Archive for: July, 2017

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo Lacag Cusub Daabacaya.

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo Lacag Cusub Daabacaya.

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo  la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Bangigu uu ku howlan yahay soo daabicista lacag cusub oo […]

 
 

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Boko-Xaraam oo Xasuuqday Saraakiil Shidaal Qodaysay.

Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar ay kooxda Boko-Xaraam la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen aqoonyahano ka socday Wasaarada iyo Hay’ada […]

 
 

Ra’iisul-Wasaarihii Dalka Pakistan oo Xilkii Laga Qaaday.

Ra’iisul-Wasaarihii Dalka Pakistan oo Xilkii Laga Qaaday.

Maxkamadda sare ee dalka Pakistan ayaa ka mamnuucday Ra’iisul-Wasaare Nawaz Shariif inuu xafiis dadweyne qabto, kuna amartay inuu si deg deg ah isku casilo. Afhayeen […]

 
 

Smith Resolution on Ethiopian Human Rights Advances From Committee.

Smith Resolution on Ethiopian Human Rights Advances From Committee.

Today, the full House Foreign Affairs Committee voted to advance a resolution, authored by Rep. Chris Smith (R-NJ), highlighting the human rights violations of the […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gacanta Gumaysiga kujira ee Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka kudhaqan wadanka Ogadenia. Warkan oo […]

 
 

Qab Qab Dhaaftay Taliye Samore Iyo Taliye Getachew oo Meel Xun Ay Ukala Marayso.

Qab Qab Dhaaftay Taliye Samore Iyo Taliye Getachew oo Meel Xun Ay Ukala Marayso.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa kala qaybsanaantii kooxda dhiiga shacabka kunaaxday ee TPLF oo cirka isku shareertay bilihii […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Kahadashay Xaalada Qasan Ee Itoobiya.

Dowlada Maraykanka oo Kahadashay Xaalada Qasan Ee Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykanka qaybteeda dhulka saxaraha kahooseeya ee Africa ayaa dhagaysi siwayn looga soo shaqeeyay kuqabatay magaalada Washinton ee caasimada wadanka Maraykanka. Gudigan […]

 
 

Farmaajo oo Gudi u Magacaabay Shilkii Ciidanka Qaranka Dhexmaray.

Farmaajo oo Gudi u Magacaabay Shilkii Ciidanka Qaranka Dhexmaray.

Madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa isugu yeedhay guddiga Amniga ee Dowladdiisa, waxaana kamid ahaa Wasiirada, Amniga, Arrimaha Gudaha, Maaliyadda, Taliyaasha ciidanka qalabka sida, Taliyaha Booliska iyo […]

 
 

Kenya oo Soomaaliya U Tababaraysa Kalkaaliyeyaal Caafimaad.

Kenya oo Soomaaliya U Tababaraysa Kalkaaliyeyaal Caafimaad.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay sii dar dar gelin doonto heshiiskii iskaashiga ahaa oo ay la gashay dalka Soomaaliya, iyagoo shaaciyey in dhawaan la bilaabi […]

 
 

Co-Defendants say Ayele Beyene died of ‘Torture and neglect’ in Prison.

Co-Defendants say Ayele Beyene died of ‘Torture and neglect’ in Prison.

Co-Defendants say Ayele Beyene died of ‘Torture and neglect’ in Prison, express fear of similar fate. (Finfinne, The body of Ayele Beyene, who died while […]

 
 

Kacdoonkii Ka Dhashay Masjidka Al-Aqsa oo La Xaliyay.

Kacdoonkii Ka Dhashay Masjidka Al-Aqsa oo La Xaliyay.

Hogaamiyayaasha muslimiinta ee magaalada Qudus ayaa fasaxay in dib loo galo Xaramul Shariif-ka ee masjidka Al-Aqsa uu ku dhex yaallo kadib markii Israel ay ka […]

 
 

Aqalka Sanetka Maraykanka oo Diiday Inay Obamacare Laalaan.

Aqalka Sanetka Maraykanka oo Diiday Inay Obamacare Laalaan.

Xisbi Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa markale waji gabax kala kulmay codkii loo qaaday in la burburiyo Sharcigii Caymiska dalkaasi ee loo yaqaan Obamacare. Sharciga Caymiska […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays & Barnaamijyo xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays & Barnaamijyo xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii xiisaha badnaa ee Ilays TV wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos ka daawo.

 
 

Wariye Caan Ahaa oo Xabsiyada Itoobiya Kudhintay, Sababta.

A man mourns during the funeral of Tesfu Tadese Biru, 32, a construction engineer who died during a stampede after police fired warning shots at an anti-government protest in Bishoftu during Irreecha, the thanksgiving festival of the Oromo people, in Denkaka Kebele, Ethiopia, October 3, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

War goordhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in ciidanka dhaqan xumada kucaan baxay ee wayaanuhu ay xabsiga kudhex dileen mid kamid ah wariye yaasha mudada dheer […]

 
 

Kooxda TPLF oo Qaar Kamid Ah Saraakiisheeda Ku Eedaysay Musuq Maasuq.

Kooxda TPLF oo Qaar Kamid Ah Saraakiisheeda Ku Eedaysay Musuq Maasuq.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay qaar kamid ah saraakiisha wayaanaha iyo xubno ganacsatada […]

 
 

Maraykanka oo Ansixiyay In Cuna-Qabatayn Horleh Lasaaro Ruushka.

Maraykanka oo Ansixiyay In Cuna-Qabatayn Horleh Lasaaro Ruushka.

Aqalka Hoose ee Kongareeska Maraykanka ayaa cod Aqlabiyad ah ku taageeray in cunaqabateyn horleh la saaro dalalka Ruushka, Iran iyo Kuuriyada Waqooyi. Mooshinka la horgeeyey […]

 
 

Dowladda Federaalka oo ka hadashey dagaalkii Muqdisho ku dhexmarey ciidankeeda -Dhegayso.

Dowladda Federaalka oo ka hadashey dagaalkii Muqdisho ku dhexmarey ciidankeeda -Dhegayso.

Taliyaha ciidanka nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Sanbalooshe ayaa la hadley warbaahinta dowladda waxaana uu faah-faahin ka bixiyey dagaal maanta ka dhacay Muqdisho oo ku dhex […]

 
 

Falastiin oo Ku Gacansaydhay Qorshaha Israel ee Masjidka Al-Aqsa.

Falastiin oo Ku Gacansaydhay Qorshaha Israel ee Masjidka Al-Aqsa.

Maamulka Falastiin ayaa gabi ahaanba diiday qorshaha Israel ay ku dooneyso in ay ku faro galiso maamulida Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa ee magaalada Al-Qudus taas […]

 
 

Maxkamada Yurub oo Go’aan Cusub Ka Gaadhay Qaxootiga.

In this photo provided by UNHCR officials and taken on Thursday, Aug. 15, 2013. Syrian refugees cross the border toward Iraq at Peshkhabour border point at Dahuk, 260 miles (430 kilometers) northwest of Baghdad, Iraq.  The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) has set up an emergency transit camp in Irbil, where around 2,000 refugees are camping out and UNHCR officials say some thousands of refugees have been streaming into northern Iraq, many coming across a newly-constructed pontoon bridge over the Tigris River at Peshkhabour. (AP Photo/HO)

Maxkamadda caddaaladda ee Yurub ayaa xukuntay in dadka magangalyo doonka ah dacwadahooda laga xareeyo dalka ugu horreeya ee ka tirsan midowga Yurub ee ay iska […]

 
 

Gaadhi Ciidamada Gumaysigu Xoog ku Gidhaasheen oo Ku Gadoomay Gobolka Doollo.

Gaadhi Ciidamada Gumaysigu Xoog ku Gidhaasheen oo Ku Gadoomay Gobolka Doollo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaana magaalada wardheer ee xarunta gobolka doolo ayaa waxay sheegayaan in gaadhi ay ciidamada nacabka ah ee gumaysiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay