Archive for: October, 2017

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Caawa Ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii caawa ka baxay. Hoos ka daawo.

 
 

Kalashakigii Ciidanka Wayaanaha oo Meel Xun Gaadhay & Saraakiil Xilkii Laga Qaaday.

Kalashakigii Ciidanka Wayaanaha oo Meel Xun Gaadhay & Saraakiil Xilkii Laga Qaaday.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in kala shakiga ciidamada wayaanuhu uu gaadhay meeshii abid ugu saraysay, waxaana lasheegayaa […]

 
 

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo Kubiiray Kacdoon Wadayaasha.

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Ciidanka Wayaanaha oo Kubiiray Kacdoon Wadayaasha.

War hor dhac ah oo hada naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta Gumasiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya ciidamo katirsanaa kuwa wayaanaha oo isusoo dhiibay […]

 
 

Kooxda TPLF oo Mabnuucday Xisbi Kusheega Arena Tigrey, Sababta?

Kooxda TPLF oo Mabnuucday Xisbi Kusheega Arena Tigrey, Sababta?

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ee sheegata in ay matasho qoomiyada Tigreega ay tijaabisay awooda ay […]

 
 

Daawo: Aljazeera oo Warbixin Xasaasi Ah Ka Diyaarisay Qarixii Muqdisho.

Daawo: Aljazeera oo Warbixin Xasaasi Ah Ka Diyaarisay Qarixii Muqdisho.
 
 

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Qaraxyo Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Wararka ka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka badan tobannaan qof laba weerar […]

 
 

Trump oo Sheegay In Twitter La’aantii Uusan Madaxwayne Noqdeen.

President Donald Trump listens during a meeting with Governor Ricardo Rossello of Puerto Rico in the Oval Office of the White House, Thursday, Oct. 19, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay isticmaalkiisa barta twitter-ka iyo siyaasiyiinta uu kula doodo, isagoo sheegay, in mararka qaar ay taas ku qasabto “Inay sameeyaan […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee aad uga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee aad uga Barateen.

 

 
 

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Daawo: Xildhibaan Rayaale Xaamud Marxalada Siyaasadeed Ee Geeska Afrika iyo Dhacdadii Qalbi-Dhagax Q.2aad.

Waxaa kusoo dhawaataan qaybtii labaad ee uu Mudane Xildhibaan Rayaale Xaamud oo kamida masuuliyiinta golaha dhexe ee jwxo uu kaga waramayay marxalada siyaasiga ah ee […]

 
 

Qiimaha Ascaarta oo Meeshii Ugu Saraysay Gaadhay Itoobiya & Xaalka oo Qasan.

Qiimaha Ascaarta oo Meeshii Ugu Saraysay Gaadhay Itoobiya & Xaalka oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka uu sicirbararku gaadhay heerkii abid ugu sareeyay, sida xogta aan kuhelayno dadwaynaha […]

 
 

Khal Khalkii TPLF oo Meel Halis Ah Gaadhay & Addis Ababa oo Shubaalinaysa.

Khal Khalkii TPLF oo Meel Halis Ah Gaadhay & Addis Ababa oo Shubaalinaysa.

Wararka naga soo gaadhya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa kawar bixinaya sicir barar siyaasadeed oo magaaladu ay laciirciirayso iyo cabsidii abid ugu […]

 
 

Bereket Simon should be tried for crimes against Ethiopians, says EU lawmaker Ana Gomes.

Bereket Simon should be tried for crimes against Ethiopians, says EU lawmaker Ana Gomes.

Ethiopia PM’s ex-top advisor must be prosecuted – E.U. MP Bereket Simon, a former top advisor to Ethiopian Premier Hailemariam Desalegn must be prosecuted for […]

 
 

Ethiopia: 11 killed in continued violence in restive region

Ethiopia: 11 killed in continued violence in restive region

ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — Eleven people have been killed in clashes in Ethiopia’s restive Oromia region as the country continues to experience anti-government protests […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada ee Maraykanka oo Khaliijka Gaadhay.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Maraykanka oo Khaliijka Gaadhay.

Wasiirka arimaha dibadda Maraykanka, Rex Tillerson, ayaa kulan kula yeeshay boqor Salmaan ka Sucuudiga magaalada Riyaad. Kulankaasi wuxuu qayb ka yahay socdaal ujeedadiisu tahay in […]

 
 

Shacabka Catalonia oo Dhabe Mugdi Ah Cagta Saaray.

Shacabka Catalonia oo Dhabe Mugdi Ah Cagta Saaray.

Maamulka Catalonia ee dalka Spain ayaa wajahaya xaalad hubaal la’aan ah ka dib markii ra’iisul wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy uu ku dhawaaqay qorshe uu […]

 
 

Kulan Muhiim Ah oo Uu Soo Abaabulay Gudoomiyaha HAAJ oo Qabsoomay.

Kulan Muhiim Ah oo Uu Soo Abaabulay Gudoomiyaha HAAJ oo Qabsoomay.

Waxaa maanta oo Axad ahayd kulan muhiim ah isugu yimid gudiyada jaaliyadaha Soomaalida Ogadenia ee aduunka iyo qaar kamid ah madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia […]

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) oo Tacsi u Diray Shacabkii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Soobe.

Uruka haweenka Ogaadenya UHO faraca Engiriis Magaalada London ayaa waxay tacsi u direen shacabkii Soomaliyeed ee lagu xasuuqay qaraxii soobe. Hoos ka daawo muuqaalka.

 
 

Gudiga Qoxootiga Ogadenia oo Kulan Muhiim Ah Qabsaday.

Gudiga Qoxootiga Ogadenia oo Kulan Muhiim Ah Qabsaday.

Shalay oo Sabti ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 21/10/17 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen gudiga […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Oromada oo Wali Sii Socda.

Daawo: Mudaaharaadkii Oromada oo Wali Sii Socda.
 
 

Kooxda TPLF oo Qorshaynaysa Goosashada Gobolka Tigree.

Kooxda TPLF oo Qorshaynaysa Goosashada Gobolka Tigree.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay qoomiyada xukunka wadanka Itoobiya xooga kuhaysata ee Tigrey isu diyaarinayso sidii ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay