Archive for: July, 2017

Soomaliya oo Ku Baaqday Inaan Wax Taageero Ah Lasiin Karin Al-Shabaab.

Soomaliya oo Ku Baaqday Inaan Wax Taageero Ah Lasiin Karin Al-Shabaab.

Dawladda Somalia ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyana dhammana lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab. Dawladda ayaa sheegtay in […]

 
 

Erdogan oo Ku Baaqay In Laxaliyo Khilaafka Khaliijka.

Erdogan oo Ku Baaqay In Laxaliyo Khilaafka Khaliijka.

Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa sheegay in cidna aysan dan ugu jirin inay daba dheeraadaan xasaradaha u dhaxeeya Qadar iyo dalalka deriska la […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Odoyaal iyo Caruur Ku xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur.

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Odoyaal iyo Caruur Ku xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaana magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Cusub “Hirwo” Codkii Gorgor YuusuF

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Cusub “Hirwo” Codkii Gorgor YuusuF

Daawayaal waxaad kusoo dhawaataan dhaanto cusub oo wadani ah “Hirwo” iyo Codkii Gorgor yuusuf. Daawasho wanaagsan.

 
 

Ururada Mucaaradka Itoobiya oo Taageeray Kacdoonka Shacabka.

Ururada Mucaaradka Itoobiya oo Taageeray Kacdoonka Shacabka.

Bayaan ay si wada jir ah usoosaareen ururada mucaaradka ah ee fadhigoodu yahay magaalada Addis Ababa ayaa lagu sheegay in kacdoonada shacabku aysan ahayn kuwo […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Gubay Suuq Kuyaala Gobolka Uraagada.

Ciidanka Wayaanaha oo Gubay Suuq Kuyaala Gobolka Uraagada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shucuubta Koonfureed ee dhulka ay wayaanuhu gumaystaan ayaa sheegaya dab wayn oo kakacay suuq kuyaala Gobolkaas oo ay huriyeen ciidamada […]

 
 

Erdogan oo Isra’iil Ku Eedeeyay Inay Awood U Adeegsatay Falastiiniyiinta.

Erdogan oo Isra’iil Ku Eedeeyay Inay Awood U Adeegsatay Falastiiniyiinta.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka Israel (Yuhuuda) inuu awood xad dhaafa u adeegsaday isku dhaca dhex maray ciidamada nabadgelyada iyo Falastiiniyta […]

 
 

Trump oo Doonaya Inuu U Fidiyo Cafis Madaxwayne Qoyskiisa &Maamulkiisa.

Trump oo Doonaya Inuu U Fidiyo Cafis Madaxwayne Qoyskiisa &Maamulkiisa.

Donald Trump, Madaxweynaha Maraykanka, ayaa ku nuuxnuuxsaday inuu leehay “awood buuxda” oo madaxweyne oo uu saamaxaad ugu fidin karo dadka. Hadalkan Trump kasoo yeedhay wuxu […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawayadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Kadhacay Ogadenia + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Kadhacay Ogadenia + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka lagumaysto ee Ogadenia. Tacadiyadan […]

 
 

Ciidanka Howl Gabka ah ee Wayaanaha oo Bayaan Soosaaray +TPLF oo Ay Dhaliileen.

Ciidanka Howl Gabka ah ee Wayaanaha oo Bayaan Soosaaray +TPLF oo Ay Dhaliileen.

Bayaan ay soosaareen ciidamadii hore ugu soo curyaamay dagaaladii Wadanka gumaysigu uu lagalay wadamada dariska ah oo baaq iyo talooyin loogu soojeediyay ciidamada wayaanaha iyo […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Joojiyay Gibirkii Gobolka Axmaarada & Kacdoon Wadayaasha oo Kuqoslay.

Taliska Wayaanaha oo Joojiyay Gibirkii Gobolka Axmaarada & Kacdoon Wadayaasha oo Kuqoslay.

Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in gabi ahaanba xukuumada wayaanuhu ay hakisay lacagtii canshuurta ahayd ee laga qaadi jiray […]

 
 

Al-Shabaab oo Af-Duubay Shaqaale Hay’adeed Gobolka Hiiraan.

Al-Shabaab oo Af-Duubay Shaqaale Hay’adeed Gobolka Hiiraan.

Koox ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Far Libaax oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Wararku waxay sheegayaan in Al-Shabaab ay halkaas ka […]

 
 

Afhayeenkii Aqalka Cad ee Maraykanka Sean Spicer oo is Casiley.

Afhayeenkii Aqalka Cad ee Maraykanka Sean Spicer oo is Casiley.

Afhayeenkii Aqalka Cad ee Maraykanka, Sean Spicer ayaa shalay ku dhawaaqey in uu xilkiisii iska casiley. Is casilaadiisa Mr. Spicer ayaa timid kadib markii Donald […]

 
 

Sadex Falastiiniyiin Ah oo Magaalada Al-Qudus Lagu Dilay.

Sadex Falastiiniyiin Ah oo Magaalada Al-Qudus Lagu Dilay.

Ugu yaraan sadex qof oo Falastiiniyiin ah ayaa naftooda ku waayay rabshado ka dhacay Bariga magaalada Al-Qudus iyo Daanta Galbeed, sida ay sheegeen mas’uuliyiin Falastiiniyiin […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Canada oo Wacdaro maanta ka Dhigtay Edmonton.

Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Canada oo Wacdaro maanta ka Dhigtay Edmonton.

Meela  badan oo kamid ah aduunka dacaladiisa  waxaa ka socda abaabul aan loo kala hidhin, kora loogu qaadayo halganka Gobanimadoonka  shacabka Soomaalida Ogadenia, Jaaliyada  Ogadenia […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka K/Afrika oo Shir Abaabul Dadwaynaha u Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka K/Afrika oo Shir Abaabul Dadwaynaha u Qabatay.

Waxaa xalay oo ay taariikhdu beegnayd 20-07-2017 lagu qabtay magaalada Pretoria shir heersare ah, oo ay soo abaabuleen jaaliyada Ogaadenita  ee wadanka Koonfur Afrika. Waxaa […]

 
 

Deg Deg: Xerada Uguwayn Shirkada Salama Bus oo Lagubay & Addis Ababa oo Ruxanaysa.

Deg Deg: Xerada Uguwayn Shirkada Salama Bus oo Lagubay & Addis Ababa oo Ruxanaysa.

War dag dag ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in xeradii ugu waynayd ee shirkada Salama Bus lagubay kadib markay weerareen dadwayne cadhaysan oo […]

 
 

Daawo: Sheekh Maxamad Dirir & Muxaadaradii Jumcaha

Daawo: Sheekh Maxamad Dirir & Muxaadaradii Jumcaha
 
 

Daawo: Khuburo Kadayrisay Arimaha Itoobiya & Hailemarim Desaleng oo Qirtay.

Daawo: Khuburo Kadayrisay Arimaha Itoobiya & Hailemarim Desaleng oo Qirtay.

Daraasad ay sameeyeen aqoonyahano heer caalami ah ayaa lagu sheegay in wadanka Gumaysiga Itoobiya uu gabi kasii laalaado, isla markaana ay adag tahay in xal […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay