in Kuuriyada Woqooyi ay markii labaad tijaabisay gantaal dheereeya oo ah kuwa isaga kala goosha qaaradaha. Gantaalkaasi ayaa in […]

 
 

Qaybaha Hanqadh Iyo Duufaan oo Kulan Muhiim Ah Galay.

Qaybaha Hanqadh Iyo Duufaan oo Kulan Muhiim Ah Galay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa faahfaahin kabixinaya kulan muhiim ah oo dhex maray labo qaybood oo kamid ah ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia, […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhulka Soo Anigu Malihi” Xidigaha Ogadenya Ee North America.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhulka Soo Anigu Malihi” Xidigaha Ogadenya Ee North America.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaateen heestii wadaniga ahayd ee aad nooga barateen inaan maalin walba oo sabti ah idiin soo dayno waxaana idiin soo xulay “Heestii […]

 
 

Deg Deg: Duqa Magaalada Jima oo Qarax Lala Eegtay & Rabshado Oromia Kasocda.

Deg Deg: Duqa Magaalada Jima oo Qarax Lala Eegtay & Rabshado Oromia Kasocda.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya qarax lala eegtay mid kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan Gobolka uu qaska […]

 
 

Wariye Jeffrey Gettleman oo Canbaareeyay Taliska Wayaanaha.

Wariye Jeffrey Gettleman oo Canbaareeyay Taliska Wayaanaha.

Mid kamid ah wariye yaasha ugu caansan dunida oo warfidiyeenka lahadlay ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay xaaladaha qalafsan ee ay kusugan yihiin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay