Archive for: September, 2017

QALBI-DHAGAX Wuxuu Ahaa Halyeey JWXO Ah.

QALBI-DHAGAX Wuxuu Ahaa Halyeey JWXO Ah.
 
 

Kooxda TPLF oo Is Hortaagtay Bandhigii Tedi Afro & Shacabka oo Gadooday.

Kooxda TPLF oo Is Hortaagtay Bandhigii Tedi Afro & Shacabka oo Gadooday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay kooxda TPLF tu mamnuucday bandhigeed uu dhigi lahaa fanaan caan […]

 
 

Dibad Baxyo Waawayn oo Kadhacay Oromiya, & Ciidan Lagu Daabulay.

Dibad Baxyo Waawayn oo Kadhacay Oromiya, & Ciidan Lagu Daabulay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta Gumaysiga kujira ayaa sheegaya banaan baxyo waawayn oo labadii bari ee lasoo dhaafay kasocday qaybo kamid ah […]

 
 

Hooyo Soomaaliyeed Ohio Lagu Dhaawacay.

Hooyo Soomaaliyeed Ohio Lagu Dhaawacay.

Wararka ka imanaya magaalada Columbus ee gobolka Ohio dalka Mareykanka ayaa sheegaya in la dhaawacay Haweeney Soomaaliyeed, kaddib markii rasaas lagu furay. Nin cadaan ah […]

 
 

Wakhtiga Doorashada Kenya oo La Shaaciyay.

Wakhtiga Doorashada Kenya oo La Shaaciyay.

Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee Kenya kadib markii ay maxkamad […]

 
 

Xizbullah & Daacish oo Heshiis Dhex Maray.

Xizbullah & Daacish oo Heshiis Dhex Maray.

Hoggaamiyaha kooxda Hezbollah ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha Suuriya Bashar Al-Assad, si uu ugala xaajoodo heshiis boqolaal ka tirsan maleeshiyada Daacish looga daad gureeyey […]

 
 

Ogaysiis Jaaliayada Ogadenya Ee Wadanka Maraykanka Gaar Ahaana Faraca Seatle.

Ogaysiis Jaaliayada Ogadenya Ee Wadanka Maraykanka Gaar Ahaana Faraca Seatle.

Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka maraykanka gaar ahaana faraca magaalada Seatle in la qaban doono munaasabad lagu xusaayo sanad guuradii […]

 
 

Odayaasha & Wax garadka Somaliyeed Ee Koonfur Afrika Ayaa Waxay Qabteen Shir Jaraa’id Magaalada Johanesburg.

Odayaasha & Wax garadka Somaliyeed Ee Koonfur Afrika Ayaa Waxay Qabteen Shir Jaraa’id Magaalada Johanesburg.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka koonfur afrika wax garadka iyo odayaasha ayaa waxay shir jaraa’id ku qabteen magalaada Johanesburg waxay na si wayn u cambaareeyeen falkii […]

 
 

Daawo: Kulan Waxgaradka Gaarissa Ay Uga Hadleen Xadhigii N/Hure Cabdikariin Qalbi Dhagax

Daawo: Kulan Waxgaradka Gaarissa Ay Uga Hadleen Xadhigii N/Hure Cabdikariin Qalbi Dhagax

Magaalada Gaarissa ee Caasimada Gobolka Waqooyi Bari kenya waxaa ¬†maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan magaalada […]

 
 

Daawo: Xildh. Ahmed Warsame Xashi & Falanqaynta Halgame Abdikarim Sh Muse.

Daawo: Xildh. Ahmed Warsame Xashi & Falanqaynta Halgame Abdikarim Sh Muse.
 
 

Daawo:Col. C/lahi Abdi Dulle oo Hadlay Afduubkii Halgame Abdikarim Sheikh Muse.

Daawo:Col. C/lahi Abdi Dulle oo Hadlay Afduubkii Halgame Abdikarim Sheikh Muse.
 
 

Daawo: Shacabka Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Muqdisho Waxay Muujiyeen Dareen Somalinimo Ah.

Daawo: Shacabka Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Muqdisho Waxay Muujiyeen Dareen Somalinimo Ah.

Shacabka ku dhaqan muqdisho waxay muujiyeen dareen kooda ku aadan in walaal somali ah oo waliba ahaa ragii uso dagaalamay wadanka kana mid ahaa ciidankii […]

 
 

Deg Deg: Daawo Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibista Halgame Abdikariim oo Muqdisho Ka Dhacay..

Deg Deg: Daawo Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibista Halgame Abdikariim oo Muqdisho Ka Dhacay..

Mudaaharaad balaadhan oo ay soo abaabuleen dadwaynaha somaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho ayaa wuxuu ka dhacay muqdisho waxaana lagaga soo horjeeday dhiibida Abdikarim sheekh […]

 
 

Daawo: Munasabada Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo oo Si Wayn Looga Xusay Meelo Badan oo Dunida Kamida.

Daawo: Munasabada Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo oo Si Wayn Looga Xusay Meelo Badan oo Dunida Kamida.

Munaasabado loogu dabaal dagayo sanadguuradii 33 aad ee kasoo wareegta aas aaskii jwxo ayaa waxaa lagu qabtay meelo badan oo kamida aduunka waxana ka mid […]

 
 

Daawo: Hooyooyinka Somaaliyed Ee Edmanton oo Sugaan Ku Cabiray Say uga Soo Horjeedaan Dhiibista Halgame Abdi-Karim.

Daawo: Hooyooyinka Somaaliyed Ee Edmanton oo Sugaan Ku Cabiray Say uga Soo Horjeedaan Dhiibista Halgame Abdi-Karim.

Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan magaalada Edmonton wadanka Canada gaar ahaana hooyooyinka ayaa waxay ku cabireen dareenkoda ku aadan dhiibista Halgame Abdikarim Shekh Muuse qalbi […]

 
 

Xisbiga Samayawi oo Dibad Bax Kubaaqay & TPLF oo Diiday.

Xisbiga Samayawi oo Dibad Bax Kubaaqay & TPLF oo Diiday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ismaan dhaaf wayn oo soo kala dhex galay taliska wayaanaha iyo xisbiga […]

 
 

Daawo: Addis Ababa oo Noqotay Suuq Ciyaalka Lagu Kala Gato & Cabsi Arinkaas Kadhalatay.

Daawo: Addis Ababa oo Noqotay Suuq Ciyaalka Lagu Kala Gato & Cabsi Arinkaas Kadhalatay.

Wararka ka imanaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin argagax iyo yaab kunoqotay guud ahaan dadyowga dunida, taas oo keentay in ay hay’adaha xuquuqul insaanku […]

 
 

Kooxda TPLF oo Qayb Ahaan Kuguulaysatay Iskudirka Dadka Ay Gumaysato.

Kooxda TPLF oo Qayb Ahaan Kuguulaysatay Iskudirka Dadka Ay Gumaysato.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegay in ay kooxda TPLF kuguulaysatay qayb ahaan isku dirkii qoomiyadaha oodwadaagta ah ee lagumaysto, sida xogta […]

 
 

Deg Deg: Al-Shabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Buulo Guduud.

Deg Deg: Al-Shabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Buulo Guduud.

Warar ay ONA heshay ayaa tibaaxaya in ugu yaraan 7 asari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ay ku dhinteen weerar ay maleeshiyada Al-Shabab ku […]

 
 

Waqooyi Kuuriyada oo Bam Haydarojiin Ah Tijaabisay.

Waqooyi Kuuriyada oo Bam Haydarojiin Ah Tijaabisay.

Waqooyi Kuuriyada ayaa xaqiijisey in ay tijaabiyeen Bam Haydarojiin ah, subaxnimadii hore ee Axadii. Fariinta Kuuriyada Waqooyi ku xaqiijisey tijaabadan cusub ee hubkan Nukliyeerka ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay