Archive for: October, 2017

Daawo: Xuskii Sanadlaha Ahaa Ee Iraachaa oo Isu Badalay Mudaaharaad iyo Dibadbaxyo.

Daawo: Xuskii Sanadlaha Ahaa Ee Iraachaa oo Isu Badalay Mudaaharaad iyo Dibadbaxyo.

Waxaa maanta isugu soo baxay meelo badan dadwayne badan oo kamida dadka Oromada kuwaasi oo xusayay xaflad dhaqameed ay sanadkiiba mar xusaan. Xaflada ayaa waxaa […]

 
 

Booliska & Shacabka Catalonia oo Gacanta Isula Tagay.

Booliska & Shacabka Catalonia oo Gacanta Isula Tagay.

Waxaa maanta oo Axad ah Ismaamulka Catalonia ee waqooyiga dalkaasi Spain ka bilowday afti ay doonayaan dadka dhulkaasi ku dhaqan inay ka go’aan dalka Spain. […]

 
 

Deg Deg: Aftidii Shacabka Catalonia ee Spain oo Bilaabatay.

Deg Deg: Aftidii Shacabka Catalonia ee Spain oo Bilaabatay.

Dadka gobolka Catalonia ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida madaxbanaanida ee Muranka dhalisay. Aftidan ayaa waxa mamnuucay dowlada Spain iyo maxkamada Dastuurka ee […]

 
 

Xafladii Bishuft oo Maanta Furmaysa & Xasuuq Laga Cabsi Qabo

Xafladii Bishuft oo Maanta Furmaysa & Xasuuq Laga Cabsi Qabo

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bishuft ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in maanta oo Axad ah ay kaqabsoomi doonto xaflad dhaqameedkii caanka ahaa ee qoomiyada […]

 
 

36 MP oo Maraykan Ah oo Mooshin Taliska Wayaanaha Kadhan Ah Keenay.

36 MP oo Maraykan Ah oo Mooshin Taliska Wayaanaha Kadhan Ah Keenay.

Mooshin kadhan ah xukuumada wayaanaha oo ay sixiixeen 36 kamid ah baarlamaanka wadanka Maraykanka ayaa lagu wadaa in laga doodo Isniinta bari ah oo ay […]

 
 

Turkiga oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigga Milateri ee Muqdisho.

Turkiga oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigga Milateri ee Muqdisho.

Dowlada Turkiga ayaa xarigga ka jartay saldhigga milateri ee ay ka hirgalisay magaalada Muqdisho. Saldhiggan ayaa waxaa uu noqonaya xarunta tababar ee ugu weyn adduunka […]

 
 

Booliska Spain oo Isku Gedaamay Goobo Loo Asteeyay Aftida Catalonia.

Police stand outside Real Madrid's Santiago Bernabeu stadium in Madrid, Spain, Saturday, Nov. 21, 2015.  Unprecedented security measures are in place for the first clasico of the season between Real Madrid and Barcelona, with nearly 3,000 policemen and private security officers dispatched to guarantee public safety at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid. (AP Photo/Paul White)

Dowladda Dhexe ee dalka Spain ayaa sheegtay in ciidamada booliska ee dalkaasi ay isku gedaameen kun iyo seddex boqol oo xarumood, kuwaa oo loo asteeyay […]

 
 

Wasiirkii Caafimaadka Maraykanka oo Iscasilay.

Wasiirkii Caafimaadka Maraykanka oo Iscasilay.

Wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumada Trump ayaa xilka iska casilay kadib markii ay soo baxday fadeexad ku aadan kharashka badan ee ku baxay safaro uu u […]

 
 

U.S. issues security alert for Ethiopia’s Irreecha citing chaos of 2016.

U.S. issues security alert for Ethiopia’s Irreecha citing chaos of 2016.

U.S. issues security (todayng)—–The United States Embassy in Ethiopia has issued a security message for its citizens with respect to Sunday, October 1 Irreecha festival […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay