Archive for: August, 2017

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Trump oo Maraykanka Ka Dhacay.

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Trump oo Maraykanka Ka Dhacay.

Magaalada Phoenix ee gobalka Arizona ee dalka Maraykanka ayey ka dhaceen banaan baxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Maraykanka Trump oo magaaladaasi booqasho […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee TV-ga Qaranka Ilays TV ee Caawa ka baxay APP-ka

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee TV-ga Qaranka Ilays TV  ee Caawa ka baxay APP-ka

Daawayadayaal waxaad ka dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee Ilays TV  iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Deg Deg: Madax Ku Sheegtii Woyaanaha oo Khilaafkoodii Cirka Isku Shareeyay & Gacan ka Hadal Dhex Maray.

Deg Deg: Madax Ku Sheegtii Woyaanaha oo Khilaafkoodii Cirka Isku Shareeyay & Gacan ka Hadal Dhex Maray.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khilaafkii kooxda woyaanuhu uu sii xoogaystay waxaana maanta xafiiska Ra’isalwasaare Ku […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenya Ee Great Manchester oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenya Ee Great Manchester oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacabka soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Manchester ee wadanka UK in jaaliyada Ogadenya ay qaban doonto Xaflad lagu maamuusayo sanad […]

 
 

OGAYSIIS: Jaaliyada Ogadenya Ee Dalka Massar oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

OGAYSIIS: Jaaliyada Ogadenya Ee Dalka Massar oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Waxaan Ogaysiinaynaa Shacab waynaha Somaliyeed gaar ahaana inta danaysa Qadiyada Ogadenya in Jaaliyada Ogadenya ee dalka Massar Magaalada Qaahira ay qaban doonaan xaflad lagu maamuusayo […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kaqarxay Xabsi Kuyaala Gobolka Axmaarada.

Deg Deg: Dagaal Culus oo Kaqarxay Xabsi Kuyaala Gobolka Axmaarada.

War hada naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad xun oo halkaas kataagan kadib dagaal khasaare badan gaystay oo dhex maray […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Ciidan Udaabulay Oromia & Xiisad Kacsan.

Taliska Wayaanaha oo Ciidan Udaabulay Oromia & Xiisad Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga madow ee Abasiinaya kujira ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu Gobolka kusoo daabulay kumanaan ciidan ah […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Gobolka Canfarta Ka Dilaacay & Gumaysiga oo Kudaawanaya.

AWD patients admitted to Kebridehar town CTC, Somali region Ethiopia

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta Gobolka Canfarta ayaa sheegaya in guud ahaan Gobolka Canfarta uu faro ba’an kuhayo cudurka dilaaga ah ee […]

 
 

Booliska Spain oo Toogtay Ninkii Gaystay Weerarkii Barcelona.

Booliska Spain oo Toogtay Ninkii Gaystay Weerarkii Barcelona.

Ciidamada Amaanka ee dalka Spain ayaa toogasho ku dilay ninkii ay maalmahan baadi goobayeen ee ahaa darawalkii gaadhigii gaystay weerarkii Khamiistii ka dhacay magaalada Barcelona […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadenya Ee Sucuudiga oo Qabanaysa Munaasabad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo

Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadenya Ee Sucuudiga oo Qabanaysa Munaasabad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacabwaynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan boqortooyada sucuudiga in jaaliyada Ogadenya ee sucuudigu ay qabanayaan  xaflad lagu maamuusayo sanad guuradii 33aad ee […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday “OYSU” Kooxda Horseed Qaran Xidigaha Ogadenya Ee Dalka Yamen.

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday “OYSU” Kooxda Horseed Qaran Xidigaha Ogadenya Ee Dalka Yamen.

Kooxda fanka iyo suugaanta Ogadenya ee horseed qaran ayaa waxay soo qaadeen hees wadani ah oo lagu dhiiri galinayo ururka dhalinyarda iyo ardayda Somalida Ogadenya […]

 
 

Ururka Maxkamadaha Itoobiya oo TPLF Dhaliil Culus Dhabta Usaaray.

Ururka Maxkamadaha Itoobiya oo TPLF Dhaliil Culus Dhabta Usaaray.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya khilaaf culus oo soo kala dhex galay xaakim yada maxkamad kusheegyada Gumaysiga Itoobiya iyo kooxda talada […]

 
 

Ururka QEEROO oo Kacdoon Cusub Kubaaqay & TPLF oo Kawalaacsan.

Ururka QEEROO oo Kacdoon Cusub Kubaaqay & TPLF oo Kawalaacsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga kujira ayaa sheegaya in ururka dhalin yarada Oromada ee lagu magacaabo QEEROO, soosaareen Bayaan ay shacabkooda […]

 
 

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta.

Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kaa soo horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng. Cabdi […]

 
 

Egypt in charm offensive; seeks revision of Nile Treaty to safeguard.

Egypt in charm offensive; seeks revision of Nile Treaty to safeguard.

Egyptian President Abdel Fattah Al-Sisi (Right) and Rwandan President Paul Kagame inspect a guard of honour after Al-Sisi’s arrival at Kigali International Airport on August […]

 
 

Booliska Spain oo Gacanta Ku Dhigay Bambaanooyin Cusub.

Booliska Spain oo Gacanta Ku Dhigay Bambaanooyin Cusub.

Nabad sugida dalka Spain ayaa weli wada baadi-goobka ay ugu jiraan nin lagu tuhunsan yahay inuu ka qeyb qaatay weerarkii khamiistii ka dhacay magaalada Barcelona […]

 
 

Daawo: Khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Ka Jeediyay Xafladii Sanad Guurada Ee Swizerland.

Daawo: Khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Ka Jeediyay Xafladii Sanad Guurada Ee Swizerland.

Waxad hoos ka daawataan khudbadii u Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadenya (OYSU) Mudane Shaafi Sheekh Abdi  oo ka jeediyay xafladii lagu xusaayay sanad […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Khalkhalay & 752 Shaqaale Ah oo Uu Eryay.

Taliska Wayaanaha oo Khalkhalay & 752 Shaqaale Ah oo Uu Eryay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya isku dhexyaac wayn oo kajira hay’adaha kala duwan ee xukuumada gabalkeedii dhacay […]

 
 

Daawo: Khudbadii u General Cabdullahi Mukhtar ka soo jeediyay Shirwaynihii Jaaliyadaha.

Daawo: Khudbadii u General Cabdullahi Mukhtar ka soo jeediyay Shirwaynihii Jaaliyadaha.

Lataliyaha Gudoomiyaha JWXO Mudane General Abdulahi Mukhtaar ayaa wuxuu khudbadii ka jeediyay shir waynihii jaaliyaadka Ogadenya oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Frankfort ee […]

 
 

Tacadiyo & Dhibaatooyin Kale oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo & Dhibaatooyin Kale oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ay kuhayaan shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia. Dhibaatooyinkan oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay