Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay […]
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka somaliya ayaa qabteen shir jaraa id oo ay kaga soo horjeedaan go’aanka kooxda farmaajo iyo Maamulka nugul ee ka taliga Villa […]
Waxaan dhamaan ogaysiinaynaa shacabka Waynaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Uk gaar ahaana magaalada London in la qaban doono mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo […]
Will the real “qalbi-dhagax” please stand up? “الْمُسْلِمُ أَخُو الْمُسْلِمِ، لاَ يَظْلِمُهُ وَلاَ يُسْلِمُهُ” “A Muslim is a brother of another Muslim, so he should […]
Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay inuusan ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee bisha oktoobar dhici doonto. […]
Sida ay sheegayaan qaar kamid ah warbaahinta dalka Maraykanka Barack Obama Madaxweynihii hore ee Maraykanka ayaa ku fekeraya olole ka dhan ah Donald Trump ninka […]
Jaaliyada Ogaadeeniya ee Victoria wadanka Australia ayaa bayaan ka soosaartay dhacdadii xanuunka badnayd ee taabatay dhamaan quluubta umada Soomaaliyeed. Jaaliayada Ogadenya ee Victoria Waxay cambaaraynaysaa […]
Waxaa hadda ka socda Xeryaha qaxootiga ee ku yaala wadanka Kenya dibadbaxyo balaadhan oo lagaga soo hor jeedo ama lagu diidanyahay dhiibista ay dawlada Soomaaliya […]