Archive for: September, 2017

Muslimiinta Rohinga oo Dhibaato Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Muslimiinta Rohinga oo Dhibaato Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Dad lagu qiyaasay 58600 oo qof oo qawmiyadda Rohinga ah ayaa ka gudbey xuduudka Bangaladesh todobaadkii u danbeeyey, sida laga soo xiganayo hay’adda UNCHR ee […]

 
 

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Xaaji oo Baaq u diray Qurba Joogta Somaliyeed inay Ka Qayb Qaataan Xoriyada Halgame Abdikariim.

Daawo: Xildhibaan Zakariye Mohamud Xaaji oo Baaq u diray Qurba Joogta Somaliyeed inay Ka Qayb Qaataan Xoriyada Halgame Abdikariim.

Xildhibaan zakariye Mohamud haaji oo kamida baarlamaanka wadanka somaliya ayaa wuxuu ugu baaqay dhamaan dad waynaha somaliyeed ku dhaqan wadamada Europe, America,Canada, iyo Australia, inay […]

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeenya UHO Ee Magaalada Al-xassa oo Cambaareeyay Dhiibitaankii C/kariim.

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeenya UHO Ee Magaalada Al-xassa oo Cambaareeyay Dhiibitaankii C/kariim.

Kulan ay isu yimaadeen qaar kamida ururka haweenka Ogadenya UHO faraciisa sucuudiga Arabia magaalada Alxasa ayaa waxay qabteen shir ay uga hadlayeen dhacadii foosha xumahayd […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Minnesota & Qaar Kamida Masuuliyiinta JWXO oo War Saxaafadeed Qabtay.

Jaaliyada Ogadenya Minnesota & Qaar Kamida Masuuliyiinta JWXO oo War Saxaafadeed Qabtay.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee minnisota iyo masuuliyiin kamida Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ayaa waxay qabteen war saxaafadeed ay qabteen waxayna kaga hadleen wax yaalo badan […]

 
 

Daawo.Muuqaal kooban”waxaan ahay Qalbidhagax”

Daawo.Muuqaal kooban”waxaan ahay Qalbidhagax”

Kala iibsashada Halgame Abdikariin Sheekh Muusa ee xukuumadaha Muqdisho iyo Adiss -abab ayaa  Saameyn xoogan ku yeeshay dhamaan Soomaalida, waxayan Arintaasi keentay inay shacabka Soomaaliyeed […]

 
 

Daawo: Wararki Qubanaha Ee Ilays tv iyo Barnaamijyadii ugu Danbeeyay.

Daawo: Wararki Qubanaha Ee Ilays tv iyo Barnaamijyadii ugu Danbeeyay.
 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenya Ee Finland oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenya Ee Finland oo Qabanaysa Sanad Guuradii 33 aad Ee Jwxo.

Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan jaaliyada Ogadenya ee wadanka Finland in la qaban doono xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 33 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii jabhada […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub oo Abwaanad Rooda Ibraahim Abdi Guray u Tirisay Kuwii Dhiibay Qalbi Dhagax.

Daawo: Gabay Cusub oo Abwaanad Rooda Ibraahim Abdi Guray u Tirisay Kuwii Dhiibay Qalbi Dhagax.
 
 

Deg deg Xildhibaan Axmed Xashi oo kahadlay Dhiibistii Halgame Qalbi Dhagax

Deg deg Xildhibaan Axmed Xashi oo kahadlay Dhiibistii Halgame Qalbi Dhagax
 
 

Deg deg: Dibad Bax Balaadhan Oo lagaga Soo Horjeedo Dhiibistii Cabdikariin Sheekh Muuse Oo ka Dhacaday Galkacyo

Deg deg: Dibad Bax Balaadhan Oo lagaga Soo Horjeedo Dhiibistii Cabdikariin Sheekh Muuse Oo ka Dhacaday Galkacyo

Magaalada Galkacyo waxaa maanta ka dhacay mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo hor jeedo dhiibtii gumaysiga loo dhibay Naftii hure Cabdikariin Sheekh Muuse, Mudaaharaadka ayaa waxaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Yamen oo Xaflada Ciidu Adxa Kuna Cambaaraysa Dhiibitaankii Abdikariim.

Jaaliyada Ogadenya Ee Yamen oo Xaflada Ciidu Adxa Kuna Cambaaraysa Dhiibitaankii Abdikariim.

Waxaa xaflad lagu xusaayo munaasabada ciidul Adxaa isugu yimaaday jaaliyada Ogadenya ee wadanka yamen waxaana kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sidoo kale […]

 
 

Xuskii Xafladii Sanadguurada JWXO oo lagu qabtay Columbus, OH + SAWIRO

Xuskii Xafladii Sanadguurada JWXO oo lagu qabtay Columbus, OH + SAWIRO

Waxaa habeenimadii Sabtida magaalada Columbus ee gobalka Ohio lagu qabtay xafladii xuskii kasoo wareegtay xiligii la aas-aasay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO). Munaasabadan xuska ah […]

 
 

Dhiibistii C/kariin Sh Muuse oo xukuumadaha Soomaaliya iyo Itoobiya ka been sheegayaan.

Dhiibistii C/kariin Sh Muuse oo xukuumadaha Soomaaliya iyo Itoobiya ka been sheegayaan.

Septeber 2, 2017 Bayaan Markii ay taariikhdu ahayd 28 August, 2017 waxaa si sharci darro ah loogu dhiibay taliska TPLF ee Itoobiya ka taliya Mudane […]

 
 

Daawo:Sheekh Abdulaahi Sagal oo Si Adag uga Hadlay Dhiibitaanka Halgame Abdikariim Sheekh Muuse.

Daawo:Sheekh Abdulaahi Sagal oo Si Adag uga Hadlay Dhiibitaanka Halgame Abdikariim Sheekh Muuse.

Sheekh Abdulaahi Sagal oo kamida culumada somaliyeed kuwooda ugu caalimsan wakhtigan la joogo ayaa wuxuu ka hadlay dhacdadii gadaafada ahayd oo ka dhacday somaliya taasoo […]

 
 

Daawo: Barnaamij Gaara oo Lagusoo Qaatay Dhiibidii Halgame Abdikariim Tvga Somali Cable Halgame Diirane &Shekh Cabdulahi Sagal.

Daawo: Barnaamij Gaara oo Lagusoo Qaatay Dhiibidii Halgame Abdikariim Tvga Somali Cable Halgame Diirane &Shekh Cabdulahi Sagal.

Barnaamijkan wuxuu ahaa mid gaara waxaana marti ku ahaa Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Jwxo Mudane Mohamed Abdi Yaasiin Diirane iyo Sheekh Cabdulaahi Sagal oo Kamida […]

 
 

Sonkortii Itoobiya Gabaabsiga Ku’ahayd oo Ladhoofinayo & Shacabka oo Diiday.

Sonkortii Itoobiya Gabaabsiga Ku’ahayd oo Ladhoofinayo & Shacabka oo Diiday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ismaan dhaaf wayn oo soo kala dhex galay dadwaynaha ree Itoobiya iyo qaar kamid ah ganacsatada […]

 
 

Xaflad Lagu Maamuusayay Dhalashadii JWXO oo Riyaad Kusoo Gabagabowday.

Xaflad Lagu Maamuusayay Dhalashadii JWXO oo Riyaad Kusoo Gabagabowday.

Waxaa siqdii dhexe ee habeenimadii xalay oo Axad ahayd magaalada Riyaad ee caasimada wadanka Boqortooyadi Sucuudiga kusoo gabagaboobay xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay sanad […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Udawarsi Tagay Wadanka Sudan.

Taliska Wayaanaha oo Udawarsi Tagay Wadanka Sudan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada dawarsiga kucaan baxday ee wayaanuhu ay codsi dayn doonad […]

 
 

Hay’adaha Samafalka oo Qaylo Dhaan Kasoo Saaray Xaalada Cakiran Ee Ogadenia.

Hay’adaha Samafalka oo Qaylo Dhaan Kasoo Saaray Xaalada Cakiran Ee Ogadenia.

Warbaahinta dacaayadaha loosamaystay ee gumaysiga afhayeenka u ah ayaa maalin iyo habeenba sootabiya warbixino marin habaabin ah oo ay kusheegayaan in wadanka gacanta Gumaysiga kujira […]

 
 

Uhuru Kenyatta oo Burcad ku sheegay guddoomiyaha maxkmada sare ee dalka Kenya

Uhuru Kenyatta oo Burcad ku sheegay guddoomiyaha maxkmada sare ee dalka Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo dadweyne isku soo baxay kula hadlaya Suuqa Burma ee magaalada Nairobi, ayaa ku tilmaamay guddoomiyaha maxkamada sare ee Kenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay