Archive for: July, 2017

Shirkii Xubanaha Xarunta JOKA Ee Jaaliyada Koonfur Afrika oo Qabsoomay.

Shirkii Xubanaha Xarunta JOKA Ee Jaaliyada Koonfur Afrika oo Qabsoomay.

Maanta waxaa shir isugu yimid xubnaha xarunta JOKA kaas oo ka dhacay xafiiska magaalada Pretoria. Shirkan wuxu ahaa shirkii caadiga ahaa ee gudiga iyo xubnaha […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dheeman” Codkii Ayaan Halgan.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dheeman” Codkii Ayaan Halgan.

Waxaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah inaan idiin soo xulo mid kamida heesaha ama dhaantooyinka guubaabada ah ee halganka Ogadenya hadaba todobaadkan waxaan […]

 
 

Saraakiil Sarsare oo Wayaanaha Kabaxsatay & Wajigabax Soo Food Saaray.

Saraakiil Sarsare oo Wayaanaha Kabaxsatay & Wajigabax Soo Food Saaray.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in wafti ay dirtay xukuumada wayaanuhu ay magan galiyo siyaasadeed waydiisteen wadamadii […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Kaniyad Jabay Joogitaanka Gobolka Axmaarada & Askar Lagalaayay.

Ciidanka Gumaysiga oo Kaniyad Jabay Joogitaanka Gobolka Axmaarada & Askar Lagalaayay.

Sida aan todobaadkii tagay idiin soo gudbinay taliska wayaanaha ayaa Gobolka Axmaarada kudaabulay ciidamo aad ubadan oo uu ugu tala galay in ay hubka kadhigaan […]

 
 

RW Kheyre: ’’ Beesha Caalamka Waxaay Hadda u soo Jeedsatay Soomaaliya”.

RW Kheyre: ’’ Beesha Caalamka Waxaay Hadda u soo Jeedsatay Soomaaliya”.

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xiligan dalalka caalamka u soo jeedsadeen wax u qabashada Soomaaliya, loona baahan yahay shacabka Soomaaliyeed […]

 
 

Ciidamada Jamhadda Suuriya ee Maraykanku Taageero oo Go’doomiyay Raqqa.

Ciidamada Jamhadda Suuriya ee Maraykanku Taageero oo Go’doomiyay Raqqa.

Ciidamada Suuriyaanka ah ee dalka Maraykanku taageero ayaa sheegay in ay qabsadeen waddadii u dambeysay ee gasha magaalada Raqqa ee dalka Suuriya, taas oo ka […]

 
 

Marine Le Pen oo Lagu Eedeyay Inay Hanti Lunsatay & Baadhitaan ku socda.

Marine Le Pen oo Lagu Eedeyay Inay Hanti Lunsatay & Baadhitaan ku socda.

Haweeneyda Hogaamisa Xisbiga Midig ee National Front ee dalka Faransiiska, Marine Le Pen ayaa waxaa ku socda baadhitaan ah in ay lunsatay lacag uu siiyay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay