Archive for: September, 2017

Daawo: Wararkii tvga Qaranka Ogaadeniya Ka Baxay Caawa iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii tvga Qaranka Ogaadeniya Ka Baxay Caawa iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataa barnaamijyadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii caawa lagu soo qaatay. Hoos ka daawo. […]

 
 

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee Jwxo Naftiihure Cabdi Saxane.

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee Jwxo Naftiihure Cabdi Saxane.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya lala yeeshay gudoomiyaha xarunta dhexe ee jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya Halgame Naftiihure Abdi saxane. Hoos ka daaw waraysiga. ONA.

 
 

Joint press statement released by the Oromo and Ogaden communities in Ottawa, Canada.

Joint press statement released by the Oromo and Ogaden communities in Ottawa, Canada.

The following joint press statement was also released on September 23, 2017, by the Oromo and Ogaden communities in Ottawa, Canada.

 
 

Daawo: Qudbadihii Jaaliyadaha Ogadeniya & Oromiya Ay Ka Kala Jeediyeen Mudaaharaadkii Ka Dhacay Oslo.

Daawo: Qudbadihii Jaaliyadaha Ogadeniya & Oromiya Ay Ka Kala Jeediyeen Mudaaharaadkii Ka Dhacay Oslo.

   

 
 

Taliyaha Amniga Ee Gobolka Axmaarada oo Khalkhalay + Sababta.

Taliyaha Amniga Ee Gobolka Axmaarada oo Khalkhalay + Sababta.

Wararka ka imanaya Gobolka Axmaarada ee Woqooyiga Itoobiya ayaa sheegay khal khal lasoo darsay taliyiha ciidaamada amaanka ee ee Gobolka Axmaarada oo lagu magacaabo Fisaha […]

 
 

Turkiga oo Muqdisho ka Hirgaliyay Dugsi lagu barto Duulimaad yada.

Turkiga oo Muqdisho ka Hirgaliyay Dugsi lagu barto Duulimaad yada.

Dugsiga xariga laga jaray ayaa waxaa dhistay Hay’ada dowladda Turkiga u qaabilsan gargaarka iyo hormarinta ee Tika waxaana loo dhisay in lagu soo saaro Aqoonyahano […]

 
 

Deg Deg: Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Ladhaawacay.

Deg Deg: Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Ladhaawacay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kibramengist ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya xiisad kulul oo halkaas kataagan kadib markii dhaawac culus lagaadhsiiyay mid kamid ah saraakiisha […]

 
 

Mareykanka oo sheegay in aysan weerar ku aheyn Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka oo sheegay in aysan weerar ku aheyn Kuuriyada Waqooyi.

War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Dowlada Mareykanka aysan duulaan ku ahayn xukumadda Pyongyang ee Kuuriyada Waqooyi. Aqalka Cad ee looga […]

 
 

Ethiopia: Security forces shot and injure several people in Debre Tabor.

Ethiopia: Security forces shot and injure several people in Debre Tabor.

Several residents of Debre Tabor in Gondar who protested the detention of a church leader were shot and injured as security forces opened fire at […]

 
 

Daawo: Khayre oo Shirkii Virginia Ee Cariga Maraykanka Kala Kulmay Mudaaharaad.

Daawo: Khayre oo Shirkii Virginia Ee Cariga Maraykanka Kala Kulmay Mudaaharaad.

Waxaa dhawaan safar ku tagay raisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali khayre shirki Qaramada Midoobay ee ka dhacayay wadanka Mararaykanka raisal wasaaraha ayaa rabay inuu shir […]

 
 

Mudahadarad Si Wadajir Ah Usoo Qaban qaabiyeen Jaaliyaada Ogadenya & Oromiya oo Kadhacay Magalada Oslo.

Mudahadarad Si Wadajir Ah Usoo Qaban qaabiyeen Jaaliyaada Ogadenya & Oromiya oo Kadhacay Magalada Oslo.

Magalada Oslo ee dalka Norway waxaa maanta ka dhacay mudaharaad balaadhan ooy si wada jir ah usoo abaabuleen jaaliyadaha kasoo horjeeda gumaysiga iyo gumaadka ay […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ee Ilays tv iyo Barnaamijyo Xiiso Badan.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ee Ilays tv iyo Barnaamijyo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataa barnaamij yadii xiisaha badnaa ee tv ga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Kacdoon Kasocda Gobolka Axmaarada & TPLF oo Udigtay Shacabka Oromada.

Kacdoon Kasocda Gobolka Axmaarada & TPLF oo Udigtay Shacabka Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay kumanaan shacab ah oo taageersan wadaad Masiixi ah oo laxidhay isugu soobaxeen halkaas, waxaana […]

 
 

Wadahadalkii Masar & Itoobiya oo Burburay & Xiisad Cusub oo Bilaabatay.

Wadahadalkii Masar & Itoobiya oo Burburay & Xiisad Cusub oo Bilaabatay.

Ilo wareedyo ku dhadhaw dowlada Masar ayaa sheegaya in uu gabi ahaanba burburay wadahadalkii udhaxeeyay dowladaha Masar iyo Itoobiya, kaas oo lagaga wadahadlayay biyo xidheenka […]

 
 

Ethiopia’s deadly Oromo – Somali crisis must end: Somali-American lawmaker.

Ethiopia’s deadly Oromo – Somali crisis must end: Somali-American lawmaker.

(africanews) — Ilhan Omar, a Somali-American lawmaker has joined calls for deadly ethnic clashes in eastern Ethiopia to stop. “The deadly conflict between ethnic Somalis […]

 
 

Farmajo’s betrayal of the Somali people.

Farmajo’s betrayal of the Somali people.

by Abukar Arman @Abukar_Arman Abukar Arman is a Somali political analyst, writer and former diplomat. All betrayals are not made equal. In recent weeks, a political […]

 
 

Turkiga oo Gaashaanka Ku Dhuftay Aftida Kurdiyiinta Ciraaq.

Turkiga oo Gaashaanka Ku Dhuftay Aftida Kurdiyiinta Ciraaq.

Dowlada Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay waxba kama jiraan tahay natiijo kasta oo ka soo baxda Aftida laga qaaday shacabka Kurdiyiinta ee Waqooyiga Ciraaq, taasi […]

 
 

Trump oo Dalal Cusub Ku Daray Liiska Xayiraada Safarada.

Trump oo Dalal Cusub Ku Daray Liiska Xayiraada Safarada.

Madaxwayne Trump ayaa xayiraad cusub ku soo rogay 8 dal oo ay ka mid yihiin Kuuriyada waqooyi, Venezuela iyo Chad. Xayiraadan ayaa ka danbeeysay ka […]

 
 

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Ifo oo Qabsoomay.

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Ifo oo Qabsoomay.

Waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirwaynihii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU fariciisa xerada Ifo kahowl gala. Shirwaynahan oo qabsooma halkii sanaba […]

 
 

Daawo: Munaasabad Balaadhan oo Lagu Qabtay Muqdisho Taasoo Looga Hadlaayay Dhiibistii Qalbi-Dhagax.

Daawo: Munaasabad Balaadhan oo Lagu Qabtay Muqdisho Taasoo Looga Hadlaayay Dhiibistii Qalbi-Dhagax.

Waxaa munaasabad balaadhan lagu qabtay magaalada Muqdisho caasimada umada somaliyeed, waxaana kasoo qayb galay qaar kamida siyaasiyiinta somalida baarlaamaanka somaliya iyo dad wayne soomaaliyeed oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay