Archive for: September, 2017

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Swedan Stocholm.

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Swedan Stocholm.

Waxaa ka socda caasimada wadan swedan magaalada stocholm mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo muwaadinkii somaliga ahaa Halgame Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) ee loo gacan […]

 
 

Deg Deg: Firxadka Kooxda TPLF oo Batay & Abay Sahay oo Ciyaalkiisii Lacararay.

Deg Deg: Firxadka Kooxda TPLF oo Batay & Abay Sahay oo Ciyaalkiisii Lacararay.

War hada kusoo dhacay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa xaqiijinaya in ninka awooda badan ku dhex lahaan jiray kooxda TPLF ee Abay […]

 
 

Daawo: Sh Cumar Faaruuq Muxuu Ku Sheegay JWXO & Halganka Ay Kujirto?

Daawo: Sh Cumar Faaruuq Muxuu Ku Sheegay JWXO & Halganka Ay Kujirto?
 
 

Qarax Ay Dad Kudhinteen oo Addis Ababa Kadhacay & TPLF oo Qarisay.

A decapitated victim of an explosion at an arms dump lies on the ground in Addis Ababa June 1991. Ethiopia

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya qarax ay dad kudhamaadeen oo kadhacay dhismo wayn oo kasocday magaalada Addis […]

 
 

Duufaanka Irma oo Dad Ku Dilay Jasiirado Dhaca Kaariibiyaanka.

Duufaanka Irma oo Dad Ku Dilay Jasiirado Dhaca Kaariibiyaanka.

Ugu yaraan 7 qof ayaa duufaanta Irma ku dishey Jasiiradda Saint Martin ee u qaybsan Faransiiska iyo Holland, waxaana biyaha iyo dabayluhu qaateen 90% jasiiradaha […]

 
 

Kulan Muhiim Ah oo Dhexmaray Jaaliyaadka Ogadenia Ee Aduunka & Madaxda JWXO.

Kulan Muhiim Ah oo Dhexmaray Jaaliyaadka Ogadenia Ee Aduunka & Madaxda JWXO.

Maanta oo Khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 7/9/17 waxaa shir aad muhiim u ahaa yeeshay Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenia ee aduunka iyo mas’uuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Ogadenya Ee Bariga Afrika Kuligaana Waxaan Wada Nahay Qalbi-Dhagax(Qalbi-Mideeye).

Daawo: Jaaliyada Ogadenya Ee Bariga Afrika Kuligaana Waxaan Wada Nahay Qalbi-Dhagax(Qalbi-Mideeye).

 

 
 

Afhayeenka ONLF Mudane Abdiqadir Hassan Hirmooge ayaa sikulul uga Hadlay Go aankii Golaha Wasiirada Somaliya

Afhayeenka ONLF Mudane Abdiqadir Hassan Hirmooge ayaa sikulul uga Hadlay Go aankii Golaha Wasiirada Somaliya

Afhayeenka ONLF Mudane Abdiqadir Hassan Biixi Hirmooge Cadaani Ayaa Wareysi siiyey Laanta Afkasomaliga ee VOA.Halkan Kadhagayso. ONA.

 
 

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Dhacay Koonfur Afrika.

Daawo: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Dhacay Koonfur Afrika.

Jaaliyada Somaliyeed ee wadanka Koonfur Afrika ayaa waxay qabatay mudaaharaad lagaga soo horjeedo afduubkii sharci darada ahaa ee lagu afduubay abdikariim sheekh muuse oo kamid […]

 
 

African Rights Monitor condemns the actions of the Somali Federal Government and demands that Ethiopia frees Abdikarim Sh. Muse

African Rights Monitor condemns the actions of the  Somali Federal Government and demands that Ethiopia frees Abdikarim Sh. Muse

  September 7, 2017 Geneva African Rights Monitor condemns the actions of the Somali Federal Government and demands that Ethiopia frees Abdikarim Sh. Muse. Abdikarim […]

 
 

Deg Deg: Banaanbaxyo Waawayn oo Hada Kasocda Ifo.

Deg Deg: Banaanbaxyo Waawayn oo Hada Kasocda Ifo.

Waxaa hada xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab kasocda wajigii labaad ee banaanbaxyo lagaga soo horjeedo dhiibitaankii halyaygii Soomaaliyeed ee Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax. Dibadbaxa maanta […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo Xaasaasi ah.

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Bixiyay Waraysi Dheer oo  Xaasaasi ah.

  Warbaahinta caalamiga ah ee BNN oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalim. Waraysiga […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee gacanta Gumaysiga kujira ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia loogaystay, tacadiyadan oo isugu […]

 
 

Kacdoono Kasocda Magaalada Dirdabe & Wayaanaha oo Shacab Laayay.

Kacdoono Kasocda Magaalada Dirdabe & Wayaanaha oo Shacab Laayay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dirdabe ayaa sheegaya kacdoono xoogan oo ciidanka wayaanaha iyo taliskooda lagaga soo horjeedo oo maalin nimadii shalay oo Arbaco ahayd […]

 
 

Maqaal: Dhiibidda Halgame C/kariim (Qalbi dhagax) waxay muujinaysaa inay jirto Qaran wareejin hoose oyna Soomaalidu ogayn!! By: Xaaji M/Rashiid.

Maqaal: Dhiibidda Halgame C/kariim (Qalbi dhagax) waxay muujinaysaa inay jirto Qaran wareejin hoose oyna Soomaalidu ogayn!! By: Xaaji M/Rashiid.

Halgamayaal marka hore waxaan idinla wadaagayaa murugada aad wada dareemaysaan hadaad tihiin guud ahaan umadda soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya ee xorriyadda jecel. Marka […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Cirka Ah Ku Qaaday Al-Shabaab.

Maraykanka oo Duqayn Cirka Ah Ku Qaaday Al-Shabaab.

Weerar loo adeegsaday diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka Bay ayaa la sheegay in lagu dilay […]

 
 

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Tahriibayaal Ku Dhinta Xadka Liibiya & Masar.

Ciidamada Liibiya ayaa helay meydadka 16 qof, kuwaas oo ku geeriyooday saxahara Liibiya meel aad ugu dhaw xuduudka Libya la wadaago dalka Masar. Dadka meydadkooda […]

 
 

Deg Deg: Xubno Katirsan Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Ladhaawacay.

Deg Deg: Xubno Katirsan Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Ladhaawacay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in xubno katirsan baarlamaan kusheegaya wayaanaha lagu dhaawacay duleedka magaalada Gonder ee dhulka Axmaarada. […]

 
 

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED KA SOO QAYBGALA BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO WALAALKEN ABDI KARIIM SHEIKH MUSE QALBI DHAGAX OO KA DHICI DOONA SAAFARADA ETHIOPIA EE […]

 
 

Deg Deg: Ciidamadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigaay Sheekh Caan Ah Oo Ka Hadlay Arinka Qalbidhagax

Deg Deg: Ciidamadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigaay Sheekh Caan Ah Oo Ka Hadlay Arinka Qalbidhagax

Ciidamada maamulka Soomaaliland ee Hargaysa ayaa gurigiisa xalay saqdii dhexe kala baxay Sheekha Aadan Cabdi Warsame (Aadan Suunne) kadib markii si wayn uga dhiidhiyey dhacdadii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay