Archive for: July, 2017

Dableey Hubaysan oo Weerartay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

Dableey Hubaysan oo Weerartay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

Koox hubeysan oon haybtooda la garanaynin ayaa weerar ku qaadey Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ee magaalada Muqdisho. Rasaas xooggan iyo weliba baaskuuyalaal ayaa laga maqley habeenkii […]

 
 

Magaalada Chicago ee Dalka Maraykanka oo Lagu Dilay 101 Qof.

Magaalada Chicago ee Dalka Maraykanka oo Lagu Dilay 101 Qof.

Sida uu ku warramay wargays ka soo baxa magaalada Chicago, ugu yaraan 101 ruux ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka tan iyo 4-tii […]

 
 

Isbahaysiga Sacuudiga ee Xayiraada Saaray Qadar oo Qaahira Ku Shiray.

Isbahaysiga Sacuudiga ee Xayiraada Saaray Qadar oo Qaahira Ku Shiray.

Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Sacuudiga, Imaaraatiga, Masar iyo Baxreyn oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa sheegay in jawaabtii uga timid dhinaca dowlada […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Shariif Cabdinuur Shariif Xasan.

Gudoomiyaha JWXO oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Shariif Cabdinuur Shariif Xasan.

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga, magaca Gudiga Fulinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO), Magaca Golaha Dhexe ee JWXO, iyo […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Xiisaha Badnaa Ee Ilays tv oo Lagu Soo Qaatay Barnaamij gaara oo Laga Diyaariyay Ciidanka JWXO.

Daawo: Barnaamijyadii Xiisaha Badnaa Ee Ilays tv oo Lagu Soo Qaatay Barnaamij gaara oo Laga Diyaariyay Ciidanka JWXO.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee ilays tv oo lagu soo qaatay barnaamijyo xiiso badan war bixin iyo muuqaal cusub oo laga soo […]

 
 

Sarkaal ka tirsan booliiska Soomaliya oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax gaarigiisa loogu xiray.

Sarkaal ka tirsan booliiska Soomaliya oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax gaarigiisa loogu xiray.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaalada sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska Soomaliyeed oo dhaawac culus uu ka soo gaaray qarax xalay loogu xiray […]

 
 

Maxkamad Kusheeg Kutaala Itoobiya oo Xeerka Argagixisada Ucuskatay Dad Uxidhnaa.

Maxkamad Kusheeg Kutaala Itoobiya oo Xeerka Argagixisada Ucuskatay Dad Uxidhnaa.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ay cadaalad daradu kahanaqaaday ee Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan oo kujiray xabsiyada gumaysiga lagu eedeeyay in ay […]

 
 

Musuq Maasuqa Kooxda TPLF oo Xuduuda Katalaabay & Caalamka oo Layaaban.

Musuq Maasuqa Kooxda TPLF oo Xuduuda Katalaabay & Caalamka oo Layaaban.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu musuq maasuqii kooxda TPLF isu badalay mid heer caalami ah […]

 
 

Farmaajo oo Furay Kulankii Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya.

Farmaajo oo Furay Kulankii Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u furay shirka Gollaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed kaasi oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo Madaxweynayaasha Maamula Goboleedyada […]

 
 

Ruushka & Shiinaha oo Arimaha Labada Kuuriyo Kawada Hadlay.

Ruushka & Shiinaha oo Arimaha Labada Kuuriyo Kawada Hadlay.

Ruushka & Shiinaha ayaa si wadajir ah baaq uga soo saaray xiisada ka taagan labada Kuuriyo iyo tijaabadii ugu danbeysay ee gantaalka ridada dheer. Shiinaha […]

 
 

Ethiopia’s Debt Surged to US $23B.

Ethiopia’s Debt Surged to US $23B.

Ethiopia’s debt has reached a whooping $23 billion while export earnings is in downward spiral coupled with the increase in payments to loans. In an […]

 
 

Ciidamada Agaziga Wayaanaha oo Lamadagaanka Gobolka Axmaarada Kudhamaaday.

Ciidamada Agaziga Wayaanaha oo Lamadagaanka Gobolka Axmaarada Kudhamaaday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee Woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada Agaziga looyaqaano ee taliska wayaanuhu uu usameeyay ka hortaga kacdoonada ay kudhamaadeen […]

 
 

Itoobiya oo Malaayiin Lacag Ah Xabsiyo Kudhisaysa & Dadka oo Gaajo Udhimanaya.

Itoobiya oo Malaayiin Lacag Ah Xabsiyo Kudhisaysa & Dadka oo Gaajo Udhimanaya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya talaabo aduunku aad ula yaabay oo taliska xukuumada wayaanuhu uu sheegay in uu ku dhaqaaqi doono. […]

 
 

Dib u habeyn Lagu sameynayo Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed

Dib u habeyn Lagu sameynayo  Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed

Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Saacid ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono shaqada ciidamada booliska, taasoo qeyb ka ah qorshaha […]

 
 

Shilin Soomaaliga oo Meelo Badan oo Wadanka Kamid Ah Laga Diiday.

Shilin Soomaaliga oo Meelo Badan oo Wadanka Kamid Ah Laga Diiday.

Ganacsiga magaalada Baldeweyne ee badhtamaha Soomaaliya ayaa xidhan maalintii 4aad ka dib qiima dhac ku yimid lacagta shilinka Soomaaliga ah. Waxay ka dambeysay markii Al-Shabaab […]

 
 

XIII Session of the UNPO General Assembly Draft General Resolution.

XIII Session of the UNPO General Assembly Draft General Resolution.

Preamble Reiterating all members’ commitment to the Organization’s fundamental principles: democracy, non-violence, human rights, self-determination, tolerance and environmental protection, as expressed in the Covenant; Expressing […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaal Cusub Tijaabisay.

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaal Cusub Tijaabisay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisey gantaal nooca balaastikada ah ee ridada dheer ee isaga talaaba qaaradaha adduunka. Gantaalkan cusub  ayaa la sheegayaa in uu gaari karo […]

 
 

Drought and famine are a harsh reality for millions of people living in Ethiopia,

Drought and famine are a harsh reality for millions of people living in Ethiopia,

  DROUGHT-HIT ETHIOPIA MOVES TO PROTECT ITS DWINDLING FORESTS According to the ministry, the biggest forest conservation programmes are taking place in Oromia, which is […]

 
 

Itoobiya oo Korontadii Laga Waayay & Adeegyadii Bulshada oo Joogsaday.

Itoobiya oo Korontadii Laga Waayay & Adeegyadii Bulshada oo Joogsaday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka isha siilibdhaysa leh ee gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka laga waayay adeegii korontada oo ah midka ugu […]

 
 

Shirkadaha Wadanka China oo Gumaysta Shacabka Itoobiya Ogow Sababta.

Shirkadaha Wadanka China oo Gumaysta Shacabka Itoobiya Ogow Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shacabka Itoobiyaan ka ah ay gumaysi iyo gabood falo kala kulmaan qaar kamid ah shirkadaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay