Archive for: August, 2017

Madaxii Xidhiidhka Aqalka Cad Ee Maraykanka oo Lacaydhiyay.

Madaxii Xidhiidhka Aqalka Cad Ee Maraykanka oo Lacaydhiyay.

Anthony Scaramucci keliya 11 maalmood ayuu ahaa Agaasimaha waaxda xidhiidhka ee Aqalka cad ee dalka Maraykanka ayaa shaqadaas laga caydhiyay. Aqalka cad ayaa ku jirey […]

 
 

Deg Deg: Dagaalo Askarta Wayaanaha Lagu Karbaashay oo Hada Kasocda Ogadenia.

Deg Deg: Dagaalo Askarta Wayaanaha Lagu Karbaashay oo Hada Kasocda Ogadenia.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo fool kafool ah oo ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays Tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan tvga qaranka Ogadenya ee ilays tv wararkii Ogadenya, geeska Afrika iyo guud ahaan caalamka oo dhan. Hoos ka Daawo.

 
 

Deg Deg: Baarlamaanka Itoobiya oo Laysugu Yeedhay & Xaalka oo Kacsan.

Deg Deg: Baarlamaanka Itoobiya oo Laysugu Yeedhay & Xaalka oo Kacsan.

War dag dag ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in baarlamaan kusheega wadanka Itoobiya laysugu yeedhay, sida xogta aan kuhelayno baarlamaanka wadanka Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

529 Qof oo Kudhimatay Xabsiyada Itoobiya, Sababta.

529 Qof oo Kudhimatay Xabsiyada Itoobiya, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiyada wadanka Itoobiya ay kudhinteen maxaabiis aad ubadan oo u xidhnaa kooxda TPLF iyo ciidamadeeda […]

 
 

Kacdoonkii Qoomiyadaha oo Maqale Gaadhay & TPLF oo Fajacsan.

Kacdoonkii Qoomiyadaha oo Maqale Gaadhay & TPLF oo Fajacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya arin filan waa ah oo qabsatay kooxda wakhtigeedu gabaabsiga yahay ee TPLF. Sida […]

 
 

Farmaajo oo Saraakiisha Dowladda kala Hadlay Sugida Amniga Dalka.

Farmaajo oo Saraakiisha Dowladda kala Hadlay Sugida Amniga Dalka.

Kulan uu shir guddoominayay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayna ka qeybgalleen saraakiisha laamaha amniga dowladda ayaa looga wada hadlay qodobo dhowr ah sida uu sheegay […]

 
 

Xulafada Sacuudiga oo weli ku Adkeysanaya Xayiraada Qatar.

Xulafada Sacuudiga oo weli ku Adkeysanaya Xayiraada Qatar.

Wadamada Xulafada Sacuudiga ee Xayiraada kusoo rogay dalka Qatar ayaa kulankoodii ay shalay ku yeesheen dalka Baxreyn markale kasoo saaray war ay ku xoojinayaan go’aankoodii […]

 
 

Putin oo Amray 755 Diblumaasiyiin Maraykanka Ah Inay Ka baxaan Ruushka.

Putin oo Amray 755 Diblumaasiyiin Maraykanka Ah Inay Ka baxaan Ruushka.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu amar ku bixiyey in diblumaasiyiin gaadhaya 755 oo Maraykan ah ay ka baxaan wadanka Ruushka. Ruushka ayaa illaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay