Archive for: August, 2017

Daawo: Muuqaal Qurux Badan Shirwaynihii 22 aad Ee Jaaliyadaha Ogadenya.

Daawo: Muuqaal Qurux Badan Shirwaynihii 22 aad Ee Jaaliyadaha Ogadenya.
 
 

Daawo: Ogaysiis Ilays tv oo Lagu soo Biiriyay Aalad Casri Ah oo aad Si Live uga Daawan karto Taleefankaaga Qaybtii 2aad.

Daawo: Ogaysiis Ilays tv oo Lagu soo Biiriyay Aalad Casri Ah oo aad Si Live uga Daawan karto Taleefankaaga Qaybtii 2aad.
 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysteen dad shacab ah oo kudhaqan meelo kala […]

 
 

Deg Deg: Wasiir Katirsan Xukuumada Wayaanaha oo Laxidhay.

Deg Deg: Wasiir Katirsan Xukuumada Wayaanaha oo Laxidhay.

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay xabsiga utaxaabeen xubin ka mid ah golaha wasiirada ee gumaysiga Itoobiya, sida xogta aan kuhelay […]

 
 

Xasuuqii Bahardar oo Laxusay & Shacabka Axmaarada oo Kacsan.

Xasuuqii Bahardar oo Laxusay & Shacabka Axmaarada oo Kacsan.

Waxaa guud ahaan Gobolka Axmaarada ee Woqooyiga Itoobiya siwayn looga xusayaa sanad guuradii 1aad eekasoo wareegtay xasuuqii sanad kahor kadhacay magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka […]

 
 

Cimilada Qaarada Yurub oo Aad Looga Dayrinayo Mustaqbalka.

Cimilada Qaarada Yurub oo Aad Looga Dayrinayo Mustaqbalka.

Cilmi baadhis cusub oo dhawaan soo baxday ayaa tilmaamaysa in wixii loo gaadho dhammaadka qarnigan, ay suuragal tahay in kuleyl ba’an uu sanadkiiba Yurub ku […]

 
 

Ruwanda Paul Kagame oo Ku Guulaystay Doorashadii Ruwanda.

Ruwanda Paul Kagame oo Ku Guulaystay Doorashadii Ruwanda.

Madaxweynaha muddada dheer xilka hayey ee dalka Ruwanda Paul Kagame ayaa mar 3aad ku guuleystey doorashadii shalay ka dhacdey dalka Ruwanda. Mr. Kagame ayaa helay […]

 
 

Gudiga Qaban Qaabada Ontaria-Canada oo shirkii ugu horeeyay Isugu yimid.

Gudiga Qaban Qaabada Ontaria-Canada  oo shirkii ugu horeeyay Isugu yimid.

waxaa galabta shir isuguyimid magaalada Toronta  Gudiga qaban qaabada iyo Abaabulka Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Canada , Shirkan ayaa  waxaa uu daba socdaa  Shirar […]

 
 

Shirwaynihii Jaaliyaadka Ogaadenya oo Maalintiisii 2aad Lasoo Gabagabeeyay.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Ogaadenya oo Maalintiisii 2aad Lasoo Gabagabeeyay.

Shirwaynihii Jaaliyaadka Soomaalida Ogaadeniya uga socday magaalada Frankfurt ee dalka Germany ayaa maanta oo ahayd maalintiisii 2aad lasoo gaba gabeeyay. Waxaa shirka furay Gudoomiye Jaaliyada […]

 
 

Daawo: Ogaysiis Jaaliyada S.Ogadenya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Qabanaysa Sanadguuradii 33 aad Ee JWXO.

Daawo: Ogaysiis Jaaliyada S.Ogadenya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Qabanaysa Sanadguuradii 33 aad Ee JWXO.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur afrika gaar ahaana magaalada Johannesburg in laqaban doonaa 33 guuradii kasoo wareegtay aas […]

 
 

Shirwaynihii 22aad Ee Jaaliyaadka Ogadenia oo Maalintiisii 2aad Galay.

Shirwaynihii 22aad Ee Jaaliyaadka Ogadenia oo Maalintiisii 2aad Galay.

Waxaa si habsami ah magaalada Frankfurt ee dalka Germany uga socda shirkii Jaaliyadaha Soomaalida Ogadenia ee Aduunka, waxaana shirkan kasoo qayb galay wufuud aad ubadan […]

 
 

Ogaysiis ILAYS TV Ap Ku Daawo Mobile kaaga & Aaladaha Casriga Ah Ee Android iOS.

Ogaysiis ILAYS TV Ap Ku Daawo Mobile kaaga & Aaladaha Casriga Ah Ee  Android iOS.

Waxaan dhamaan war galin haynaa shacab waynaha somaliyeed in ilays tv ap ku daawan kartaan Mobilkaaga gacanta iyo Aaladaha casriga Android iOS ku shaqeeya oo […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidanka Sooma Jeesta Yaasha Ah Ee JWXO.

Daawo: Muuqaal Cusub Ciidanka Sooma Jeesta Yaasha Ah Ee JWXO.

Waxaad hoos ka daawataan muuqaal cusub oo aan idiin kasoo diyaarinay ciidamada jiida hore ee jwxo waana muuqaal guubaabo ah oo lagu dhiiri galin hayo […]

 
 

Jaaliyada JABSO Faraceeda Barsan Ee Magaalada Gaarisa oo Kulmay.

Jaaliyada JABSO Faraceeda Barsan Ee Magaalada Gaarisa oo Kulmay.

Jaaliyada Ogadenya ee wadanka Kenya gaar ahaan faraca Barsan ee Magaalada Gaarisa ayaa waxay isugu yimaaden kulan koodii caadiga ahaa waxaana kasoo qayb galay dhamaan […]

 
 

Deg Deg: Genaral Ciidanka Wayaanaha Katirsan oo Xabsiga Ladhigay.

Deg Deg: Genaral Ciidanka Wayaanaha Katirsan oo Xabsiga Ladhigay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka dhaqanka xun ee wayaanuhu ay gurigiisa ka afduubeen Janaral katirsan […]

 
 

Baarlamaanka Wayaanaha oo Xukunkii Dagdaga Ahaa Qaaday Iyo Kacdoono Bilowday.

Baarlamaanka Wayaanaha oo Xukunkii Dagdaga Ahaa Qaaday Iyo Kacdoono Bilowday.

Fadhi dag dag ah oo uu yeeshay baarlamaan kusheegaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa maanta lagaga dooday xukunkii dag daga ahaa ee wadanka saaraa 10 kii […]

 
 

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Muqdisho Kadhacay.

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Muqdisho Kadhacay.

Wararka ka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa tibaaxaya in qarax culus uu ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama oo kamid ah […]

 
 

Farmaajo oo Magacaabay Gudiga Taakulaynta Ciidamada.

Farmaajo oo Magacaabay Gudiga Taakulaynta Ciidamada.

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Gudiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.  Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray […]

 
 

Daawo: Baadhitaankii Doorashada Maraykanka 2016-kii oo Sii Balaadhanaya.

Daawo: Baadhitaankii Doorashada Maraykanka 2016-kii oo Sii Balaadhanaya.
 
 

Ethiopia: Bahir Dar to commemorate youth massacred by regime security.

Ethiopia: Bahir Dar to commemorate youth massacred by regime security.

The city of Bahir Dar is to commemorate the massacre of over 50 anti-government protesters in August 2016 by snipers of the regime security. Organizers […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay