Archive for: July, 2017

Ciidamada Nacabka ah ee Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah ku Xidh xidhay Gobolka Jarar.

Ciidamada Nacabka ah ee Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah ku Xidh xidhay Gobolka Jarar.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaan magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Gobolka Tigree Kadilaacay & TPLF oo Jawaab Cajiib Ah Kabixisay.

Cudurka Daacuunka oo Gobolka Tigree Kadilaacay & TPLF oo Jawaab Cajiib Ah Kabixisay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu cudurka dilaaga ah ee daacuunku ka dilaacay qaybo kamid ah Gobolka loogu […]

 
 

Xiisad Colaadeed oo Ka Cusboonaatay Gobolka Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Xiisad Colaadeed oo Ka Cusboonaatay Gobolka Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Goji ee Shucuubta Koonfureed ayaa sheegaya in xiisad colaadeed halkaas ay kajirtay baryihii lasoo dhaafay, sida xogta aan kuhelayno xiisada […]

 
 

Soomaaliya & AMISOM oo Kawada Hadlaya Amniga Qaranka.

Soomaaliya & AMISOM oo Kawada Hadlaya Amniga Qaranka.

Kulan wadajir ah oo ay leeyihiin saraakiisha sar sare ee howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM iyo dowladda Federaalka ayaa shalay ka furmay magaalada […]

 
 

Erdogan oo Doonaya Inuu Wada Hadal Siiyo Sacuudiga & Qadar.

Erdogan oo Doonaya Inuu Wada Hadal Siiyo Sacuudiga & Qadar.

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo maalmahan socdaal ku marayay dalalka Khaliijka ayaa kulan dheer la qaatay Amiirka dalka Qatar. Racep Erdogan iyo Amiirka dowladda Qatar […]

 
 

Trump oo Dhaliilay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka Jeff Sessions .

Trump oo Dhaliilay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka Jeff Sessions .

Donald Trump, Madaxweynaha Maraykanka ayaa markale weeraray xeer illaaliyaha guud ee dalkaasi Jeff Sessions xili ay Trump ku furanyihiin baadhitaanno la xidhiidha in uu Ruushka […]

 
 

Israa’iil oo qalabkii wax lagu baarayay ka qaadaysa Qudus

Israa’iil oo qalabkii wax lagu baarayay ka qaadaysa Qudus

Israa’iil ayaa waxa ay meesha ka saaraysaa qalabka lagu baaro hubka iyo biraha wax lagu dilo ee ay gaysay aagga barakaysan ee maagaalada Qudus, iyadoo […]

 
 

Deg Deg: 13 Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo Goostay + Faahfaahin.

Deg Deg: 13 Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo Goostay + Faahfaahin.

War goordhaw kusoo dhacay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in 13 kamid ahaa ciidanka wayaanaha ooisu dhiibay ciidamada Jabhada Gimbot 7 […]

 
 

Kooxda TPLF oo Shir Bilaa Ujeedo Ah Maqale Kuqabatay.

Kooxda TPLF oo Shir Bilaa Ujeedo Ah Maqale Kuqabatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in kooxda wakhtigeedii dhamaaday ee TPLF ay halkaas kuqabatay shir aan ujeedo lahyn […]

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u soo celiyay sharciga la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u soo celiyay sharciga la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dib u soo celiyay sharciga la dagaalanka Musuq –maasuqa, kaasoo horay ugu soo gudbisay wasaaradda Cadaalada. Wasiirka Cadaaladda Xasan Xuseen Xaaji […]

 
 

Ethiopia forced to withdraw tax hike that resulted in protests.

Ethiopia forced to withdraw tax hike that resulted in protests.

Ethiopian authorities have withdrawn a proposed tax hike for small businesses, the Addis Standard news portal has reported. The withdrawal comes in the wake of […]

 
 

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Afqaanistaan Kadhacay.

Afghan security forces inspect the site of a Taliban-claimed deadly suicide attack in Kabul, Afghanistan, Tuesday, April 19, 2016. Armed militants in Afghanistan have staged a coordinated assault on a key government security agency in the capital Tuesday morning, killing many and wounding more than 320 people. (AP Photo/Rahmat Gul)

Qarax ismiidaamin baabuur ah oo ay kooxda Taliban fulisay ayaa ugu yaraan 24 qof ku dilay, islamarkaana 40 kale ku dhaawacay magaalada Kabul ee caasimadda […]

 
 

Safaarada Israa’iil Ee Urdun Ay Kuleedahay oo Laweeraray.

Safaarada Israa’iil Ee Urdun Ay Kuleedahay oo Laweeraray.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Isra’el ayaa sheegtay in askari ilaalo ka ah safaaradda dalkaas ee Jordan (Urdun) uu toogasho ku dilay laba qof oo u […]

 
 

Africa & Yurub oo Kawada Hadlaya Qaxootiga Yurub Kusoo Qulqulaya.

Africa & Yurub oo Kawada Hadlaya Qaxootiga Yurub Kusoo Qulqulaya.

Wasiirada ka socda Midawga Yurub (EU) iyo Midawga Afrika (AU) ayaa shir ku yeelanaya Tunis, qorshaha shirka ayaa ah sidii nidaam loogu samayn lahaa qaxootiga […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv Wararkii Ogadenya & Geeska Afrika.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay wararkii Ogadenya caalamka iyo geeska afrika. Hoos […]

 
 

Daawo Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minneapolis oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33aad Ee JWXO.

Daawo Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya  Ee Minneapolis oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33aad Ee JWXO.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba shacabwaynha Soomaaliyeed  ee ku dhaqan Minneapolis iyo nawaaxigeeda in jaaliyada Ogadenya ee Minneasota ay qaban doonto sanad guuradii 33aad ee ka soowareegtay […]

 
 

Ogaysiis: Bandhig Faneed Kooxda Danab ay Ku Qaban Doonaan Canada.

Ogaysiis: Bandhig Faneed Kooxda Danab ay Ku Qaban Doonaan Canada.

Waxaa la ogaysiinaynaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed in bandhig faneed balaadhan ay kooxda danab ku qaban doonto wadanka Canada gaar ahaana magaalada Toronto. Bandhig faneedkan […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Weeraray Xabsiga Gojam.

Deg Deg: Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Weeraray Xabsiga Gojam.

War dag dag ah oo hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya dagaal faraha laysula tagay oo kadhacay magaalada Gojam ee dhulka Axmaarada, dagaalkan ayaa lasheegayaa in […]

 
 

Daawo: Kacdoon Ka Dhan Ah Canshuurta Woyaanuhu Ganacsatada Kusoo Rogay.

Daawo: Kacdoon Ka Dhan Ah Canshuurta Woyaanuhu Ganacsatada Kusoo Rogay.
 
 

Sucuudiga oo Kumanaan Itoobiyaan Ah Wakhti Uqabatay & Dadkii oo Diiday.

Sucuudiga oo Kumanaan Itoobiyaan Ah Wakhti Uqabatay & Dadkii oo Diiday.

Sida intiinii boga ONA ku taxnayd aan idiin soo gudbinayba dowlada boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in ay wadankeeda ka musaafurin doonto 750 kun oo qoxooti […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay