Archive for: August, 2017

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Haaji oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Haaji oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Xildhibaan zakariye Mohamud haaji oo kamida xildhibaanada somaliyeed ee wadaniyiinta ah ayaa si adag uga hadlay muwaadinkii somaliga ahaa ee gacanta gumaysiga la galiyay xildhibaanka […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Eedeeyay Farmaajo Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Eedeeyay Farmaajo Dhiibista Abdikariim Shekh Muuse.

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya Halgame Admiral Mohamed Omar Osmaan ayaa ku eedeeyay Dawlada somaliya ee horjoogaha ka yahay Farmaajo inay dhiibtay sargaal sare oo […]

 
 

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo oo Waraysi Siiyay Kalsan tv Kuna Eedeyay Dawalda Somaliya Inay Dhiibtay QalbiDhagax.

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo oo Waraysi Siiyay Kalsan tv Kuna Eedeyay Dawalda Somaliya Inay Dhiibtay QalbiDhagax.

Xoghayaha Golaha dhexe ee JWXO Mudane Halgame Xaaji Maxamed (diirane )oo waraysi siiyay tvga Kalsan ayaa ku eedeeyay dawlada somaliya inay dhiibeen sargaal sare oo […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub “Dhasalaalaq” oo Hada Loo Tiriyay Farmaajo.

Daawo: Gabay Cusub “Dhasalaalaq” oo Hada Loo Tiriyay Farmaajo.

Gabay cusub ayaa oo hada loo tiriyay Farmaajo waxaa tiriyay Abwaan Cabdisalaan Malaw. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Ku Eedeeyay Dawlada Somaliya Inay u Gacangaliyeen Itoobiya Halgame Abdikariim.

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Ku Eedeeyay Dawlada Somaliya Inay u Gacangaliyeen Itoobiya Halgame Abdikariim.

Afhayeenka Jabhada ONLF mudane Cadaani Hiirmooge ayaa waraysi siiyay Idaacada bbc da laanteeda afka soomaaliga oo ku eedeeyay dawlada somaliya inay dhiibeen sarkaal sare oo […]

 
 

Kooxda TPLF oo Fooda Isugalisay Qoomiyadaha Herarida & Oromada.

Kooxda TPLF oo Fooda Isugalisay Qoomiyadaha Herarida & Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Herar ee dhulka Herarida ayaa sheegaya in shalay iyo xalay ay magaalada kataagnayd xiisad xun oo udhaxaysa dadka shacabka ah […]

 
 

Qurba Joogtii Itoobiya oo Lawaayay & Dhaqaalihii wadanka oo Dhulka Galay.

Qurba Joogtii Itoobiya oo Lawaayay & Dhaqaalihii wadanka oo Dhulka Galay.

Xog rasmi ah oo Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ay heshay ayaa muujinaysa in dhaqaalihii wadanka gumaysiga Itoobiya kasoo gali jiray dadka qurba joogta ah uu […]

 
 

Xulafada Maraykanka oo Duqeeyay Kolonyo Daacish Leedahay.

Xulafada Maraykanka oo Duqeeyay Kolonyo Daacish Leedahay.

Diyaaradaha huwanta Maraykanku hormuudka u yahay ayaa weerarro cirka ah ku qaaday kolonyo baabuur ah oo ay leedahay kooxda la baxday Dawladda Islaamka oo Marayey […]

 
 

Yuhuuda oo Markale Dib Usoo Celisay Xiisadii Masjidka Al-Aqsa.

Yuhuuda oo Markale Dib Usoo Celisay Xiisadii Masjidka Al-Aqsa.

Xukuumada Israel ayaa dib u bilowday faro-gelintii iyo daan-daansigii ay ku heysay Masjid Al Aqsa ee ku yaal magaalada Qudus.  Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa […]

 
 

Open Letter to Ethiopia’s Apartheid – Untrustworthy Subhuman, TPLF.

Open Letter to Ethiopia’s Apartheid – Untrustworthy Subhuman, TPLF.

By Denboba Natie, August 30, 2017 ‘In our continent [Africa], it has not taken us long to discover that the struggle against colonialism does not […]

 
 

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Dhiibitaankii Naftiihure Cabdikariim Sh Muuse.

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Dhiibitaankii Naftiihure Cabdikariim Sh Muuse.

  Markii ay taariikhdu ahayd 23ka Agoosto 2017, waxay ciidamada amniga ee maamul goboleedka Galmudug huteel ku yaalla koonfurta magaalada Galkacayo ka qafaasheen halgame C/kariim […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogadenya Wararkii & Barnaamij yadii Xiisaha Badnaa Eed Nooga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogadenya Wararkii & Barnaamij yadii Xiisaha Badnaa Eed Nooga Barateen.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo war bixino kala duwan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.  

 
 

Xafladii Sanadguurada Dhalashada JWXO oo Ifo Kusoo Gabagabowday.

Xafladii Sanadguurada Dhalashada JWXO oo Ifo Kusoo Gabagabowday.

Waxaa goor dhawayd oo galabta ahayd soo gabagabowday xaflad siwayn looga soo shaqeeyay oo lagu maamuusayay sanadguuradii 33aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Sida […]

 
 

ONLF Press Release,The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

ONLF Press Release,The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

ONLF Press Release August 30, 2017 The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia The regional security of the Galkacyo, Galmudug […]

 
 

Xaflad Lagu Xusaayo Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO oo Hada Si Habsami Ah Uga Socota Xerada IFO.

Xaflad Lagu Xusaayo Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO oo Hada Si Habsami Ah Uga Socota Xerada IFO.

Waxaa hada si habsami ah xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab uga socota xaflad lagu maamuusayo sanadguuradii 33aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Abwaan Cabdi Baadil

Daawo: Hees Wadani Ah & Abwaan Cabdi Baadil
 
 

Bangiga Aduunka oo Itoobiya Udiiday Dayn Iyo Deeq Toona.

Bangiga Aduunka oo Itoobiya Udiiday Dayn Iyo Deeq Toona.

Warar naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu waji gabax kala kulmay codsi uu ugudbistay bangiga […]

 
 

Ciidanka Sirta Wayaanaha oo In Ay Is Ugaadhsadaan Bilaabay & Sargaal Latoogtay.

Ciidanka Sirta Wayaanaha oo In Ay Is Ugaadhsadaan Bilaabay & Sargaal Latoogtay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay ciidanka sirdoonka wayaanuhu ay si aan horay loo arag ubilaabeen dagaal dhexdooda ah, iyagoo […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Xasuuqii Bishuft Udhisaya Taalo Marin Habaabin Ah.

Taliska Wayaanaha oo Xasuuqii Bishuft Udhisaya Taalo Marin Habaabin Ah.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay qaaday mid kamid ah talaabooyinkii guracnaa ee ay qaadi jirtay, taas oo […]

 
 

Isra’iil oo Sheegtay In Iran Ay Saldhigyo Ciidan Suuriya Ka Samaynayso.

Isra’iil oo Sheegtay In Iran Ay Saldhigyo Ciidan Suuriya Ka Samaynayso.

Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyey IRAN inay wado dhismaha xarumo militari oo ka sameysaneyso dhulka Suuriya iyo Libnaan. Netanyahu ayaa eedayntan kasoo jeediyey […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay