Archive for: September, 2017

Ciidanka Wayaanaha oo Wadaad Masiixi Ah Afduubay & Kacdoon Kadhashay.

Ciidanka Wayaanaha oo Wadaad Masiixi Ah Afduubay & Kacdoon Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada wayaanuhu ay afduubeen baadari kamid ah hogaaminta kaniisadaha oo Gobolka Axmaarada aad […]

 
 

Bayaan Wayaanaha Kasoo Baxay oo Saxaafada Xorta Ah Lagu Mabnuucay.

Bayaan Wayaanaha Kasoo Baxay oo Saxaafada Xorta Ah Lagu Mabnuucay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya bayaan saxaafada xorta ah lagu mabnuucayo oo kasoo baxay taliska guud […]

 
 

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Ku Celinta Doorashada Kenya oo Xiligeedii Dhacaysa.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee la filayo in ay ka dhacdo dalkaasi dhammaadka bisha […]

 
 

Trum & Kim Jong Un Yaa Waalan Yaase Miyir Qaba?

Trum & Kim Jong Un Yaa Waalan Yaase Miyir Qaba?

Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in maskaxda aan “fadhiyin” ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan yahay hormarinta hubka dalkiisa […]

 
 

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwana Ee Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwana Ee Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee ilays tv waraysiyo iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga nooga barateen. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadan South Afrika si Hufan Kusoo Dhamaaday.

Daawo: Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadan South Afrika si Hufan Kusoo Dhamaaday.

Sida aan warkaanagii hore idiin kusoo sheegnayba waxaa shir heer sare ah isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika shirka ayaa waxaa lagu fur […]

 
 

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Ifo Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Ifo Kaqabsoomay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 22/9/17 waxaa shirkoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha faraca muftaaxul-xoriyo ee xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab, shirka oo […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Hada Furmay.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Hada Furmay.

Waxaa hada furmay shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika wuxuuna ka furmay Xafiiska xarunta Jaaliyada ee Magaalada Pretoria, shirkan oo […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumacaha Sh Cabdulaahi Sagal Dhiibista Qalbi-Dhagax iyo Shareecada Islaamka.

Daawo: Muxaadarada Jumacaha Sh Cabdulaahi Sagal Dhiibista Qalbi-Dhagax iyo Shareecada Islaamka.

Waxaad hoos ku soo dhawaataan muxaadaradii todobaadka waxaana idiin soo xulay sheekh Cabdulaahi Sagal oo kamida waa wayn ee somalida. Hoos ka daawo.

 
 

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya xiisada xoogan oo halkaas kataagan kadib isku daygii ay kooxda TPLF kudoonaysay in ay […]

 
 

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Warch ayaa dagniin culus usoo jeedisay xukuumada Wayaanaha, waxayna hay’adu taliska kuwar galisay in uu ka digtoonaado mid […]

 
 

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

Khudbadiisi u horeysey ee Donald Trump ka jeediyeo shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ayuu ugu yeeray hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un  naaneysta ah […]

 
 

Khilaafka Iran & Mareykanka oo Cirka Isku Shareeray.

Khilaafka Iran & Mareykanka oo Cirka Isku Shareeray.

Madaxweynaha waddanka Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay gollaha guud ee QM waxaa uu si xooggan ugu cambaareeyay dhaleecaynta uu dalkiisa kala kulmay […]

 
 

At least 46 killed in South Ethiopia ethnic clashes.

At least 46 killed in South Ethiopia ethnic clashes.

At least 46 people were killed in ethnic fights in Southern Ethiopia while over 50 were injured since clashes began in July. ESAT learnt that […]

 
 

Human Right Watch ‘HRW’ oo ka Hadashay Arrinta Qalbi dhagax.

Human Right Watch ‘HRW’ oo ka Hadashay Arrinta Qalbi dhagax.

Hay’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan dadka kasoo cararay Dhibaatada Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Deg Deg: Abay Tsahay oo Arimo Caafimaad Awgood Itoobiga Uga Baxsaday.

Deg Deg: Abay Tsahay oo Arimo Caafimaad Awgood Itoobiga Uga Baxsaday.

War hada kusoo dhacay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA) ayaa xaqiijinaya in ninka awooda badan ku dhex lahaan jiray kooxda TPLF ee lagu […]

 
 

Daawo: Afhayeenka Jabhada ONLF Mudane Cadaani Hirmooge oo Waraysi Siiyay Ilays tv.

Daawo: Afhayeenka Jabhada ONLF Mudane Cadaani Hirmooge oo Waraysi Siiyay Ilays tv.

Waxaa warysi dhinacyo badan taaban haya lala yeeshay afhayeenka Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya JWXO Mudane Cadaani Hirmooge. Hadaba hoos ka daawo waraysigii. ONA.

 
 

Xiisad Xoogan oo Mar Kale Kataagan Herar & TPLF oo Ku Jahawareersan.

Xiisad Xoogan oo Mar Kale Kataagan Herar & TPLF oo Ku Jahawareersan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Herar ee xarunta Gobolka Herarida ayaa sheegaya xiisad xoogan oo halkaas kataagan kadib markii ismaan dhaaf wayn uu soo kala […]

 
 

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee wayaanuhu ay bilaabeen howlgal xoogan oo ay […]

 
 

Shantii la kala qaaree qaybsami wayday, Q 2aad by Axmed Yaasiin Cabdi.

Shantii la kala qaaree qaybsami wayday, Q 2aad by Axmed Yaasiin Cabdi.

Gumaystayaashii reer Yurub, oo saaxiib la ahaa Itoobiya, markii ay arkeen dadka soomaaliyeed oo ah dad wax walba wadaaga, firinfircoon, dhiig badan oo isu hiiliya, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay