Archive for: October, 2017

Daawo: Wararkii Caawa ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Caawa ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.
 
 

Shirkii Baarlamanada Dalalka Carabta oo ka Socda Khartuum.

Shirkii Baarlamanada Dalalka Carabta oo ka Socda Khartuum.

Shirkii baarlamaanka dalalka carbeed ayaa maanta si rasmi ah waxaa u daahfuray madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir, waxaa ka qeybgalay gudoomiyeyaasha baarlamannada dalalka Carbeed oo […]

 
 

Faallo: Natiijada Doorashadii Kenya & guusha Uhuru Kenyatta.

Faallo: Natiijada Doorashadii Kenya & guusha Uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhaweeyey natiijada codbixintii ku celiska ahayd ee doorashada Madaxweynaha oo ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka isniintii shalay ahayd. Guddiga […]

 
 

Ciidamada Woyaanaha oo Dad Shacab Ah ku Tuuray Bam Gacmeed Magaalada Naqamte.

Ciidamada Woyaanaha oo Dad Shacab Ah ku Tuuray Bam Gacmeed Magaalada Naqamte.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromiya magaalada Naqamte ayaa waxay sheegayaan in ciidanka woyaanaha ay bam gacmeed ku tuureen gaadhi bajaaj ah oo ay saaraayeen […]

 
 

Xisbiyada Magac Uyaalka Ah Ee Wayaanaha oo Kacdoono Cusub Kubaaqay.

Xisbiyada Magac Uyaalka Ah Ee Wayaanaha oo Kacdoono Cusub Kubaaqay.

War saxaafadeed ay soo saareen qaar kamid ah xisbi kusheegyada wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa lagu sheegay in ay dhamaan qoomiyadaha la gumaysto ugu baaqayaan isusoo […]

 
 

Bayaan Ay Soosaareen Dhalinta Axmaarada & TPLF oo Ka Argagaxday.

Bayaan Ay Soosaareen Dhalinta Axmaarada & TPLF oo Ka Argagaxday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu magaalada kabilowday olole cusub oo ay wadaan dhalin yarada udhalatay Gobolka […]

 
 

Uhuru Kenyata oo Ku Guulaystay Doorashada Kenya.

Uhuru Kenyata oo Ku Guulaystay Doorashada Kenya.

Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa […]

 
 

Hogaamiyaha Kurdistan Ciraaq oo Xilka Ka Degaya 1da Novembar.

Hogaamiyaha Kurdistan Ciraaq oo Xilka Ka Degaya 1da Novembar.

Hogaamiyaha Ismaamulka Kurdida Ciraaq Mascuud Barsani ayaa shaaca ka qaaday inuusan markale u tartami doonin qabashada xilka Madaxweynaha oo kaga eg 1da November. Mr. Barsani […]

 
 

“FINISH HIM OFF”: Horrifying audio of Ethiopian security forces killing unarmed protesters in Ambo.

“FINISH HIM OFF”: Horrifying audio of Ethiopian security forces killing unarmed protesters in Ambo.

(OPride) -Ethiopian security forces shot and killed at least 11 protesters and wounded 23 others in Ambo town, 120 kilometers west of the capital, Addis […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Warar Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Warar Xiiso Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo warbixinadii xiisaha lahaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Horseed Qaran Dalka Yamen “Soomaalaay”.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Horseed Qaran Dalka Yamen “Soomaalaay”.

Waxaad hoos ka daawataan hees wadani oo lagula hadlaayo shacabka Soomaaliyeed heestaas oo daba socota kadib markii gumaysiga Itoobiya loo gacan galiyay Halyey Abdikariim Sheekh […]

 
 

Kulan Balaadhan oo Jaaliyaadka S.ogadenia Ee Aduunka Uqabsoomay.

Kulan Balaadhan oo Jaaliyaadka S.ogadenia Ee Aduunka Uqabsoomay.

Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 29/10/17 waxaa kulamadoodii xidhiidhka ahaa qabsaday Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Jaaliyadaha HAAJ, kuwaas oo bilihii udambeeyay kukulmayay khadka […]

 
 

Kacdoonadii Oromia oo Meel Halis Ah Gaadhay & TPLF oo Shoog Qaaday.

Kacdoonadii Oromia oo Meel Halis Ah Gaadhay & TPLF oo Shoog Qaaday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta gumaysiga kujira ayaa sheegaya kacdoonadii abid ugu badnaa oo mudo labo todobaad ah si xidhiidh ah uga […]

 
 

Gobolka Herarida oo Xukun Dag Dag Ah Lagusoo Rogay Sababta?

Gobolka Herarida oo Xukun Dag Dag Ah Lagusoo Rogay Sababta?

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Herar ee dhulka Herarida ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay Gobolka kusoo rogtay xukun dag dag ah oo lamid ah […]

 
 

Sanbaloolshe & Saacid oo Xilal Ku Sheegii Laga Xayuubiyay.

Sanbaloolshe & Saacid oo Xilal Ku Sheegii Laga Xayuubiyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaqada ka caydhisay labo sargaal oo sarsare oo dhanka ammaanka ah . Tillaabadan ayaa ku soo beegantay ka dib laba qarax oo […]

 
 

Iiraan oo Digniin Culus Udirtay Dalka Maraykanka.

Iiraan oo Digniin Culus Udirtay Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruhani ayaa sheegay in dalkiisu uu sameysan doono hub kastaa oo muhiim u ah in uu iska difaaco weerar lagu soo […]

 
 

Abaan-Duulihii Ciidanka Masar oo Xilka Laga Qaaday.

Abaan-Duulihii Ciidanka Masar oo Xilka Laga Qaaday.

Madaxwaynaha dalka Masar Cabdulfatax Al-Siisii aya badalay abaan-duulihii militariga dalkaasi todobaad ka dib markii askar ka tirsan ciidamada ammaanka lagu dilay Koonfurta magaalada Qaahira. Wareegto […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Qubanaha Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.
 
 

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay oo Qabsoomay & Mas’uuliyiin Kasoo Qaybgashay.

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay oo Qabsoomay & Mas’uuliyiin Kasoo Qaybgashay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 29/10/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen intabadan xubnaha […]

 
 

Daawo: Ciidanka Woyaanaha oo Dab Qabad siiyay Jaamacada Oda Bultum.

Daawo: Ciidanka Woyaanaha oo Dab Qabad siiyay Jaamacada Oda Bultum.

Wararka hada nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka woyaanaha ee Agazi ay dab qabad siiyeen jaamacada Oda Bultum oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaala […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay