Archive for: July, 2017

Maxaad Kala Socotaa Hulaaqa Siyaasadeed Ee Itoobiya? Wax Ka Ogow.

Maxaad Kala Socotaa Hulaaqa Siyaasadeed Ee Itoobiya? Wax Ka Ogow.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu isu wareegay dabkii sanadihii ugu dambeeyay ka holcayay qaybo badan oo kamid ah wadanka […]

 
 

Wiilal Soomaali Ah oo Lagu Dilay Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka.

Wiilal Soomaali Ah oo Lagu Dilay Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka.

Is-rasaasayn iyo Toogasho ka dhacday magaalada Columbus ee Gobolka Ohio oo ay ku luglahaayeen laba nin ayaa lagu diley laba wiil oo Soomaali ah halka […]

 
 

Isbahaysiga Sacuudiga oo oo Kasoo Dabcay Mawqifkoodii Ka Dhanka Ahaa Qadar.

Isbahaysiga Sacuudiga oo oo Kasoo Dabcay Mawqifkoodii Ka Dhanka Ahaa Qadar.

Isbahaysiga Carbeed ee hormuudka u ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay halkii ay taagnaayeen oo haatan kuma adkaysanayaan in Qatar saddex iyo tobankii qodob […]

 
 

Trump oo Joojiyay Taageeradii Ay Siin Jireen Mucaaradka Suuriya.

Trump oo Joojiyay Taageeradii Ay Siin Jireen Mucaaradka Suuriya.

Xukuumada Maraykanka ayaa la sheegay inay joojinayso taageeradii ay siin jireen xoogaga hubeysan ee mucaaridka la dagaalamaya hogaamiyaha Suuriya Bashar Al-Assad. Warbixintan laga soo xigtay […]

 
 

Habeenka OYSU iyo Hidaha & Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabanayo Magaalada Nairobi (Xidigaha Danab.)

Habeenka OYSU iyo Hidaha & Dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabanayo Magaalada Nairobi (Xidigaha Danab.)

Waxaa dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed la war galinayaa in Kooxda Fanka iyo Sugaanta Xidigaha Ogaadeniya  ee Danab ay qaban doonto bandhig faneed loogu magac daray. […]

 
 

Adeegayaasha Wayaanaha oo Lasoo Baxay Arin Aan Looga Baranin, Wax Ka Ogow.

Adeegayaasha Wayaanaha oo Lasoo Baxay Arin Aan Looga Baranin, Wax Ka Ogow.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee lagumaysto ayaa sheegaya in siyaasiyiinta Gobolka ee u adeega kooxda TPLF in dhawaalaba lagu arkayay dabeecad kaduwan midii […]

 
 

Kacdoonadii Shacabka Lagumaysto oo Meel Halis Ah Gaadhay & Taliska Wayaanaha oo Wareeray.

Kacdoonadii Shacabka Lagumaysto oo Meel Halis Ah Gaadhay & Taliska Wayaanaha oo Wareeray.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ginji ee Gobolka OMO ee Shucuubta Koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya rabshado waawayn oo hadheeyay magaalada Ginji iyo deegaanada ku hareeraysan. […]

 
 

RW Xasan Khayre oo Kulan Layeeshay Hay’adaha Bulshada.

RW Xasan Khayre oo Kulan Layeeshay Hay’adaha Bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo kulan layeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, kaasoo looga hadlo isbadelka dalka iyo sida shacabka Soomalaiyeed […]

 
 

Kulan Qarsoodi Ahaa oo Putin & Trump Yeesheen oo La Ogaaday.

Kulan Qarsoodi Ahaa oo Putin & Trump Yeesheen oo La Ogaaday.

Waxa la xaqiijiyay  in Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka kula kulmay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, mar kale oo aan la sheegin shir madaxeedkii G20 ee bishan […]

 
 

Xiisad Horleh oo Ka Taagan Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa.

Xiisad Horleh oo Ka Taagan Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa.

Falastiiniyiinta ayaa ku baaqay in la isugu soo baxo banaanbaxyo ka dhan ah maamulka Israel (Yuhuuda) oo xayiraad kusoo rogay dadka booqanaya Masjidka barakaysan ee […]

 
 

Iran oo Sacuudiga Ku Eedaysay Inuu Jabsaday Barta Ay Twitter Ka Ku Leeyihiin.

Iran oo Sacuudiga Ku Eedaysay Inuu Jabsaday Barta Ay Twitter Ka Ku Leeyihiin.

Saxaafada dalka IRAN ee Carabiga ku baxda ee loo yaqaan Al Alam, ayaa ku eedaysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya inay ka danbeysay kooxdii jabsatay bartooda ay […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kaqarxay Xuduuda Eritrea Iyo Itoobiya.

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kaqarxay Xuduuda Eritrea Iyo Itoobiya.

War dag dag ah oo hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya dagaal aad u culus oo ay fooda isku dareen ciidanka dulmiga kucaan baxay ee Gumaysiga […]

 
 

Kumanaan Ciidan Cusub Ah oo Dowlada Eritrea Ay Tababar Usoo Xidhay.

Kumanaan Ciidan Cusub Ah oo Dowlada Eritrea Ay Tababar Usoo Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in kumanaan ciidan ah oo cusub halkaas loogu soo xidhay tababaro aad uheer sareeya oo mudo sanad […]

 
 

Madaxda Xisbiga Samayawi Part oo Maxkamad Kusheeg Lasootaagay & Xiisad Kadhalatay.

Madaxda Xisbiga Samayawi Part oo Maxkamad Kusheeg Lasootaagay & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in 9 kamid ah madaxda xisbiga Samayawi lasoo taagay maxkamad kusheeg kutaala […]

 
 

Diyaarado Dagaal oo Duqaymo Ka Gaystay Koonfurta Soomaaliya.

Diyaarado Dagaal oo Duqaymo Ka Gaystay Koonfurta Soomaaliya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyey saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Golashumbi oo 50km dhanka galbeed uga […]

 
 

Congress Ka Maraykanka oo Markale Ku Fashilmay Inay Badelaan Obamacare.

Senate Majority Leader Mitch McConnell, R-Ky., joined by, from left, Sen. John Barrasso, R-Wyo., Sen. John Thune, R-S.D., and Majority Whip John Cornyn, R-Texas, meets with reporters following a closed-door strategy session, at the Capitol in Washington, Tuesday, June 20, 2017. Sen. McConnell says Republicans will have a "discussion draft" of a GOP-only bill scuttling former President Barack Obama's health care law by Thursday. (AP Photo/J. Scott Applewhite)

Dadaallada ay xubnaha xisbiga Jamhuuriga ku doonayeen inay isbeddelo ugu sameeyaan barnaamijka daryeelka caafimaadka Mareykanka ayaa ee (Obamacare) oo burburay, kadib markii laba senator oo […]

 
 

Daawo: Ogaysiis…Ogaysiis- Shir Sanadeedkii 22aad ee Jaaliyadaha Ogaadenya oo Lagu Qabanayo Wadanka Germnay.

Daawo: Ogaysiis…Ogaysiis- Shir Sanadeedkii 22aad ee Jaaliyadaha Ogaadenya oo Lagu Qabanayo Wadanka Germnay.

Shirweynaha 22aad ee Jaaliyadaha Ogadenya- Frankfurt 04-06 August 2017 Shir Sanadeedka Jaaliyadaha Ogadenya ee heer caalami oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa sanadkan 2017 […]

 
 

Wasiirka Amniga oo Sheegay In Sirdoonka Soomaaliya Lagu Samayn Doono Isbadal.

Wasiirka Amniga oo Sheegay In Sirdoonka Soomaaliya Lagu Samayn Doono Isbadal.

Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameyn doono ciidamada Nabad Suggida Somaliya. “Waxaan sameyn doonaa ciidan […]

 
 

Deg Deg: Saraakiil Tigree Ah oo Gobolka Gonder Lagulaayay & Xaalka oo Cakiran.

Deg Deg: Saraakiil Tigree Ah oo Gobolka Gonder Lagulaayay & Xaalka oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in nin ciidanka wayaanaha katirsanaa oo qoomiyada Axmaarada udhashay uu dilay 2 sargaal […]

 
 

Mudaharaadyo Waawayn oo Gilgilay Gobolka Oromia + Sawiro.

Mudaharaadyo Waawayn oo Gilgilay Gobolka Oromia + Sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada mugar ee dhulka Oromia ayaa sheegaya mudaharaad wayn oo ay fooda isku dareen ciidanka wayaanaha ee Agaziga looyaqaano iyo shacabka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay