Archive for: October, 2017

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Baarlamaanka Midowga Yurub (EU) ayaa magaalada Strasbourg ugu codayn doonaa mooshin liddi ku ah qaabka ay UK u waddo wada xaajoodka ay uga baxayso Midowga […]

 
 

Daawo: Wararkii & Warbixinadii ka Baxay Maanta Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii & Warbixinadii ka Baxay Maanta Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tv ga qaranka Ogaadeniya Ilays tv oo lagu soo qaatay wararkii iyo qodobo xiiso badan. ONA.

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Lagaga Soo Horjeeday Gumaysiga Itoobiya Ee Ka Socday Ottowa oo Guul kusoo Dhamaaday.

Daawo: Mudaaharaadkii Lagaga Soo Horjeeday Gumaysiga Itoobiya Ee Ka Socday Ottowa oo Guul kusoo Dhamaaday.

Mudaharaad Balaadhan oo ay soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo Jaaliyada Oromiya oo ka dhacay magaalada Ottowa ee wadanka Canada ayaa wuxuu kusoo dhamaaday […]

 
 

Mudaaharaad Lagaga soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Hada Ka Socda Ottowa.

Mudaaharaad Lagaga soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Hada Ka Socda Ottowa.

Mudaaharaad ay si wada jira usoo abaabuleen jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya iyo Jaaliyada Oromiya ayaa wuxuu ka socda Magaalada Ottowa ee Caasimada wadanka Canada mudaaharaadkan ayaa […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Isku Laayay Tuulada Ma’ayso Ee Gobolka Shiniile iyo Saraakiil ku Bakhtiday.

Ciidanka Woyaanaha oo Isku Laayay Tuulada Ma’ayso Ee Gobolka Shiniile iyo Saraakiil ku Bakhtiday.

Wararka naga soo gaadhaya galbeedka ogaadeniya gaar ahaan tuulada ma’ayso ayaa sheegaya in dagaal ku dhex maray tuuladaasi laba ciidan oo kawada tirsan askarta woyaanaha. […]

 
 

Deg Deg: Goobo Qarax Lagu Aasay oo Magaalada Bahardar Laga Helay.

Deg Deg: Goobo Qarax Lagu Aasay oo Magaalada Bahardar Laga Helay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada uu kajiro khal khal kadib markii lahelay miinooyin dhulka […]

 
 

Dagaalo Culus oo Kadhacay Gobolka Axmaarada + Khasaare.

Dagaalo Culus oo Kadhacay Gobolka Axmaarada + Khasaare.

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Axmaarada ee wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya weerar culus oo ciidamada Jabhada Gimbot 7 ay kuqaadeen ciidanka wayaanaha ee […]

 
 

Ethiopia: Scores of people arrested following protests at annual Irreecha festival.

Ethiopia: Scores of people arrested following protests at annual Irreecha festival.

Scores of people were arrested on Sunday following Anti-TPLF protests at the annual Irreecha festival in Bishoftu a.k.a. Debrezeit, 25 miles outside the capital Addis […]

 
 

Shacabka Catalonia oo Taageeray Inay Ka Goostaan Dalka Spain.

People react as they gather at Plaza Catalunya after voting ended for the banned independence referendum, in Barcelona, Spain October 1, 2017. REUTERS/Susana Vera

Ismaamulka Catalonia ee Waqooyiga dalka Spain ayaa shaaciyey natiijada aftidii loo qaaday in dhulkaasi looga dhawaaqo Wadan Madax banaan. Aftidan oo ay Maxkamada Sare ee […]

 
 

Trump oo Ka Hor Yimid Dadaalka Uu Wado Xoghayaha Arimaha Dibada ee Kuuriyada Waqooyi

Trump oo Ka Hor Yimid Dadaalka Uu Wado Xoghayaha Arimaha Dibada ee Kuuriyada Waqooyi

Donald Trump, Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku tilmaamay “Wakhti dhumis” in wax wadahadal ah lala galo Kuuriyada Waqooyi, isagoo khilaafay qorshaha uu wado Wasiirkiisa Arrimaha Dibada […]

 
 

Daawo: Wararkii Ugu Danbeeyay ee Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Ugu Danbeeyay ee Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad kusoo dhawaataan barnamijyadii kala duwanaa ee caawa ka baxay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays TV. Hoos ka daawo.

 
 

USA: Dhimashada weerarkii Las Vegas oo kor u dhaaftey 50 qof.

USA: Dhimashada weerarkii Las Vegas oo kor u dhaaftey 50 qof.

USA: Dhimashada weerarkii Las Vegas oo kor u dhaaftey 50 qof Tirada dhimashada weerarkii ka dhacay habeenimadii xalay magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka ayaa […]

 
 

Deg-Deg: Mudaharaad Ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyada S.Ogadeniya & Oromiya oo Ka Socda Xarunta Qaramada Midoobay Ee Geneva.

Deg-Deg: Mudaharaad Ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyada S.Ogadeniya & Oromiya oo Ka Socda Xarunta Qaramada Midoobay Ee Geneva.

Mudaharaad Balaadhan oo ay soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo Jaaliyada Oromiya ayaa hada kasocda Geneva Xarunta Qaramada Midoobay kaasoo looga soo horjeedo Caadaadis […]

 
 

Warbixin: Xaflad Dhaqameedkii Iraachaa Ee Shacabka Oromiya Waxay Tustay Woyaanaha Awooda Midnimadooda.

Warbixin: Xaflad Dhaqameedkii Iraachaa Ee Shacabka Oromiya Waxay Tustay Woyaanaha Awooda Midnimadooda.

Waxaa shalay ka dhacay Oromiya Xaflad dhaqameed ay sanadkiiba mar xusaan shacabka Oromiya waxaana isugu soo baxay dadwayne farabadan oo ka qayb galaayay xaflada Iraachaa […]

 
 

Hay’ad Caalami Ah oo Sheegtay In Itoobiya Ay Eeday Xidhitaankii Internet-ka.

Hay’ad Caalami Ah oo Sheegtay In Itoobiya Ay Eeday Xidhitaankii Internet-ka.

Hay’ad caalami ah oo baadhitaan kusamaysay xaalada dhaqaale ee wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegtay in dhaqaalaha wadanka Itoobiya uu labaaba’ay qorshe la’aan iyo maamul xumo […]

 
 

Shirki Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Germalka iyo Shacab Waynaha Soomaaliyeed.

Shirki Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Germalka iyo Shacab Waynaha Soomaaliyeed.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba shacab waynaha soomaaliyeed iyo shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee gumaysi la dirirka ah in shir muhiima lagu qaban doono wadanka germalka waxaana […]

 
 

Dhalinta Qoomiyada Axmaarada oo Baroordii Uqabanaysay Xasuuqii Bishuft.

Dhalinta Qoomiyada Axmaarada oo Baroordii Uqabanaysay Xasuuqii Bishuft.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay dhalinta Gobolka Axmaaradu qabanqaabinayaan baroordiiq ay usameeyaan xasuuqii bishii October ee […]

 
 

U.S. to stop promoting fake democracy in Ethiopia

U.S. to stop promoting fake democracy in Ethiopia

(ESAT) — American writer Dr. Helen Epstein, known among many Ethiopians for her hard-hitting article, “Cruel Ethiopia”, which detailed the brutal rule of Meles Zenawi […]

 
 

Qadar & Turkiga oo Kawada Hadlay Sidii Khilaafka Khaliijka Loo Soo afjari Lahaa.

Qadar & Turkiga oo Kawada Hadlay Sidii Khilaafka Khaliijka Loo Soo afjari Lahaa.

Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka wadahadalay xaalada weli taagan ee khilaafka dalalka Khaliijka […]

 
 

Weeraro Canada & Faransiiska Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Weeraro Canada & Faransiiska Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Booliska magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa sheegay in ugu yaraan shan qof oo uu kujiro sarkaal katirsan ciidammada booliska lagu dhaawacay weeraro loo maleynayo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay