Archive for: July, 2017

Wasiir Bayle oo Sheegay Inay $11 Milyan Soo Xareeyeen.

Wasiir Bayle oo Sheegay Inay $11 Milyan Soo Xareeyeen.

Cabdiraxman Ducaale Bayle, Wasiirka Maaliyadda Soomaliya ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii billaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo looga hadlo waxyaalaha u qabsoomay wasaaradda iyo caqabadaha […]

 
 

Dalka Qatar oo Kuwait U Gudbisay Jawaabta Shuruudihii Isbahaysiga Sacuudiga.

Dalka Qatar oo Kuwait U Gudbisay Jawaabta Shuruudihii Isbahaysiga Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Qatar Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa gaadhey magaalada Kuwait ee caasimada dalka Kuwait si uu ugu gudbiyo jawaabta rasmiga ah […]

 
 

Weerar Toogasho Ah oo Ka Dhacay Masjid Faransiiska Kuyaala.

Weerar Toogasho Ah oo Ka Dhacay Masjid Faransiiska Kuyaala.

Laba nin oo wejiga maro ku qarsadey ayaa rasaas ku furay Masjid ku yaala magaalada Avignon ee Koonfurta dalka Faransiiska, fiidnimadii Axaddii lasoo dhaafay. Ugu […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay Soomaliya Duqayn Kafuliyeen.

Maraykanka oo Sheegay Inay Soomaliya Duqayn Kafuliyeen.

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay shalay duqayn ka gaysatay dalka Soomaaliya. Taliska Ciidanka  Maraykanka ee Afrika ayaa saxaafada u sheegay in hawlgalkan la fuliyey isla […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Barnaamijyadii Xiisaha Badnaa Ee aad uga Barateen.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Barnaamijyadii Xiisaha Badnaa Ee aad uga Barateen.

Daawadayaal waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogadenya ilays tv oo lagusoo qaatay qobo kala duwan. Daawasho wanaagsan.

 
 

Daawo: Dhaanto Halgameed & kooxda “Horseed Qaran” Codadkii Farxaan Cabdulaahi iyo Sahra Dagan.

Daawo: Dhaanto Halgameed & kooxda “Horseed Qaran” Codadkii Farxaan Cabdulaahi iyo Sahra Dagan.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan dhaanto cusub oo guubaabo ah taasoo ay inoo qaadayaan xidigaha Ogadenya ee Yamen Kooxd Horseed Qaran waxaana inoogu luuqayn haya Halgame […]

 
 

Shil Kadhacay Gobolka Oromia & Ardayda Jaamacada Jigjiga oo Khasaare Badan Kasoo Gaadhay.

Shil Kadhacay Gobolka Oromia & Ardayda Jaamacada Jigjiga oo Khasaare Badan Kasoo Gaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Naziret ee xarunta Gobolka Oromia ayaa sheegaya in shil gaadhi oo duleedka Naziret kadhacay uu gaystay khasaare aad ubadan oo […]

 
 

Shaqaalaha Xukuumada Itoobiya & Taliska Wayaanaha oo Fooda Isdaray Sababta.

Shaqaalaha Xukuumada Itoobiya & Taliska Wayaanaha oo Fooda Isdaray Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad xoogan oo udhaxaysa ganacsatada Itoobiya iyo shaqaalaha & ciidanka wayaanaha oo […]

 
 

TPLF/EPRDF’s Regime Must Unconditionally Stop Its Plot to Indirectly Implement Addis-Masterplan in Oromo land.

TPLF/EPRDF’s Regime Must Unconditionally Stop Its Plot to Indirectly Implement Addis-Masterplan in Oromo land.

TPLF/EPRDF’s Regime Must Unconditionally Stop Its Plot to Indirectly Implement Addis-Masterplan in Oromo land. Press Statement by Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD). Article […]

 
 

TV-ga CNN & Madaxwayne Trump Maxaa Kala Haysta?

TV-ga CNN & Madaxwayne Trump Maxaa Kala Haysta?

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyey in uu hurinayo colaad ka dhan saxaafadda ka dib markii uu ku baahiyey bartiisa Internet-ka ee Twitter-ka […]

 
 

Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintey weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Dimishiq ee caasimada dalka Suuriya. Wararku waxay sheegayaan in 20 qof […]

 
 

Kulankii Faraca Iftin oo Xagardheere Kaqabsoomay.

Kulankii Faraca Iftin oo Xagardheere Kaqabsoomay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2/7/17 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kaqabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin. Shirkan oo ay […]

 
 

Siyaasiyiinta Oromiya ee Jeelasha Woyaanaha Ku Xidhan oo Baaq Soo Saaray.

Siyaasiyiinta Oromiya ee Jeelasha Woyaanaha Ku Xidhan oo Baaq Soo Saaray.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay baaq, digniin iyo talooyin soo saareen siyaasiyiinta udhashay qoomiyada Oromada ee kuxidhan xabsiyada uu gumaysigu […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Islaayay & Gobolka Axmaarada oo Maaro Loowaayay.

Ciidanka Wayaanaha oo Islaayay & Gobolka Axmaarada oo Maaro Loowaayay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidankii uu wayaanuhu kudaabulay dhulka Axmaarada uu soowajahay qas iyo kala shaki aad […]

 
 

Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska 1-da Luulyo.

Farmaajo oo Ka Qaybgalay Xuska 1-da Luulyo.

Madaxweynaha Soomaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ubax xusuus ah dhigay taalaada Daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho, xuska 1-da Luulyo awgeed.  Ubaxan ayaa waxaa lagu […]

 
 

Ethiopia: Charged for posting information, poem and music on You Tube.

Ethiopia: Charged for posting information, poem and music on You Tube.

A group of Ethiopian online bloggers and activists have been charged with posting information, poem recital and music perceived to be critical of the regime […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Maraykanka oo Khasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Maraykanka oo Khasaare Gaystay.

Weerar ka dhacay isbitaal ku yaala magaalada New York ee dalka Maraykanka ayay ku dhinteen labo qof. Weerarkan ayaa gaystay mid kamid ah shaqaalaha isbitaalkaasi […]

 
 

UN oo Sheegtay Inay Dhimayso Miisaaniyada Nabad-Ilaalinta.

UN oo Sheegtay Inay Dhimayso Miisaaniyada Nabad-Ilaalinta.

Qaramada Midoobay (QM) ayaa isku raacday dhimista ku dhawaad lix boqol oo milyan oo doolar Maraykanka ah oo kamid ahayd miisaaniyadda sannadlaha ah ee hawlgaladda […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) oo Hambalyo u Diraya Umada Somaliyeed Maalinta Xoriyada & Midnimada.

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) oo Hambalyo u Diraya Umada Somaliyeed Maalinta Xoriyada & Midnimada.

Ururka haweenka Ogadenya (UHO) ayaa Hambalyo udiraya dhamaan Shacab Waynaha Somaliyeed Munaasabada 1 da luulyo oo ah Maalintii xoriyada iyo midnimada umada soomaaliyeed. Maanta ayaa […]

 
 

Daawo: Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Ka Jeediyay Munasadii 1-da Luulyo.

Daawo: Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Ka Jeediyay Munasadii 1-da Luulyo.

Madaxwaynaha jamuuriyada Faderalka Somaliya ayaa wuxuu ka jeediyay qudbad munaasabad lagu xusaayay  57-guurada ka soo wareegatay markii gobollada koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay