Archive for: August, 2017

Ciidamada Israa’iil oo Qafaashay 800 oo Dhalaan Falastiiniyiin Ah.

Ciidamada Israa’iil oo Qafaashay 800 oo Dhalaan Falastiiniyiin Ah.

Madaxa hay’adda arrimaha maxaabiista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen  caruur tiradoodu dhan tahay  800. […]

 
 

Kumanaan Qof oo Muslimiinta Rohingya oo Kaqaxay Dalka Myanmar.

Kumanaan Qof oo Muslimiinta Rohingya oo Kaqaxay Dalka Myanmar.

Kumannaan qof ayaa isaga qaxay guryahooda kaddib laba maalmood oo ay qulqulato ka taagnayd gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, gobolkaas oo dhibaatada ka taagan ay […]

 
 

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Midawga Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenya.

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Midawga Dhalinyarada & Ardayda Somalida Ogadenya.

GO,AANADA KA SOO BAXAY SHIRKII MIDOWGA DHALINYARADA IYO ARDEYDA SOMALIDA OGADENYA Waxaa dalka Swedan kulan ku yeeshay midowga dhalinyarada iyo ardeyda Somalida Ogadenia intii u […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Wararkii qubanaha ahaa hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Waraysi Goos Goos ah oo u Wariye Nuur Khaliif ka soo diyaariyay Shirkii OYSU Ee Sweden Lagu Qabtay.

Daawo: Waraysi Goos Goos ah oo u Wariye Nuur Khaliif ka soo diyaariyay Shirkii OYSU Ee Sweden Lagu  Qabtay.

 

 
 

Daawo: Muqaal qorxbadan oo u Ilays TV inooga Soo Diyaariyay Shirkii Ururka OYSU Oo Lagu Qabtay Sweden.

Daawo: Muqaal qorxbadan oo u Ilays TV inooga Soo Diyaariyay Shirkii Ururka OYSU Oo Lagu Qabtay Sweden.
 
 

Sanad Guradii 33 aad ee ONLF iyo Minneapolis oo ay Cawa wacdaro ka dheceen

Sanad Guradii  33 aad ee ONLF iyo Minneapolis oo ay Cawa wacdaro ka dheceen

Cawa oo ah haben Sabti ah waxaa magalada Minneapolis ka qabsontay Munasabad lagu mamusayay sanadguradii 33 ee kaso waregtay asaski Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya. Munasabadan […]

 
 

Magaalada Addis Ababa oo Khalkhashan & Kacdoonkii Oromia oo Saameeyay.

Magaalada Addis Ababa oo Khalkhashan & Kacdoonkii Oromia oo Saameeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khal khal aad u wayn oo soo wajahay kooxda dhiiga shacabka kunaaxday […]

 
 

Ururka Dhalinta Axmaarada oo Kubaaqay Kacdoon Cusub.

Ururka Dhalinta Axmaarada oo Kubaaqay Kacdoon Cusub.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya cabsi aad ubadan oo lasoo daristay taliska wayaanaha iyo kuwa kabaha uqaada, waxaana lasheegayaa in khal khalku […]

 
 

Gudoomiyaha Gimbot7 Arbanyoj oo Baaq Udiray Ciidanka Gumaysiga, Ogow Baaqa.

Gudoomiyaha Gimbot7 Arbanyoj oo Baaq Udiray Ciidanka Gumaysiga, Ogow Baaqa.

Bayaan kasoo baxay Jabhada kadagaalanta dhulka Axmaarada ee lagu magacaabo Gimbot 7  Arbsnyoj ayaa baaq loogu diray ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo guud ahaan shacabka lagumaysto […]

 
 

Farmaajo & Khayre oo La Kulmay Danjiraha Yurub ee Bariga Africa.

Farmaajo & Khayre oo La Kulmay Danjiraha Yurub ee Bariga Africa.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo […]

 
 

Taliye Kamid Ah Ciidanka Soomaaliya oo Sheegay In Dad Rayad Ah Ciidanku Dilay.

Taliye Kamid Ah Ciidanka Soomaaliya oo Sheegay In Dad Rayad Ah Ciidanku Dilay.

Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa saxaafada u sheegay in howlgal ay fuliyeen ciidamada Somalia iyo kuwa Maraykanku meel u dhow Bariire lagu […]

 
 

Duufaan Xooggan oo Ku Dhuftay Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka.

Duufaan Xooggan oo Ku Dhuftay Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka.

Duufaan xoogan oo ku dhuftay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa saacadii jaraya 215 KM taasi oo ah mid heerkeedu sarayo. Waxaa la filayaan in […]

 
 

Daawo: Shirkii Ururka Dhaliyarada OYSU Qaarada Europe oo Wali Si Habsami Ah u socda.

Daawo: Shirkii Ururka Dhaliyarada OYSU Qaarada Europe oo Wali Si Habsami Ah u socda.

Waxaa wali si habsami ah u socda shirkii ururka dhalinyarada OYSU maalintii shalay ahayd uga furmay wadan Swedan maantana galay maalin tiisii Labaad shirka ayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee West Australia Magaalada Perth oo Qabatay Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogadenya ee West Australia Magaalada Perth oo Qabatay Sanad Guuradii 33 aad Ee JWXO.

Maanta oo ah maalin sabti ah Taariikhdna ku beegan tahay 26 August 2017, waxaa Magaalada Perth ee galbeedka Australia, ay Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Magaalada […]

 
 

Hooska daawo video hordhac ah oo kamida Shirkii Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda S.Ogadeniya OYSU.

 
 

Shirkii Ururka Dhalinyarada ee OYSU oo Maalintiisii 2aad Galay.

Shirkii Ururka Dhalinyarada ee OYSU oo Maalintiisii 2aad Galay.

Waxaa maalintiisii 2aad maanta galay shirkii ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida Ogadenya (OYSU) uga socday wadanka Asweden. Shirkan oo furmay maalintii shalay ahayd ayaa waxaa […]

 
 

Urur Kusheega ANDM Ee Axmaarada oo Labo Ukala Jabay & Xaalka oo Xun.

Urur Kusheega ANDM Ee Axmaarada oo Labo Ukala Jabay & Xaalka oo Xun.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in maamul kusheegii Gobolka Axmaaradu uu labo ukala jabay, kadib markay kala taageereen labada […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhaqaajiya Dhiiga Dhalin yaradaay Dhulkeena Woyaane Kasoo Dhiciyaay”.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhaqaajiya Dhiiga Dhalin yaradaay Dhulkeena Woyaane Kasoo Dhiciyaay”.

Waxaad kusoo dhawaataan hees wadani ah oo aan todobaad idiinku talo galay taasoo ah heea guubaabo ah oo lagu dhiiri galin hayo dhalin yarada Ogadenya […]

 
 

Cabdi Iley oo ah Nijaas aan la Daahirin Karin iyo Riwaayadaha Loo Alifayo

Cabdi Iley oo ah Nijaas aan la Daahirin Karin iyo Riwaayadaha Loo Alifayo

Waxaa jirta sheeko baraley (Folklore tale) ay dadka Ingriiska ah kala dhaxleen oo dhahaysa waxaa jiray qarniyadii hore nin la odhan jiray Robin Hood oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay