Archive for: September, 2017

ONLF Press Release Disinformation about Abdikarin’s refoulement to TPLF-led Ethiopian regime by the Somali regime of Farmajo.

ONLF Press Release Disinformation about Abdikarin’s refoulement  to TPLF-led Ethiopian regime  by the Somali regime of Farmajo.

September 2, 2017 On August 28, 2017  Mr Abdikarin Sheikh Muse,  an executive committee member of the ONLF, who advocates for the rights of Somali […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jwxo Mudane Hassan Moalin oo Waraysi Siiyay Esat Tv.

Daawo: Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jwxo Mudane Hassan Moalin oo Waraysi Siiyay Esat Tv.

TV-ga caalamiga ah ee afka Axmaariga ku baxa ee ESAT ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya layeeshay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Dhalin 1000 Kabadan oo Gobolka Axmaarada Lagu Jidh-dilay.

Dhalin 1000 Kabadan oo Gobolka  Axmaarada Lagu Jidh-dilay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu todobaadkan kuxidheen in kabadan 1000 dhalin yaro ah oo […]

 
 

Wadanka Itoobiya oo Noqday Wadanka Daynta Ugu Badan Qaba Dunida.

Wadanka Itoobiya oo Noqday Wadanka Daynta Ugu Badan Qaba  Dunida.

Khubaro caalami ah oo dhinaca dhaqaalaha ah ayaa sheegay in ay adag tahay in uu soo kabto dhaqaalaha wadanka Gumaysiga, oo sida ay khuburadu sheegeen […]

 
 

Maxkamada Sare ee Kenya oo Go’aamisay in Doorashada Dib Loogu Noqdo.

Maxkamada Sare ee Kenya oo Go’aamisay in Doorashada Dib Loogu Noqdo.

Maxkamada Sare ee dalka Kenya oo todobaadyadii lasoo dhaafay dhageysaneysay dacwada ay Xisbiga Mucaaridka ee NASA ka gudbiyeen dowlada iyo guddiga doorashada inay musuq maasuqeen […]

 
 

Khilaafka Ruushka & Maraykanka oo Xoogaystay.

Khilaafka Ruushka & Maraykanka oo Xoogaystay.

Dowladda Maraykanka ayaa ka jawaabtey go’aankii Ruushku uu 750 Diblomaasi oo Maraykan ah dalkooda uga saareen. Maraykanka ayaa ku amrey Ruushku in ay xidhaan qunsuliyadda […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadi Kala Duwanaa Ee Ilays tv Mudaaharadadii Maanta & Aragtiyada Shacabka Somaliyeed.

Daawo: Barnaamijyadi Kala Duwanaa Ee Ilays tv Mudaaharadadii Maanta & Aragtiyada Shacabka Somaliyeed.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee ilays tv wararkii aduunka kuwana geeska iyo Ogadenya. Wararka kala duwan ee ilays tv waxaad si […]

 
 

Muuqaal Murugo iyo Ciilbadan “Haweenkii Iyo Agoontii Ree Ogaadeeniya Ee Maanta lagu Laayey Dhoobley”

Muuqaal Murugo iyo Ciilbadan “Haweenkii Iyo Agoontii Ree Ogaadeeniya Ee Maanta lagu Laayey Dhoobley”

Magaalada Dhoobley maanta waxaa ka dhacay banaabax nabad galo ah oo ay soo qaban qaabiyeen Agoontii iyo Haweenka ree  Ogaadeeniya ee ku dhaqan halkaasi waxaase […]

 
 

Waraysi Mudaahraadkii Maanta lagu Taageerayey Halgame Cabdikariin Ee Muqdisho ka Dhacay iyo Wariye Axmed

Waraysi Mudaahraadkii Maanta lagu Taageerayey Halgame Cabdikariin Ee Muqdisho ka Dhacay iyo Wariye Axmed

Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay banaanbax kooban oo lagu taageerayey halgamaagii sida dulmiga ah ay ukala gateen xukuumada Soomaaliya iyo Gumaysiga Ethiopia..Banaanbaxa ayaa waxaa […]

 
 

Daawo: Shacab wata Sawirada Halyey Cabdikariim & Boodhadh oo Wali Muqdisho Mudaaharaad Ka Wada.

Daawo: Shacab wata Sawirada Halyey Cabdikariim & Boodhadh oo Wali Muqdisho Mudaaharaad Ka Wada.

Shacab iyo dad wayne somaliyeed oo aad uga cadhaysan falkii foosha xumaa ee maamulka Farmaajo ugu gacan galiyeen muwaadinka somaliyeed gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa isu […]

 
 

Daawo: Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya mudane Cadaani Hiirmooge oo Waraysi Ku Saabsan Abdikarim Siiyay Radio/Tv Goobjoog.

Daawo: Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya mudane Cadaani  Hiirmooge oo Waraysi Ku Saabsan Abdikarim Siiyay Radio/Tv Goobjoog.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya mudane Cadaani Hiirmooge ayaa wuxuu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Radio/Telefeshion Goobjoog wuxuuna uga xog waramay dhiibitaankii gadaafada iyo khayaanada […]

 
 

Deg-Deg: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibista Abdikarim Shekh Muse oo Ka Socda Muqdisho.

Deg-Deg: Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Dhiibista Abdikarim Shekh Muse oo Ka Socda Muqdisho.

Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhiibista Abdikariim sheekh Muuse oo ahaa Sargaal sare oo ka tirsan Ciidmada xooga Dalka somaliyeed, 1977 diina ku dhaawac […]

 
 

Maqaal Xiiso badan: Ma Soomaalinimaday Eedeen?

Maqaal Xiiso badan: Ma Soomaalinimaday Eedeen?

Ma Soomaalinimaday Eedeen? Axmed Yaasiin Cabdi ismalure@hotmail.com 31 August, 2017  Waa su’aal laga yaabo inay dad badani u arkaan mid aan macno wayn ku sii […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kawarbixiyay Xaalada Halgame Cabdikariim.

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Kawarbixiyay Xaalada Halgame Cabdikariim.

Laanta afka Axmaariga ee ideecada VOA-da ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, Mudane Xassan macalim […]

 
 

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamadrashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamadrashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Waraka isasoo taraya ayaa sheegaya in dawlada Soomaaliya ay noqotay tii ugu horaysay ee shaqsi Soomaaliya u gacan galisa Dawlad Shisheeye. Wararkan oo ka dhakafaariyay […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday Halgame Halyey Abdi Kariim Sheekh Muuse “Qalbi-Dhagax”.

Daawo: Hees Wadani Ah Loo Qaaday Halgame Halyey Abdi Kariim Sheekh Muuse “Qalbi-Dhagax”.

 

 
 

Isusoobixii Ciida Itoobiya oo In Lamabnuuco Qarka Usaaran, Sababta.

Isusoobixii Ciida Itoobiya oo In Lamabnuuco Qarka Usaaran, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay kooxda TPLF ee talada wadanka marooqsatay ay aad uga walwashan yihiin maalmaha ciida ee sanadka […]

 
 

Qoomiyada Tigreega oo Boobaysa Dhulka Qoomiyada Qimamt & Dad Laxasuuqay.

Qoomiyada Tigreega oo Boobaysa Dhulka Qoomiyada Qimamt & Dad Laxasuuqay.

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga wadanka Gumaysiga ayaa sheegaya in qoomiyada Tigreegu ay dhibaatooyin kala duwan ugaystatay qoomiyada Tirada yar ee Qimamt oo dagta xuduuda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay