Archive for: August, 2017

Dowlada Maraykanka oo Shacabkeeda uga digtay Aaditaanka Itoobiya.

Dowlada Maraykanka oo Shacabkeeda uga digtay Aaditaanka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykanka ayaa soo saartay digniin culus oo kusocota muwaadiniinta American ka ah ee kusugan wadanka Gumaysiga Itoobiya ama kuwa doonaya in […]

 
 

Baxsadka Ciidanka Wayaanaha oo Cirka Isku Shareeray & Taliska oo Wareeray.

Members of the Ethiopian army patrol the streets of Addis Ababa in 2005.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ee magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in baxsadka ciidanka wayaanuhu uu gaadhay meeshii abid ugu saraysay, wuxuuna wariyuhu soo tabinayaa […]

 
 

Daacish oo Dad Ku Xasuuqday Caasimada Afqaanistaan ee Kabul.

Daacish oo Dad Ku Xasuuqday Caasimada Afqaanistaan ee Kabul.

Maleeshiyaadka Daacish ee Afghanistan ayaa weerar culus la beegsaday Masaajid ay ku cibaadeystaan dadka Shiicada ah oo ku yaal caasimada dalkaasi ee Kabul. Ugu yaraan […]

 
 

Weeraro Ka Dhacay Britain & Belgium.

Weeraro Ka Dhacay Britain & Belgium.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in bartmaha magaalada lagu toogtay nin ka dib markii uu toori ku weeraray labo […]

 
 

U.S. Department of State: Ethiopia Travel Warning.

U.S. Department of State: Ethiopia Travel Warning.

The Department of State warns U.S. citizens of the risks of travel to Ethiopia due to the potential for civil unrest and arbitrary detention. There […]

 
 

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Waxaa si rasmi ah ufurmay shirkii mamulka ururka dhalinyarada iyo ardeyda somalida Ogadenia . Waxaana shirka saacad ka hor furay gudoomiyaha jabhada wadaniga xoreynta ogadenia […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu inoo soo gudbinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil, Daawasho wacan.

 
 

Dowlada Canada oo Digniin Kasoo Saartay Xaalada Qasan Ee Itoobiya.

Dowlada Canada oo Digniin Kasoo Saartay Xaalada Qasan Ee Itoobiya.

Dowlada Canada oo kamid ah dowladaha dhaqaalaha caydha ah siiya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa maalin nimadii shalay oo Khamiis ahayd soosaartay digniin culus oo muwaadiniinta […]

 
 

Deg Deg: Ciidanka Wayaanaha oo Dad Kuqarxiyay Magaalada Jimma.

Deg Deg: Ciidanka Wayaanaha oo Dad Kuqarxiyay Magaalada Jimma.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Jimma ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in qarax wayn laga maqlay suuqa laga dukaamaysto ee […]

 
 

Ku-Xigeenka Xoghayaha QM oo Muqdisho Gaadhay.

Ku-Xigeenka Xoghayaha QM oo Muqdisho Gaadhay.

Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey (QM) Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaadhay, isagoo […]

 
 

Duqayn Dalka Yemen Ka Dhacday oo 35 Qof Lagu Dilay.

Duqayn Dalka Yemen Ka Dhacday oo 35 Qof Lagu Dilay.

Ugu yaraan 35 qof ayaa lagu dilay caasimadda dalka Yemen ee Sanca, kadib markii diyaaradaha dagaalku ay duqeeyeen. Dadka geeriyooday ayaa u badan dad rayid […]

 
 

Maraykanka oo Jaray Taageeradii Dhaqaale ee Masar uu Siin Jiray.

Trump US Egypt

Xidhiidhka Maraykanka iyo Masar, oo horumaray kadib doorashadii madaxweyne Donald Trump, ayaa arabacdii u muuqday in uu dib u xumaaday, kadib markii dowladda Maraykanka ay […]

 
 

Deg deg: Ciidamada Woyanha oo gubay suuq wayn oo ku yaalay magaalada Awasa.

Deg deg: Ciidamada Woyanha oo gubay suuq wayn oo ku yaalay magaalada Awasa.

Wararka haddan naga soo gaadhaya magaala Awasa ayaa waxay sheegayaan in caawa ay ciidamada Woyanuhu dab qabadsiiyeen suuq wayn oo ku yaalay magaada Awasa. Warka […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka dadkiisa ladulmiyay ee Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysteen dadka shacabka ah ee Soomaalida Ogadenia. […]

 
 

Kooxdii Wayaanuhu Uu Musuqa Uhaystay oo Hanti Laga Waayay & Lacago Dibada Lagaystay.

Kooxdii Wayaanuhu Uu Musuqa Uhaystay oo Hanti Laga Waayay & Lacago Dibada Lagaystay.

Xog rasmi ah oo soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA) ayaa muujinaysa in khilaafkii kooxda TPLF uu meel halis ah gaadhay kadib markii dadkii musuqa loohaystay […]

 
 

Baaqii Ururka QEEROO oo Laga Jawaabay & Kacdoonkii oo Bilowday.

Baaqii Ururka QEEROO oo Laga Jawaabay & Kacdoonkii oo Bilowday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga wayaanaha kujira ayaa sheegaya in uu guud ahaan Gobolka kabilowday mudaharaadkii ay Ururka Dhalinyaradu shacabka Oromia […]

 
 

Kooxda TPLF oo Isku Dirtay Qoomiyadaha Axmaarada Iyo Canfarta.

Kooxda TPLF oo Isku Dirtay Qoomiyadaha Axmaarada Iyo Canfarta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda qowlaysatada ah ee TPLF ay isku direen labo kamid ah qoomiyadaha walaalaha iyo oodwadaagta […]

 
 

Madaxii Caafimaadka Al-Shabaab oo Kasoo Goostay.

Madaxii Caafimaadka Al-Shabaab oo Kasoo Goostay.

Madaxii maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsanaa dhinaca caafimaadka ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Sida uu xaqiijiyay taliyaha […]

 
 

Turkiga oo Ciidamo U Diray Dalka Soomaaliya.

Turkiga oo Ciidamo U Diray Dalka Soomaaliya.

Dowladda Turkiga oo saaxiib weyn la ah Soomaaliya ayaa la filayaa in  bisha September ee nagu soo foolka leh ka furto magaalada Muqdisho saldhig militari […]

 
 

Ethiopia: Business, Transportation shut down in Oromo region as five day strike begins.

Ethiopia: Business, Transportation shut down in Oromo region as five day strike begins.

Transportation in the entire region as major towns known for their bustling activities turned eerie quiet on Wednesday. Stone throwing protesters in Holeta, Guder and […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay