Archive for: August, 2017

Shir Waynihii Jaaliyadaha Ogaadeniya oo Maalintii 1aad Lasoo Gabagabeeyay+Swiro

Shir Waynihii Jaaliyadaha Ogaadeniya oo Maalintii 1aad Lasoo Gabagabeeyay+Swiro

Shirwaynihi 22 aad ee jaliyadaha  Ogaadeniya oo si rasmi ah oga socda magalada Frankfurt ee wadanka Germany shirkan ayaa malintiisii koobaad hada lasoo gaba gabeeyey. […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii 22aad Ee Jaaliyaadka Ogaadeniya oo Hada Furmay.

Deg Deg: Shirwaynihii 22aad Ee  Jaaliyaadka Ogaadeniya oo Hada Furmay.

Maanta oo Jumce ah taariikhduna ay kubeegan tahay 4/8/2017 waxaa magaalada Frankfurt kafurmay shir waynihii Jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeniya ee aduunka, sida uu qorshuhu yahay shirkan […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaaciil.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaaciil.
 
 

Isminjo Xaabintii TPLF oo Ciidamada Gaadhay & Xaalka oo Qasan.

Isminjo Xaabintii TPLF oo Ciidamada Gaadhay & Xaalka oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka qasan ee Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay isminjo xaabintii kooxda TPLF kufiday hay’adaha kala duwan ee xukuumada wayaanuhu ay […]

 
 

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ARDUF, oo Gobolka Canfarta Lagaga Warbixiyay.

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ARDUF, oo Gobolka Canfarta Lagaga Warbixiyay.

Bayaan kasoo baxay Jabhada udagaalanta xoraynta Gobolka Canfarta ee ARDUF ayaa lagu sheegay in xaalada Gobolka Canfartu ay marayso meel halis ah oo aan lasaadaalin […]

 
 

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Magacaabay hanti–Dhowrka guud ee Qaranka.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Magacaabay hanti–Dhowrka guud ee Qaranka.

Kulan gollaha wasiirada ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa loo magacaabay in hanta-dhowrka guud ee dowladda uu noqdo Maxamed Cali Afgooye oo badalaya Hanti-dhowrihii hore […]

 
 

Iraan oo Sheegtay In Maraykanku uu Buriyey Heshiiskii Tamarta Nukliyeerka Ee Ay Wada Galeen.

Iraan oo Sheegtay In Maraykanku uu Buriyey Heshiiskii Tamarta Nukliyeerka Ee Ay Wada Galeen.

Dowladda Iran ayaa sheegtay xanibaada cusub ee dalkooda la saarey in ay tahay mid jebineysa heshiiskii dalalka awooda leh la galeen Iran sanadkii 2015 ee […]

 
 

Xarunta Dhexe Ee JWXO oo Faahfaahisay Dagaaladii Talaadadii Ogadenia Kadhacay.

Xarunta Dhexe Ee JWXO oo Faahfaahisay Dagaaladii Talaadadii Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa faahfaahin kabixinaya dagaaladii Talaadadii ina dhaaftay kadhacay meelo kamid ah Wadanka lagumaysto ee Ogadenia. Warkan oo aan kahelay […]

 
 

Deg Deg: Wafti JWXO Katirsan oo Hada Ka Amba Baxay Dermark.

Deg Deg: Wafti JWXO Katirsan oo Hada Ka Amba Baxay Dermark.

Wafti katirsan Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Dermark ayaa hada ka amba baxay magaalada Copanhegan ee caasimada wadanka Dermark. Waftigan oo isugu jira mas’uuliyiin sarsare […]

 
 

OGAYSIIS: Sanadguuradii 33aad ee JWXO iyo Minneapolis 8/26/2017

OGAYSIIS: Sanadguuradii 33aad ee JWXO iyo Minneapolis 8/26/2017

Waxay Jaaliyada Ogaadeeniya ee Gobalka Minnesota Ogaysiinaysaa Dhamaan Bulshawaynta Soomaaliyeed ee degan Magaalooyinka Mataanaha ah (Minneapolis iyo St. Paul)  ee Gobalkaasi Minnesota iyo Nawaagixeedu, inay […]

 
 

Musuqii TPLF oo Meel Halis Ah Gaadhay & Saraakiil Naftooda Waayay.

Musuqii TPLF oo Meel Halis Ah Gaadhay & Saraakiil Naftooda Waayay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin khatar ah oo ka dhex jirta kooxda TPLF iyo guud ahaan xafiisyada looga arimiyo wadanka […]

 
 

Dr. Marara Gudina oo Labahdilay & Shacabka oo Kadhiidhiyay.

Dr. Marara Gudina oo Labahdilay & Shacabka oo Kadhiidhiyay.

Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay bahdil kusameeyeen Dr. Marara Gudina oo ah shakhsi caan […]

 
 

Wiilal Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

Wiilal Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto ayaa tibaaxaya in Booliska magaalada Toronto ay ugaadhsanaya nin wajiga soo duubtay oon haybtiisa lagaranaynin […]

 
 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Lagu Eedeeyey Inay Si Khaldan Awoodooda U Isticmaalayaan.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Lagu Eedeeyey Inay Si Khaldan Awoodooda U Isticmaalayaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa fadhi ka yeelanaya Wasiirka Dastuurka Dalka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, waxaana ay eegayaan in ay kalsoonida keligiis kala noqdaan iyo in […]

 
 

Wakaalada Maraykanka ee (FBI) oo Maareeye Cusub Loo Magacaabay.

Wakaalada Maraykanka ee (FBI) oo Maareeye Cusub Loo Magacaabay.

Aqalka sare ee Mareykanka loga taliyo ayaa cod ku ansixiyay in Christopher Wray uu noqdo agaasimaha cusub ee Wakaalada Dambi Baadhista (FBI) da Mareykanka. Xilka […]

 
 

Saraakiisha TPLF oo Hanti Badan Udaabushay Dibada Wadanka.

Saraakiisha TPLF oo Hanti Badan Udaabushay Dibada Wadanka.

Xog rasmi ah oo ay heshay wakaalada wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa malaayiin lacago ah oo kooxda TPLF ay kasaartay wadanka iyagoo maalgashi kaga sameeyay […]

 
 

Daawo: ESAT TV oo Waraystay Wariyaha Caanka Ahaa Ee Jeffery Gettleman.

Daawo: ESAT TV oo Waraystay Wariyaha Caanka Ahaa Ee Jeffery Gettleman.
 
 

Shir Ay Kooxda TPLF Sooqaban Qaabisay oo Fashilmay & Shalayto Kadambaysay.

Shir Ay Kooxda TPLF Sooqaban Qaabisay oo Fashilmay & Shalayto Kadambaysay.

Warar naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shir uu taliska wayaanuhu uqabtay ganacsatada kudhaqan wadanka gumaysiga oo guuldaro kudhamaaday. […]

 
 

Wadanka Qadar oo Cabasho Ka Gudbisay Xulafada Sacuudiga.

Wadanka Qadar oo Cabasho Ka Gudbisay Xulafada Sacuudiga.

Dalka Qatar ayaa ururka ganacsiga adduunka ee WTO u gudbisay ashtako ka dhan ah saddex ka mid ah afarta dal ee Carbeed ee dalkaas xiriirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay