Archive for: August, 2017

EU & AU oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Tahriibka.

EU & AU oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Tahriibka.

Wadamada France, Germany, Italy iyo Spain ayaa sheegay inay dalalka Chad iyo Niger ka caawin doonaan qorshe lagu xakamaynayo dadka Tahriibta ku yimaada dalalka Yurub. […]

 
 

U.S sends clear message to African looters: Guinean former minister gets 7 years.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

A former Guinean mining minister was sentenced to 7 years in jail for laundering 8.5 million dollars, money that he took as bribes from a […]

 
 

Daawo:Tv ga Qaranka Ogadenya Ilays Tv iyo Wararkii Ogadenya & Caalamka oo Dhan.

Daawo:Tv ga Qaranka Ogadenya Ilays Tv iyo Wararkii Ogadenya & Caalamka oo Dhan.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo wararkii ugu danbeeyay. Hoos ka daawada.

 
 

Faah Faahin: Xafladii Lagu Xusay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo Ee Lagu Qabtay Qaahira.

Faah Faahin: Xafladii  Lagu Xusay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo Ee Lagu Qabtay Qaahira.

Sida aan warki hordhaca ahaa idiin ku sheeg nay Jaaliyada Ogaadeniya  ee Magaalada Qaahira ee wadanka Massar ayaa waxay qabteen xaflad lagu maamuusayo sanad guuradii 33aad […]

 
 

Daawo: Khudbadii Gudoomiyaha JWXO Ka jeediyay Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Qaarada Europe.

Daawo: Khudbadii Gudoomiyaha JWXO Ka jeediyay Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Qaarada Europe.

Shir ay ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida Ogadenya (OYSU) ee qaarada Eroupe ku qabsadeen magaalada Iskalastuna ee wadanka Swedan kasoo todobaad gudihii lasoo gabagabeeyay kadib […]

 
 

Deg Deg: Sargaal Booliiska Wayaanaha Kamid Ahaa oo Toogasho Lagu Dilay.

Deg Deg: Sargaal Booliiska Wayaanaha Kamid Ahaa oo Toogasho Lagu Dilay.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya sargaal sare oo ciidanka Booliiska Fadaralka katirsanaa oo toogasho lagu dilay, dida […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Eedeeyay Booliiska Gumaysiga Sababta.

Taliska Wayaanaha oo Eedeeyay Booliiska Gumaysiga Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu eedayn culus u xanbaariyay ciidanka Booliiska ee wayaanaha, sida xogta aan kuhelayno […]

 
 

Xubno Katirsan Baarlamaanka Maraykanka oo Mooshin Kakeenay Taliska Wayaanaha.

Xubno Katirsan Baarlamaanka Maraykanka oo Mooshin Kakeenay Taliska Wayaanaha.

Xubno katirsan baarlamaanka wadanka Maraykanka oo indhawaalaba waday mooshin kadhan ah taliska wayaanaha ayaa bilaabay olole xoog leh oo ay kudoonayaan in ay culays kusaaraan […]

 
 

Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Beeraha & Waraabka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa kulan la qaatey dhigiisa Dalka Masar, ayagoo […]

 
 

1,000 oo ku dhimatay daadadkii ku dhuftay Magaalladda Freetown ee dalka Sierra Leone.

1,000 oo ku dhimatay daadadkii ku dhuftay Magaalladda Freetown ee dalka Sierra Leone.

kabadan 1,000 qof ayaa ku dhimatay daadad iyo dhiiqo kusoo rogmay Magaalladda Freetown, ee caasimadda dalka Sierra Leone, sida afhayeen u hadlay madaxweynaha uu sheegay. […]

 
 

The Dawn of a New Era in U.S. Human Rights Policy in Africa: Is Ethiopia Next?

The Dawn of a New Era in U.S. Human Rights Policy in Africa: Is Ethiopia Next?

  “… We express America’s values from the State Department. We represent the American people. We represent America’s values, our commitment to freedom, our commitment to equal […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Massar oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya Ee Massar oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayay Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Jaaliyada Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Qaahira ee caasimada wadanka Masar ayaa waxay qabteen Xaflad balaadhan oo lagu xusaayay sanad guuradii 33 aad ee kasoo […]

 
 

Daawo: khudbad uu ka Jeediyey Shirkii Ururka Dhalinyarada Ee Swedan Mudane Mujaahid Sheikh Ibrahim.

Daawo: khudbad uu ka Jeediyey Shirkii Ururka Dhalinyarada Ee Swedan Mudane Mujaahid Sheikh Ibrahim.
 
 

Live U Daawo Maxkamada Sare ee Kenya oo Bilowday Dhagaysiga Natiijadii Doorashada

Live  U Daawo Maxkamada Sare ee Kenya oo Bilowday Dhagaysiga Natiijadii Doorashada
 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” Codkii Ahmed Dheere.

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” Codkii Ahmed Dheere.
 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Shacabka Ogadenia Loogaystay & Toga Faafan oo Khasaare Gaystay.

Tacadiyo Kala Duwan oo Shacabka Ogadenia Loogaystay & Toga Faafan oo Khasaare Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia. Warkan oo aan […]

 
 

Tigreega oo 3 Uqaybinaya Gobolka Gonder & Axmaarada oo Gadoodsan.

Tigreega oo 3 Uqaybinaya Gobolka Gonder & Axmaarada oo Gadoodsan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhuu uu adeegsanayo kaarkii ugu dambeeyay ee uu doonayo in uu kujoojiyo kacdoonada lagaga […]

 
 

Itoobiya oo Safka Hore Kagashay Wadamada Ugu Musuqa Badan Dunida.

Itoobiya oo Safka Hore Kagashay Wadamada Ugu Musuqa Badan Dunida.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in wadanka gumaysiga Itoobiya uu safka hore kaga jiro wadamada aduunka ugu musuq […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Gobolka Axmaarada Faro Ba’an Kuhaya & TPLF oo Kaseexatay.

Cudurka Daacuunka oo Gobolka Axmaarada Faro Ba’an Kuhaya & TPLF oo Kaseexatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu siwayn uga dilaacay cudurka dilaaga ah ee daacuun caloolaha, sida xogta aan […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Magaalada Muqdisho Kadhacay.

Qarax Khasaare Gaystay oo Magaalada Muqdisho Kadhacay.

Afar qof oo labo kamid ah ay shacab yihiin ayaa ku dhawaacantay qarax ka dhacay waddada mashquulka badan ee Maka Al-mukarama gaar ahaan meesha loo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay