Archive for: September, 2017

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Kaligii Xiiqsane” Codkii Saalah.

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Kaligii Xiiqsane” Codkii Saalah.

Waxaad kusoo dhawaataan dhaanto wadani ah oo lagu guubaabin hayo shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee halganka gobonimo u dirirka ah kula jira gumaysiga Itoobiya. Hoos ka […]

 
 

Odayaasha Oromia & TPLF oo Ismaandhaafay Iyo 3000 oo Sidamo Ah oo Barakacay.

Odayaasha Oromia & TPLF oo Ismaandhaafay Iyo 3000 oo Sidamo Ah oo Barakacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya ismaan dhaaf cusub oo soo kala dhex galay xukuumada wayaanaha iyo odayaasha deegaanka ee matala dadka shacabka […]

 
 

Hay’ada FOA oo Kadigtay Xaalada Shacabka Ogadenia.

Hay’ada FOA oo Kadigtay Xaalada Shacabka Ogadenia.

Hay’ada beeraha iyo cunada aduunka ee FOA ayaa digniin kasoo saartay xaalada qalafsan ee shacabka kudhaqan wadanka gacanta Gumaysiga Itoobiya kujira ee Ogadenia, warbixin dheer […]

 
 

Taliyaha Ciidanka Turkiga oo Magaalada Muqdisho Gaadhay.

Taliyaha Ciidanka Turkiga oo Magaalada Muqdisho Gaadhay.

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaadhay Taliyaha Guud ee Ciidamada Wadanka Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay garoonka […]

 
 

Al-Shabaab oo Weerar Weeraray Saldhiga Ciidanka Soomaaliya ee Bariire.

Al-Shabaab oo Weerar Weeraray Saldhiga Ciidanka Soomaaliya ee Bariire.

Koox ka tirsan maleeshiyada Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidmada Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Maleeshiyada al-shabab ayaa weerarkan […]

 
 

Ruushka & Turkiga oo Ka Heshiiyay Colaada Suuriya.

Ruushka & Turkiga oo Ka Heshiiyay Colaada Suuriya.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku heshiiyay in laga shaqeeyo abuuritaanka deegaan ka caagan xasaradaha oo laga hirgelinayo gobolka […]

 
 

OYSU Members Participates in the 36th Session of the Human Rights Council.

OYSU Members Participates in the 36th Session of the Human Rights Council.

September 28, 2017 During the 36th Session of the Human Rights Council in Geneva, OYSU representatives were invited to participate in a number of important […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Daawo: Gabay Guubaabo Ah oo La Hadlaaya Shacabka Soomaaliyeed Ee Gumaysi Diidka Ah.

Daawo: Gabay Guubaabo Ah oo La Hadlaaya Shacabka Soomaaliyeed Ee Gumaysi Diidka Ah.
 
 

Deg Deg: Gacan Kahadal Xoogan oo Kasocda Jaamacada Bahardar.

Deg Deg: Gacan Kahadal Xoogan oo Kasocda Jaamacada Bahardar.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya xiisad culus oo udhaxaysa ardayda wax kabarata jaamacada magaalada Bahardar iyo ciidamada Agaziga […]

 
 

Shirkada Salam Bus oo Laga Joojiyay Gobolka Axmaarada & Qarax Addis Ababa Kadhacay.

Shirkada Salam Bus oo Laga Joojiyay Gobolka Axmaarada & Qarax Addis Ababa Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in gabi ahaanba Gobolka laga joojiyay socdaalkii shirkada basaska ee Salam Bus, taas oo […]

 
 

Hay’dda Cilmi Baashista Badaha oo sheegtay in $300 million Bishii Laga Qaato Xeebaha Soomaaliya.

Hay’dda Cilmi Baashista Badaha oo sheegtay in $300 million Bishii Laga Qaato Xeebaha Soomaaliya.

Shalay oo kaliye waxaa guud ahaan dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah Amaanka Badaha. Dabaaldegga sanadkan ayaa diiradda saaraya sidii ganacsiga Badaha isaga kala goosha […]

 
 

Turkiga oo Fulinaya Ballanqaadkii Ahaa Inay Dhisayaan 10 Kun oo Guri.

Turkiga oo Fulinaya Ballanqaadkii Ahaa Inay Dhisayaan 10 Kun oo Guri.

Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin caawinaada turkiga uu siiyo Soomaaliya sida […]

 
 

Daawo: Wararkii Ka baxay tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYSTV & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Ka baxay tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYSTV & Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad kuso dhawaataan barnaamijyadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixino xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub oo Loogu Magac Daray “Sugaaye” oo uu Tiriyay Abwaan Rashiid Cilmi.

Daawo: Gabay Cusub oo Loogu Magac Daray “Sugaaye” oo uu Tiriyay Abwaan Rashiid Cilmi.

 

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Khasaare Badan Gaystay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Xuduuda Ogadenia & Oromia oo Khasaare Badan Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda dheer Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya dagaalo lagu hoobtay oo todobaadadii lasoo dhaafay kasocday xuduuda labada umadood ee walaalaha iyo […]

 
 

Deg Deg: 4 Qandaraasle oo Itoobiya Kabaxsatay.

Deg Deg: 4 Qandaraasle oo Itoobiya Kabaxsatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay baxsadeen 4 kamid ah dadkii lagu eedeeyay in ay musuq […]

 
 

Bangiga Aduunka oo Xukuumada Wayaanaha Eedeeyay.

Bangiga Aduunka oo Xukuumada Wayaanaha Eedeeyay.

Warbixin dheer oo uu soo saaray Bangiga aduunka ayaa lagu sheegay in qaybo kamid ah wadanka gumaysiga Itoobiya uusan kajirin wax hormar ama nolol ah […]

 
 

Xoghayntii Ururka Haweenka Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Xoghayntii Ururka Haweenka Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Koox hubeysan oo aan haybtooda lagaranaynin ayaa diley xoghayihii ururka haweenka Soomaaliyeed Canab Cabdullaahi Xaashi kadib markii ay weerar ku qaadeen gaadhi ay wadatey. Sidoo […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inuusan Afqaanistaan Kabaxaynin.

Maraykanka oo Sheegay Inuusan Afqaanistaan Kabaxaynin.

Booqasho uu ku tagey magaalada Kabul, ayaa xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Jim Mattis wuxuu ka sheegay in Mareykanka uusan gacmaha ka taagan doonin dagaalka Afghanistan. “Innaga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay