Archive for: October, 2017

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo loogaystay shacabka Soomaalida Ogadenia, tacadiyadan oo isugu jira xidhay, jidh dil iyo dhac […]

 
 

Deg Deg: Shacabka Oromia oo Qabsaday Inta Badan Magaalada Ambo.

Deg Deg: Shacabka Oromia oo Qabsaday Inta Badan Magaalada Ambo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in xaalada magaaladu marayso meel xaasaasi ah kadib markii shacab cadhaysan ay isku heedaameen […]

 
 

Shacabka Oromia oo Fashiliyay Dhagar Ay TPLF Soo Maleegtay.

Shacabka Oromia oo Fashiliyay Dhagar Ay TPLF Soo Maleegtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Matu ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay dadka shacabka ah ee deegaanku fashiliyeen dhagar wayn oo ay maleegaysay xukuumada […]

 
 

Beesha Caalamka & Doorashada Dalka Kenya.

Beesha Caalamka & Doorashada Dalka Kenya.

Qoraal ay soo saareen danjirayaasha reer galbeedka ah ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi ayey ku sheegeen inay si murugo leh isha ugu hayaan arrimaha doorashada […]

 
 

Ethiopia Security Forces Fire Live Rounds Killing 10 Protesters in Ambo Town.

Ethiopia Security Forces Fire Live Rounds Killing 10 Protesters in Ambo Town.

BY¬†ADDIS STANDARD At least ten people were killed today and 20 more wounded in a fresh round of protest that started on Tuesday October 24 […]

 
 

Shirki Bilaha ahaa ee Fraca Iftin ee East London JOKA Oo si heer sare ah u qabsoomay.

Shirki Bilaha ahaa ee Fraca Iftin ee East London JOKA Oo si heer sare ah u qabsoomay.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadenya ee Fraca Iftin ee East London JOKA ee magaalada East London waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada […]

 
 

Daawo: Ardayda Jaamacada Adama oo Taliska TPLF Ku Banaanbaxaya.

Daawo: Ardayda Jaamacada Adama oo Taliska TPLF Ku Banaanbaxaya.
 
 

Madaxwaynihii Hore Ee Gobolka Tigrey oo Kadigay Burburka Itoobiya.

Madaxwaynihii Hore Ee Gobolka Tigrey oo Kadigay Burburka Itoobiya.

Iyadoo ay soobadanayaan saraakiisha iyo dadka magaca kudhex leh shacabka Itoobiya ee dhaleecaynaya xukunka kooxda TPLF iyo taliska wayaanaha ayaa hadana la arkayaa kooxda qowlaysatada […]

 
 

Hailemariam oo Kuwareeray Xaalada Wadanka & Calaacalkiisa oo Soo Ifbaxay.

Hailemariam oo Kuwareeray Xaalada Wadanka & Calaacalkiisa oo Soo Ifbaxay.

Wararka naga soo gaadhaya magaaladA Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay soo shaac baxday awood yaraanta Raysal wasaaraha magac uyaalka […]

 
 

Odinga oo Ku Baaqay Inaan Maanta La Codaynin.

Odinga oo Ku Baaqay Inaan Maanta La Codaynin.

Hoggaamiyaha Isbaheysiga mucaaradka Kenya ee NASA Raila Odinga ayaa u sheegay taageerayaashiisa mar uu kula hadlayay Uhuru Park in ay guryahooda ku ekaadaan oo aysan […]

 
 

Is Ethiopia’s Digital War Worth it?

Is Ethiopia’s Digital War Worth it?

With the most recent ethnic clashes in the Somali region, Ethiopia has now entered another crisis. According to government reports, 50 people have been killed […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon wadayaasha Oromada Oo Dhexda u Galay Kolonyo Ciidanka Woyaanaha Ah.

Deg Deg: Kacdoon wadayaasha Oromada Oo Dhexda u Galay Kolonyo Ciidanka Woyaanaha Ah.

Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaa in kolanyo ciidanka Woyaanaha oo ku soo wajahnaa magaalada Addiss Ababa dhexda loo galay, […]

 
 

Deg Deg: AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqday Duleedka Magaalada Muqdisho.

Deg Deg: AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqday Duleedka Magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen deegaankaas, kaddib markii qarax […]

 
 

OGAYSIIS: Shir Muhiim Ah oo Kadhici Doona Rome & Mudane Cabdiraxmaan Maaday oo ka Qayb Galaya.

OGAYSIIS: Shir Muhiim Ah oo Kadhici Doona Rome & Mudane Cabdiraxmaan Maaday oo ka Qayb Galaya.

Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyaniga ayaa qaban doona shir balaadhan oo lagaga hadli doono sharciga iyo arimaha xuquuqul insaanka […]

 
 

Nin Kasoo Jeeda Qawmiyada Tigrey oo Lacag Aad Ubadan Lagu Qabtay.

Nin Kasoo Jeeda Qawmiyada Tigrey oo Lacag Aad Ubadan Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adama ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in booliiska magaaladu ay gacanta kudhigeen nin boorso kuwatay lacag aad ubadan oo kaash […]

 
 

Safiirka Maraykanka Ee QM oo Addis Ababa Gaadhay & Talooyin Ay Bixisay.

Safiirka Maraykanka Ee QM oo Addis Ababa Gaadhay & Talooyin Ay Bixisay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay magaalada soogaadhay safiirka dowlada Maraykanka ufadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley. […]

 
 

Al-Shabaab oo Weeraray Saldhiga Ciidanka Soomaaliya ee Afgooye.

Al-Shabaab oo Weeraray Saldhiga Ciidanka Soomaaliya ee Afgooye.

Koox ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay weerar culus ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha […]

 
 

Ethiopian Orthodox Church Patriarch to Resign.

Ethiopian Orthodox Church Patriarch to Resign.

BY BORKENA NEWS The last two weeks witnessed the resignation of Speaker of Ethiopian parliament, Aba Dula Gemeda, and the advisor to the Prime minister, […]

 
 

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Doorashada Ku Celiska Ah ee Kenya oo La Codsaday In Dib Loo Dhigo.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan ka gaadho in doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee la qorsheynayo khamiista dib […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay