Archive for: October, 2017

Mudaaharaad Xoogan oo Kadhacay Haramayo & Tacadiyo Kadhashay.

Mudaaharaad Xoogan oo Kadhacay Haramayo & Tacadiyo Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Haramayo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya mudaharaado xoogan oo lagaga soo horjeedo xukunka qalafsan ee kooxda TPLF oo shalay ilaa […]

 
 

Egypt: ‘Obstacles’ threaten agreement over Ethiopia dam.

Egypt: ‘Obstacles’ threaten agreement over Ethiopia dam.

Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry said that there are obstacles threatening the tripartite “Declaration of Principles” signed in March 2015 by Cairo, Sudan and Ethiopia […]

 
 

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada guud ee dalka Turkiga ayaa xukun ku diray 34 askari oo lagu eedeeyey inay qorsheenayeen dilka Madaxweyne Erdogan xiligii uu socday Inqilaabkii militari ee […]

 
 

Askar Maraykan Ah oo Dalka Niger Lagu Laayay.

Askar Maraykan Ah oo Dalka Niger Lagu Laayay.

Ugu yaraan sadex kamid ah askarta ciidamada Komandooska Maraykanka ayaa lagu dilay xuduuda u dhaxeysa dalalka Niger iyo Mali. Ciidamadan Maraykanka ah ayaa tababar siinayay […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv Wararkii iyo Warbixinadi aad uga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv Wararkii iyo Warbixinadi aad uga Barateen.

Waxaad ka daawataan wararkii iyo warbixinadii maanta lagusoo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilaystv. Daawo.

 
 

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magaalo muhiim ah.

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magaalo muhiim ah.

Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab Ah Ku Dilay Xabsi Ku Yaala Magaalada Jig jiga.

Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab Ah Ku Dilay Xabsi Ku Yaala Magaalada Jig jiga.

Wararka  naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka faafan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay xabsi ku dileen […]

 
 

Deg Deg: Sadex Kamid Ah Saraakiisha TPLF oo Isdilay.

Deg Deg: Sadex Kamid Ah Saraakiisha TPLF oo Isdilay.

War goor dhawayd soo gaadhay qaybta warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya qaar kamid ah saraakiisha kooxda TPLF oo is dishay kadib markay […]

 
 

Gudiga Xuquuqul Insaanka Ee QM oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Gudiga Xuquuqul Insaanka Ee QM oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Kulan balaadhan oo ay yeesheen gudiga qaramada midoobay uqaabilsan xuquuqda aadamaha ayaa siwayn loogu dhaleeceeyay dhaqanka qalafsan ee xukuumada wayaanaha iyo dhibaatooyinka lixaadka leh ee […]

 
 

Ethiopian diplomat abandons delegation after UN Assembly, seeks asylum in U.S.

Ethiopian diplomat abandons delegation after UN Assembly, seeks asylum in U.S.

(Africa News) — Baye Tadesse Teferi, the state’s chief protocol officer, quit his job in the United States after serving over two years with the […]

 
 

Kulan Dhexmaray Amiirka Qatar & Wasiirka Arimaha Dibada Iran.

Kulan Dhexmaray Amiirka Qatar & Wasiirka Arimaha Dibada Iran.

Wasiirka Arrimaha dibada ee Iran Maxamed Javad Zarif ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay magaalada Doxa ee xarunta Qatar.  Waa markii ugu horeysay oo uu […]

 
 

Muslimiinta & Yahuuda Maraykanka oo Isbaheysi Sameystay

/// Greets from DET: I'm writing a NewsNow _ maybe for national but at least for Michigan state lines _ about this group. Wondered if you check out this and one more photo and move if it meets muster. Caption info is below. Thanks, Jeff.

Members of the Muslim Jewish Advisory Council are welcomed to the Arab American National Museum in Dearborn, Michigan, on Tuesday, Oct. 3, 2017. The national council, formed to fight hate crimes and forge ties between them,  was holding its first meeting outside New York City and Washington, D.C. (AP Photo/Jeff Karoub)



DQoNCg0KU2VudCBmcm9tIG15IGlQaG9uZQ==

Isbaheysi ay sameysteen Muslimiinta iyo Yahuudda Mareykanka si uu ula dagaalamo naceybka ka dhanka ah bulshooyinkaas, una aas-aaso xidhiidh wanaagsan oo dhex-mara, ayaa sii ballaaranaya. […]

 
 

Rex Tillerson oo Beeniyay Inuu Xilka Iska Casilayo.

Rex Tillerson oo Beeniyay Inuu Xilka Iska Casilayo.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Rex Tillerson oo todobaadkan hadalheyntiisu badnayd ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo dhawr ah. Waxaa ka mid […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Ma Dadkaygaan Wali Dirirta Baran” Codkii Halganto Fadumo.

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani Ah “Ma Dadkaygaan Wali Dirirta Baran” Codkii Halganto Fadumo.

Waxaad hoos ka daawataan Dhaanto wadani ah oo ay inooga luuqayn hayso Fanaanadka ka tirsan kooxda Duufaan Qaran ee dalka Massar. ONA.

 
 

Daawo: Waraysigii Hogaanka Warfaafinta Ee JWXO Mudane Hassan Moalin uu Siiyay Ilays tv.

Daawo: Waraysigii Hogaanka Warfaafinta Ee JWXO Mudane Hassan Moalin uu Siiyay Ilays tv.

Gudoomiyaha Hogaaanka Warfaafinta JWXO mudane Hassan Moalin ayaa wuxuu waraysi dhinacyo badan taaban haya siiyay tvga Qaranka Ilays tv. Hoos ka daawo waraysiga. ONA.

 
 

Deg Deg Daawo: Madixii Brotokolka Ee Raysalwasaaraha Itoobiya oo Baxsaday.

Deg Deg Daawo: Madixii Brotokolka Ee Raysalwasaaraha Itoobiya oo Baxsaday.

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in uu baxsaday mid kamid ah waftigii lasocday raysal wasaaraha maqaar saarka ah ee Itoobiya Hailemariam Desaleng, kaas oo […]

 
 

Shir Aan Natiijo Laga Sugaynin oo TPLF Uga Furmay Magaalada Maqale.

Shir Aan Natiijo Laga Sugaynin oo TPLF Uga Furmay Magaalada Maqale.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in shir naf meer meerin ah oo kooxda wakhtigeedu dhamaaday ee TPLF halkaas […]

 
 

WFP oo Dhimeysa Gargaarka Ay Siiso Qaxootiga Ku Nool Kenya.

WFP oo Dhimeysa Gargaarka Ay Siiso Qaxootiga Ku Nool Kenya.

Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay dhimayso 30% cuntadii ay siin jirtey qaxootiga ku jira xeryaha […]

 
 

How US Surveillance Helps Repressive Regimes—the Ethiopia Case Published in Just Security Felix Horne .

How US Surveillance Helps Repressive Regimes—the Ethiopia Case Published in Just Security  Felix Horne .

Recent stories from Edward Snowden’s disclosures show how the US government’s involvement with Ethiopia presents a case study in enabling repressive regimes to carry out […]

 
 

Trump oo Diiday Inuu Argagixiso Ku Tilmaamo Weerarkii Las Vegas.

Trump oo Diiday Inuu Argagixiso Ku Tilmaamo Weerarkii Las Vegas.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la weeydiiyay in falkii uu geystey Stephen Paddock ku tilmaami lahaa ‘mid argagixiso oo maxali ah’, balse wuu diiday in […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay