Archive for: September, 2017

Shirkii Kooxda EPRDF oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday.

Shirkii Kooxda EPRDF oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shir allbaabadu uxidhnaayeen oo kooxda EPRDF mudo 2 bari ah uga socda […]

 
 

Ciidii Sanadka Cusub Ee Itoobiya oo Noqotay Maalin Murugo.

Ciidii Sanadka Cusub Ee Itoobiya oo Noqotay Maalin Murugo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya inshacabka lagumaysto ee Itoobiya kudhaqan ay maalintii shalay u ahayd murogo iyadoo kooxda TPLF ay doonaysay in […]

 
 

Qarax Balaadhan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Balaadhan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa lagu soo raray ayaa ka dhacay meel aan wax badan ka fogeyn hotelka Weheliye wadadda Maka Al-Mukarama ee magaalada […]

 
 

Weeraro Ka Dhacay Shabeelada Dhexe & Gedo oo Khasaare Gaystay.

Weeraro Ka Dhacay Shabeelada Dhexe & Gedo oo Khasaare Gaystay.

Sida ay wararku sheegayaan, ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay ilaa toban kalena way ku dhaawacmeen weerar ay ay maleeshiyada Al-Shabab ku qaadeen magaalada […]

 
 

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Uhuru oo ku Gooddiyay in Haddii Ladoorto Odinga Xilka Laga Xayuubin Doono.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu […]

 
 

Daawo: Goobjoog tv oo War bixin Ka Diyaariyay Banaan baxii Looga Soo Horjeeday Dhiibitaan Kii Abdikarim shekh muse.

Daawo: Goobjoog tv oo War bixin Ka Diyaariyay Banaan baxii Looga Soo Horjeeday Dhiibitaan Kii Abdikarim shekh muse.

 

 
 

Kulan Muhiim oo ay isugu yimaadeen Masu’liyiinta & Hawlwadeenka JWXO Wax Ka Ogow.

Kulan Muhiim  oo ay isugu yimaadeen Masu’liyiinta  & Hawlwadeenka JWXO Wax Ka Ogow.

Maanta oo Isniin ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 11/9/17 waxaa qabsoomay shir balaadhan oo uu soo qaban qaabiyay Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Jaaliyaadka ee Jabhada Wadaniga […]

 
 

Daawo: Hees Lagu Diidayo Farmaajo “Abwaan Mohamud Jaango” & Umada Somaliyeed.

Daawo: Hees Lagu Diidayo Farmaajo “Abwaan Mohamud Jaango” & Umada Somaliyeed.

 

 
 

Daawo: Jabahada ONLF oo Fariin u dirtay Guud Ahaan Shacab Waynaha Somaliyeed Gaar Ahaan Baarlamaanka Somaliya.

Daawo: Jabahada ONLF oo Fariin u dirtay Guud Ahaan Shacab Waynaha Somaliyeed Gaar Ahaan Baarlamaanka Somaliya.

Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenya (Jwxo) ayaa Fariin u diray Shacab waynaha Somaliyeed gaar ahaana Haayadaha Sharciga baarlamaanka iyo Dawlada intaba. Hogaanka Arimaha Dibada Ee Ururka […]

 
 

Daawo: Hees Cusub “Hana Dhiibee Farmaajo iigeeya” & Codkii Abwaan Cabdi Gacan.

Daawo: Hees Cusub “Hana Dhiibee Farmaajo iigeeya” & Codkii Abwaan Cabdi Gacan.

Waxaa hees cusub oo wadani soo qaaday Abwaan Cabdi Gacan, kaasoo ku cabiray kacdoonkii shacabka ee ka dhashay kadib markii muwaadin soomaali ah loo gacan […]

 
 

Bayaan ka soo baxay Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO/ONLF) .

Bayaan ka soo baxay Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO/ONLF) .

September 8, 2017 Go’aanka Golaha Wasiirrada ee Mudane C/kariim Sh Muuse (Qalbi-Dhagax) loogu dhiibay Itoobiya. Markii ay taariikhdu ahayd 06/09/2017, wuxuu Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Abwaan Nageeye Cali oo Gabay Cusub Ka Tiriyay Dhiibista Abdikarim “Qalbi-Dhagax”.

Daawo: Abwaan Nageeye Cali oo Gabay Cusub Ka Tiriyay Dhiibista Abdikarim “Qalbi-Dhagax”.

Taniyo markii cadawga gacanta loo galiyay Abdikarim sheekh muuse oo ahaa muwaadin somaliyeed waxay bulshada somaliyeed dareenkooda kusoo kala cabireen Gabayo heeso Riwaayado kuwaasi oo […]

 
 

Shirwaynihii Jabhada Gimbot 7 oo Furmay & Arimo Badan oo Laga Hadlay.

Shirwaynihii Jabhada Gimbot 7 oo Furmay & Arimo Badan oo Laga Hadlay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Asmara ee caasimada wadanka Eritrea ayaa sheegaya in uu halkaas kafurmay shirwaynihii Jabhada Gimbot 7 Arbanyoj oo mudooyinkii udambeeyayba laga […]

 
 

Qayb Kamid Ah Gobolka Axmaarada oo Labixiyay & Xiisad Kadhalatay.

Qayb Kamid Ah Gobolka Axmaarada oo Labixiyay & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad cusub oo saamayn kuyeelatay guud ahaan dhaqdhaqaaqii dadwaynaha iyo ganacsigii Gobolka oo baryihii […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Magaalada Baladwayne.

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Magaalada Baladwayne.

Qof bom isku xidhay ayaa isku qarxiyey maqaaxi yar oo ku taaley dhinaca guriga gobolka ee magaalada Baladwayne, waxaana inta badan fariisan jirey shaqaalaha iyo […]

 
 

Ciidamada Suuriya oo Qabsaday Saldhiga Ciidanka Cirka ee Deir Al-Zour.

Ciidamada Suuriya oo Qabsaday Saldhiga Ciidanka Cirka ee Deir Al-Zour.

Ciidamada dowladda Suuriya ayaa saacadihii lasoo dhaafay dib ula wareegay gacan ku heynta saldhig ay lahayeen ciidamada cirka ee dalkaasi oo ku yaalla dulleedka Magaalladda […]

 
 

Deg deg: Mudaaharaad iyo Shir Balaadhan Oo lagu Taageerayo Qalbi Dhagax Oo Galabta ka Dhacay Nairobi

Deg deg: Mudaaharaad iyo Shir Balaadhan Oo lagu Taageerayo Qalbi Dhagax Oo Galabta ka Dhacay Nairobi

Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa galabta ka dhacay shir iyo mudaaharaad lagu taageerayo dumane Cabdikariin Sheekh Muuse lagagana soo horjeedo dhuuni qaatayaashii gatay […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Lagagasoo Horjeedo Dhiibitaan Qalbi-Dhagax oo Nirobi Ka Socda.

Daawo: Mudaaharaad Lagagasoo Horjeedo Dhiibitaan Qalbi-Dhagax oo Nirobi Ka Socda.

Waxaa ka socda Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhiibitaankii Abdikariim sheekh Muuse mudaaharaadkaas oo ay wado jaaliyada Jabso ee bariga Afrika Hadaba hoos ka […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Johanesburg.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Abdikariim oo Ka Socda Johanesburg.

Mudaaharaad balaadhan oo ay soo abaabuleen shacab waynaha somaliyeed ee ku dhaqan konfur Afrika ayaa wuxuu ka socda Magaalada Johanesburg waxaana lagaga soo horjeeda dhiibitaankii […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Ma Gabraa Iga Kiin Xiga” Aadan Shinbiro Lays.

Daawo: Hees Wadani Ah “Ma Gabraa Iga Kiin Xiga” Aadan Shinbiro Lays.

Waxaan idiin soo xulay hees cusub oo wadani ah taasoo inoogu luuqay naayo Fanaan Aadan shinbiro lays heestaas oo la dhaho, ‘Ma Garbraa Iga Kiin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay