Archive for: October, 2017

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 3aad Socda + Sawiro.

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 3aad Socda + Sawiro.

Waxaa maalintii 3aad ka socda magaalada Rome ee wadanka Talyanuga shirkii Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyaniga. Shirka ayaa maanta […]

 
 

Deg Deg: Xiisad Colaadeed oo Kabilaabatay Gobolka Binshangul & Shacab Lagu Laayay.

Deg Deg: Xiisad Colaadeed oo Kabilaabatay Gobolka Binshangul & Shacab Lagu Laayay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binshangul ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo saamaysay guud ahaan Gobolka, taas oo galaafatay nolosha dad badan oo […]

 
 

Bam-Gacmeed Lala Beegsaday Askarta Wayaanaha Oo Khasaare gastay.

Bam-Gacmeed Lala Beegsaday Askarta Wayaanaha Oo Khasaare gastay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ginji ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya qarax khasaare gaystay oo lala beegsaday saldhig ay ciidanka wayaanuhu kuleeyihiin gudaha magaalada. Sida […]

 
 

1000 Kamid Ah Macalimiinta Itoobiya oo India Kutabaalaysan, Sababta?

1000 Kamid Ah Macalimiinta Itoobiya oo India Kutabaalaysan, Sababta?

Xukuumada dhagarta iyo dhuuni qaate nimada kucaan baxday ee gumaysiga Itoobiya ayaa si bini’aadam nimada kabaxsan ula dhaqantay qaar kamid ah macalimiinta wax kadhiga dugsiyada […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay.

Faah Faahin Kusaabsan Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay.

Kooxo hubeysan ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday hotel Naasa-hablood oo ku yaalla degmada Xamarweyne, gelinkii dambe ee shalay. Warar soo baxaya ayaa sheegay in […]

 
 

Gudiga Doorashada Kenya oo Ka Warbixiyay Xaalada Doorashada.

Gudiga Doorashada Kenya oo Ka Warbixiyay Xaalada Doorashada.

Madaxa guddida doorashooyinka Kenya, Wafula Chebukati, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayso tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii madaxtinimada ee ku celiska ahayd. […]

 
 

Hogaamiyaha Catalonia Inay Dalkooda Difaaci Doonaan.

Hogaamiyaha Catalonia Inay Dalkooda Difaaci Doonaan.

Xukuumada dalka Spain ayaa lagu wadaa inay dhawaan la wareegto awooda ismaamul gobaleedka Catalonia, kadib markii Baarlamaanka Ismaamulkaasi uu Jimcihii codeeyey in ay gooni uga […]

 
 

Daawo: khudbadii Maanta Barlamaanka Soomaaliya Ka Jeediyay Xildhibaan Mahad Salaad oo Looga Arimo Ay Kamid Yihiin Dhacdadii Qalbi-Dhagax.

Daawo: khudbadii Maanta Barlamaanka Soomaaliya Ka Jeediyay Xildhibaan Mahad Salaad oo Looga Arimo Ay Kamid Yihiin Dhacdadii Qalbi-Dhagax.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta qudbad uu ka jeediyay kulan kii baarlamaanka Soomaaliya. wuxuuna kaga hadlay arimo badan waxaana ka […]

 
 

Deg-Deg: Qarax xoogan oo ka Dhacay Agagaarka Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho.

Deg-Deg: Qarax xoogan oo ka Dhacay Agagaarka Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa mid xoogan oo siweyn looga maqlay inta badan xaafaddaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka dhacay Agagaarka Hotelka Naasa Hablood ee degmada […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Dhiibitaankii Naftiihure Abdikariim Qalbi-Dhagax ‘Soomaalaay Maxaa Dhacay’.

Daawo: Hees Wadani Ah Dhiibitaankii Naftiihure Abdikariim Qalbi-Dhagax  ‘Soomaalaay Maxaa Dhacay’.

Waxaad kusoo dhawaataan sidaada nooga barateen maalin walba oo sabti hees wadani ah oo la hadlay shacabka waynaha soomaaliyeed heestan ayaa waxay si gaara uga […]

 
 

Deg Deg: Dagaallo Lagu Hoobtay oo Dhexmaray Canfarta Iyo Tigreega.

Deg Deg: Dagaallo Lagu Hoobtay oo Dhexmaray Canfarta Iyo Tigreega.

War hor dhac ah oo naga soo gaadhaya xuduuda Gobolada Canfarta iyo Tigrey ayaa sheegaya dagaal xoogan oo dhex maray shacabka Canfarta iyo ciidanka Agaziga […]

 
 

Shirkii Xisbiga Radical Party oo Maalintii 2aad Galay, Warbixin.

Shirkii Xisbiga Radical Party oo Maalintii 2aad Galay, Warbixin.

Waxaa magaalada Rome ee wadanka Talyaniga si habsami ah uga socda shirkii caalamiga ahaa ee xisbiga Radical Party uu kuqabtay magaalada Rome, shirka oo galay […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Ambo ee 10-ka Qof Lagu Dilay.

Daawo: Mudaaharaadkii Ambo ee 10-ka Qof Lagu Dilay.
 
 

Baasaboorka Itoobiya oo Noqday Midka Ugu Meeqaan Hooseeya Dunida.

Baasaboorka Itoobiya oo Noqday Midka Ugu Meeqaan Hooseeya Dunida.

Daraasad ay samaysay hay’ada caalamiga ah ee lagumagacaabo International Pasabort Index ayay ku ogaatay in Pasabort-ka wadanka Itoobiya uu kaalin aad uliidata kaga jiro Baasaboorada […]

 
 

Kenya & Doorashadii Madaxtinimada oo Rabshado Hadheeyay.

Kenya & Doorashadii Madaxtinimada oo Rabshado Hadheeyay.

Uhuru Kenyatta, Madaxwaynaha xilka haya ayaa muuqata inuu si weyn ugu guuleysan doono codbixintii kuceliska ahayd ee doorashada Madaxweynaha Kenya, kadib markii mucaaridka uu qaadacay […]

 
 

Burundi oo Ka Baxaysa Maxkamada Denbiyada Dagaalka (ICC).

Burundi oo Ka Baxaysa Maxkamada Denbiyada Dagaalka (ICC).

Dowladda Burundi ayaa lagu wadaa inay isaga baxdo xubinnimada Maxkamada caalamiga dambiyada dagaalka ee ICC-da.¬† 27-kii Oktoobar¬† 2016-kii ayay ahayd markii Burundi ay warqad u […]

 
 

Suuriya oo Lagu Eedeeyay Inay Shacabka Kiimiko U Adeegsatay.

Suuriya oo Lagu Eedeeyay Inay Shacabka Kiimiko U Adeegsatay.

Warbixin cusub oo ay gacan ka gaysatay Qaramada Midoobay (QM) ayaa muujinaysa in xukuumada Bashaar al Asad ay ka dambeysay weerarkii Kimikada ee ka dhacay […]

 
 

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 1aad La Soo Gabgabeeyay & Mudane Maadey oo Qudbad Taariikha Ah Ka Jeediyay.

Shirkii Xisbiga Radical Party Ee ka Socday Magaalada Rome oo Maalintii 1aad La Soo Gabgabeeyay & Mudane Maadey oo Qudbad Taariikha Ah Ka Jeediyay.

Waxaa maalintii koobaad lagu soo gabagabeeyay si guul ah shirkii Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyanigu ay soo qaban qaabiyeen, […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Waxaad hoos ka daawataan tvga qaranka Ogaadeniya iyo wararkii ugu danbeeyay ee ka baxay. Hoos ka daawo.

 
 

Toos U Daawo Shirkii Xisbiga Radical Party oo Maanta Ka Furmay Magaalada Rome & Mudane A. Maaday Oo Ka Hadli Doona.

Toos U Daawo Shirkii Xisbiga Radical Party oo Maanta  Ka Furmay Magaalada Rome & Mudane  A. Maaday Oo Ka Hadli Doona.

  Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyaniga ayaa qaban doona shir balaadhan oo lagaga hadlay sharciga iyo arimaha xuquuqul insaanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay