Archive for: September, 2017

12 Xisbi Kusheeg oo Isu Bahaystay Sidii TPLF Xukunka Looga Tuuri Lahaa.

12 Xisbi Kusheeg oo Isu Bahaystay Sidii TPLF Xukunka Looga Tuuri Lahaa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adiis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya isbahaysi ay sameeyeen 12 urur kusheeg oo dhaliila siyaasada guracan ee kooxda […]

 
 

Hay’ad Caalami Ah oo Itoobiya Kusheegtay Wadanka Ugu Xasilooni daran Dunida.

Hay’ad Caalami Ah oo Itoobiya Kusheegtay Wadanka Ugu Xasilooni daran Dunida.

Cilmi baadhis ay samaysay hay’ad caalami ah oo xasaradaha aduunka kafaaloota ayaa lagu sheegay in wadanka Gumaysiga Itoobiya uu safka hore kaga jiro wadamada ugu […]

 
 

Duufaanka Irma oo Gobolka Florida Kusoo Foolleh.

Duufaanka Irma oo Gobolka Florida Kusoo Foolleh.

Gobolka Florida ee dalkan Maryakanka ayaa waxaa saacadaha soo socda ku soo wajahan duufaanta IRMA oo ah duufaan dabeylo xoog badan iyo roobab wadata. Gudoomiyaha […]

 
 

Faallo: ONLF waa gobonimodoone ma aha Argagixiso (Ceebta Dawlada Farmaajo waa mahadho)

Faallo: ONLF waa gobonimodoone ma aha Argagixiso (Ceebta Dawlada Farmaajo waa mahadho)

Hardanka mudada dheer soo socday ee ku salaysnaa damaca gumaysiga ee ah dhulboobka iyo halganka ONLF ee ah difaaca sharafta Soomaali wuxuu soo socday in […]

 
 

Bandhig Faneed Lagu Marti Qaaday OYSU Germany oo Lagu Qabtay Magaalada Würzburg.

Bandhig Faneed Lagu Marti Qaaday OYSU Germany oo Lagu Qabtay Magaalada Würzburg.

Waxaa maanta bandhig faneed balaadhan oo lagu marti qaaday ururka dhalin yarada iyo ardayda Somalida Ogadenya (OYSU) ee wadanka Germalka lagu qabtay magaalada Würzburg bandhigan […]

 
 

Deg Deg: Fadhigii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Looga Hadli Lahaa Arintii Qabli Dhagax Oo Baaqday

Deg Deg: Fadhigii Baarlamaanka Ee Maanta Oo Looga Hadli Lahaa Arintii Qabli Dhagax Oo Baaqday

Gudoonka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu baaqday kulankii maanta ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya. Arrintan ayaa […]

 
 

Daawo: Hogaanka W/Faafinta JWXO oo Waraysi Bixiyay.

Daawo: Hogaanka W/Faafinta JWXO oo Waraysi Bixiyay.

TV-ga caalamiga ah ee ESAT ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya layeeshay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Mudane Xassan Macalim Muxumed. […]

 
 

Daawo: Sheikh Abdulaahi Sagal Dhiibitaanka Qalbi-Dhagax.

Daawo: Sheikh Abdulaahi Sagal Dhiibitaanka Qalbi-Dhagax.
 
 

Khilaaf Xoogan oo Kadhex Bilowday Oromada & Herarida + Faahfaahin.

Khilaaf Xoogan oo Kadhex Bilowday Oromada & Herarida + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Herar oo kamid ah dhulka ay kooxda TPLF ku amar kutaaglayso ayaa sheegaya hadal xiisad dhaliyay oo uu soosaaray ninka […]

 
 

Daawo:Dibadbaxyo Gobolka Shawa Kasocda & TPLF oo Ka Walbahaarsan.

Daawo:Dibadbaxyo Gobolka Shawa Kasocda & TPLF oo Ka Walbahaarsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya dibad baxyo waawayn oo rabshado wata oo maalin nimadii shalay oo Jumca ahayd kadhacay Gobolka Oromia ee […]

 
 

Sharmaarke: Khalad ayay Ahayd in Qalbi-Dhagax Ethiopia loo Dhiibo

Sharmaarke: Khalad ayay Ahayd in Qalbi-Dhagax Ethiopia loo Dhiibo

Ra’iisul-wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu ra’iisul-wasaaraha ahaa ay Ethiopia la gashay heshiis ay labada dal isku […]

 
 

Who Is Really In Control In Mogadishu ?

Who Is Really In Control In Mogadishu ?

Who Is Really In Control In Mogadishu? The presidency of Somalia’s Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its […]

 
 

ONLF Response to the Somali Cabinet Decision on the Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

ONLF Response to the Somali Cabinet Decision on the Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

Statement by Ogaden National Liberation Front (ONLF) September 8, 2017 ONLF Response to the Somali Cabinet Decision on the Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaan Abdikariim oo Ka Socda MN.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaan Abdikariim oo Ka Socda MN.

Waxaa hada mudaaharaad balaadhan ka socdaa magaalada Miniapolis ee wadanka maraykanka, mudaaharaadkan ayaa waxaa lagaga soo hor jeedaa dhiibitaankii Abdikariim Sheekh Muuse. Hoos ka daawo […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka Australia oo Cambaaraysay Falkii Lagu Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Daawo: Jaaliyada Somaliyeed Ee Wadanka Australia oo Cambaaraysay Falkii Lagu Dhiibay Qalbi-Dhagax.

Jaaliyada Somaliyeed ee wadanka Australia ayaa waxay canbaarayn kulul dusha ooga tuurtay kooxdii ku kacday khayaanada qaran ee dhiibtay Abdikariim Sheekh Muuse oo ahaa muwaadin […]

 
 

Daawo: Full Mudaaharaadkii Balaadhnaa Ee Lagaga Soo Horjeeday Dhiibitaankii Abdikarim Sheekh Muuse Ee Ka Dhacay Swedan.

Daawo: Full Mudaaharaadkii Balaadhnaa Ee Lagaga Soo Horjeeday Dhiibitaankii Abdikarim Sheekh Muuse Ee Ka Dhacay Swedan.
 
 

Daawo: Ogaysiis Shacab Waynaha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka koonfur Afrika.

Daawo: Ogaysiis Shacab Waynaha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka koonfur Afrika.

Waxaan la Ogaysiinayaa dhamaan shacab wanaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur Afrika in la qaban doono mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo hor jeedo dhiibistii […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

 

 
 

Doodii BBC-da Ee Galabta Ee Qalbi Dhagax Dagaal iyo Dood Adag Maadeey iyo Goodax Barre..

Doodii BBC-da Ee Galabta Ee Qalbi Dhagax Dagaal iyo Dood Adag Maadeey iyo Goodax Barre..

Galabta waxaa idaacada BBC-da qaybteeda Afsoomaliga waxa fooda isku daray xildhibaan katirsan Baarlmaanka Somaali oo lagu magacaabo  Goodax Barre oo difaacayey dhiibistii Qalbi Dhagax ay […]

 
 

Deg deg: Daawo Muuqaal Dhamaystiran Baanbax Soomaliwayn Ee Qalbi Dhagax Oo hadda ka Dhacay Sweden

Deg deg: Daawo Muuqaal Dhamaystiran Baanbax Soomaliwayn Ee Qalbi Dhagax Oo hadda ka Dhacay Sweden

Soomaalida ayaan ku kala harin dhiidhiga dhacdadii foosha xumayd ee maamulka Muqdisho Naftii hure Cabdi kariin Sheekh Muuse uu gumaysiga ugu gacan galiyey waxaana galabta […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay