Archive for: October, 2017

Taliska Wayaanaha oo Kabaqaya In La Afgambiyo & Xaalka oo Murugsan.

Taliska Wayaanaha oo Kabaqaya In La Afgambiyo & Xaalka oo Murugsan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka qalalaasuhu kataagan yahay ee Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay aad uga baqayso in uu wadanka kadhaco afgambi mulatari, […]

 
 

Tirada Dhimashada & Dhaawicii Muqdisho oo Lashaaciyay.

Tirada Dhimashada & Dhaawicii Muqdisho oo Lashaaciyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tirada rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qarixii dhawaan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalda Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyay […]

 
 

Midawga Yurub oo Usoo Gurmanaysa Shacabka Soomaaliyeed.

Midawga Yurub oo Usoo Gurmanaysa Shacabka Soomaaliyeed.

Midowga Yurub ayaa shaaciyay in ay si deg deg ah uga qeyb qaadan doonaan gurmadka loo fidinayo dadkii ay waxyeelado kasoo gaadhay Qaraxii 14-kii Bishan […]

 
 

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Wadada Zoobe oo Dib loo Furay iyo Gadiidka Dadweynaha oo Maanta isticmaalaya.

Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Xaqlayaasha JWXO” Codkii Farhaan Shiine.

 

 
 

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Daawo: Ilays TV oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha HAAJ Mudane Mohamad Rashiid Sheekh Cabdulaahi.

Tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv ayaa wuxuu waraysi la yeeshay gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Abaabulka & Jaaliyadaha Ogaadeniya Mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi. Waraysiga Hoos ka […]

 
 

Deg Deg: Wadaadka Kaniisadaha Itoobiya Uguwayn oo Baxsanaya.

Deg Deg: Wadaadka Kaniisadaha Itoobiya Uguwayn oo Baxsanaya.

Xog ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in baadariga uguwayn kaniisadaha Itoobiya uu qorshaynayo in uu kabaxsado wadanka Gumaysiga Itoobiya, isagoo kusii jeeda […]

 
 

Mashruucii Wabiga Nile oo In u Istaago U Dhaw & Injineeradii oo Kala Cararay.

Mashruucii Wabiga Nile oo In u Istaago U Dhaw & Injineeradii oo Kala Cararay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay aqabado waawayn soo wajaheen mashruucii biyo xidheenka wabiga Nile ee xukuumada wayaanuhu ay doonaysay […]

 
 

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dhaawacyadii Lageeyay Sudan oo Daryeel La’aan Ka Cabanaya.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii […]

 
 

Oromo Protests in Horo Guduru, Welega

Oromo Protests in Horo Guduru, Welega

Oromo Protests in Horo Guduru, Welega. Protesters chanting anti-government slogans “Down, Down Woyane” or “Down, Down Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF)” the ruling minority ethnic […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadenya ee waqooyi bari kenya faraca barsan ee magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya ee […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee ilays tv iyo Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Waxaad kusoo dhawaataan tv ga qaranka Ogaadeniya Ilaystv iyo wararkii ugu danbeeyay ee lagu soo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Deg-Deg: Shil Gaadhi oo Ay ku Dhinteeen 11 Qof oo Shacab Ah oo Ka Dhacay Duleedka Jig Jiga+sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadenya gaar ahaana magaalada jig jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in gaadhi ku gadoomay duleedka magaalada jig […]

 
 

Shir Muhiim Ah oo Kaadirka JWXO Uga Qabsoomay Xagardheere.

Shir Muhiim Ah oo Kaadirka JWXO Uga Qabsoomay Xagardheere.

Maalin nimadii Shalay oo Khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 19/10/17 waxaa xerada qoxootiga Xagardheer ee deegaanka Faafi kaqabsoomay kulan muhiim ah oo ay kasoo qayb […]

 
 

Daawo: Sh C/lahi M Sagal & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh C/lahi M Sagal & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Xubin Sare oo Midowga Yurub Katirsan oo Codsaday In Lamaxkamadeeyo Berekat Simun.

Xubin Sare oo Midowga Yurub Katirsan oo Codsaday In Lamaxkamadeeyo Berekat Simun.

Ana Gomes oo kamid ah saraakiisha ugu saraysa ee Midowga Yurub ayaa dowlada Maraykanka ka codsatay in gacan kudhiigle Berekat Simun lahorkeeno cadaalada si loogula […]

 
 

Belgium & Holland oo Dadkooda Uga Digay Inay U Safaraan Itoobiya.

Belgium & Holland oo Dadkooda Uga Digay Inay U Safaraan Itoobiya.

Bayaan kasoo baxay dowlada Belgem ayaa muwaadiniinta ree Belgem lagaga codsaday in aysan usafrin guud ahaan wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobolada ay kacdoonadu kasocdaan ee […]

 
 

Xiisadii Ku Saabsanayd Doorasha Kenya oo Meel Xun Maraysa.

Xiisadii Ku Saabsanayd Doorasha Kenya oo Meel Xun Maraysa.

Madaxa Guddiga Doorashooyinka ee Kenya Wafula Chebukati ayaa ugu baaqay xisbiyada dalkaasi inay joojiyaan cadaadiska ay saarayaan guddiga doorashooyinka kadib markii ay todobaadkan is casishay […]

 
 

Maraykanka oo Ku Adkaysanaya In Xamaas Hubka Dhigto

Maraykanka oo Ku Adkaysanaya In Xamaas Hubka Dhigto

Dawlada Maraykanka ayaa ka hadashay heshiiskii dhexmaray labada garab ee falastiiniyiinta ee Xamaas iyo Fataax, waxayna sheegtay in haddii ay tahay in Xamaas ay kusoo […]

 
 

Ethiopia’s Political Turmoil Worsening: Threatening Regional Security

Ethiopia’s Political Turmoil Worsening: Threatening Regional Security

  Despite increasing international condemnation, the ruling party in Ethiopia has shown no sign of political reform. Instead, it continues to divide the nation once […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay