Archive for: November, 2017

Shirkii Gudiyada Faracyada JABSO oo Maanta Qabsoomay.

Shirkii Gudiyada Faracyada JABSO oo Maanta Qabsoomay.

Maanta oo Khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 30/11/17 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirkii sadex bilood laha ahaa ee gudiyada faracyada kadhisan […]

 
 

Mareykanka oo Beeniyay in Weerarkii Barriire Dad Rayidka ah Lagu Dilay.

Mareykanka oo Beeniyay in Weerarkii Barriire Dad Rayidka ah Lagu Dilay.

Dowlada Maraykanka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday in dad rayid ah lagu dilay howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka […]

 
 

Gobolada Oromia & Omo oo Qasan & Xafiisyo Badan oo Lagubay.

Gobolada Oromia & Omo oo Qasan & Xafiisyo Badan oo Lagubay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka ay kacdoomadu kajiraan ee Oromia ayaa sheegaya xiisado hor leh oo cirka isku sii shareeraya oo udhaxeeya dadka deegaanka iyo […]

 
 

Saraakiil sare oo Horay Uga Tirsanaan Jirtay TPLF Oo Qaadacday Shirkii Maqale, Ogow.

Saraakiil sare oo  Horay Uga Tirsanaan Jirtay TPLF Oo Qaadacday Shirkii Maqale, Ogow.

Waxaa siwayn isu soo taraya eedeeymaha loojeedinayo kal fadhigii Golaha Dhexe ee urur kusheega TPLF kaas oo mudooyinkii ugu dambeeyay si habayaaq ah uga socday […]

 
 

Shir Loogaga Hadli Doono Xuquuqul Insaanka oo Ka Dhaci Doona Geneva iyo OYSU oo Lagu Marti Qaaday.

Shir Loogaga Hadli Doono Xuquuqul Insaanka oo Ka Dhaci Doona Geneva iyo OYSU oo Lagu Marti Qaaday.

Magaalada Geneva ee xarunta qaramada midoobay QM waxaa lagu wadaa in uu kadhaco shir looga hadli doono arimaha xuquuqul insaanka ee dadyoowga la gumayto iyo […]

 
 

Maamulka Canfar oo Odayaal Shacab Ah oo Soomaali Ah Xidh xidhay.

Maamulka Canfar oo Odayaal Shacab Ah oo Soomaali Ah Xidh xidhay.

Wararka soo gaadhaya xafaiiska warqabadka ee Wakaalada Wararka Ogaadeniya ONA ayaa waxay sheegayaan in maamulka Canfartu ay odayaal ku xidh xidhay tuulada Candhuuftu oo kamid […]

 
 

Al-Shabaab oo Askar Kenyan Ah Ku Laayay Degmada Lamu.

Al-Shabaab oo Askar Kenyan Ah Ku Laayay Degmada Lamu.

Dabley la rumaysan yahay in ay yihiin Al Shabaab ayaa weeraray Dagmada xeebta saaran ee Lamu kuna dilay ugu yaraan labo askari oo booliiska wadanka […]

 
 

Madaxweynaha Zimbabwe oo Baadi-Goobaya Lacago La Dhacay.

Madaxweynaha Zimbabwe oo Baadi-Goobaya Lacago La Dhacay.

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa saddex bilood oo damaanad ah siiyay dadka iyo shirkadaha la sheegay in ay lacago badan ka qaateen Zimbabwe, […]

 
 

Waqooyi Kuuriya oo Tijaabisay Gantalkoodii Ugu Tayada Sareeyay.

Waqooyi Kuuriya oo Tijaabisay Gantalkoodii Ugu Tayada Sareeyay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa ku guulaysatay tijaabinta gantaalkoodii ugu tayada sareeyay oo xambaari kara bambaanada Nukliyeerka. Gantaalkan ayaa hawada Sare u galay illaa 4500 km, midaasi […]

 
 

Daawo: Kalfadhigii Kooxda TPLF Oo Fashali Ku Dhamaaday .

Daawo: Kalfadhigii Kooxda TPLF  Oo Fashali Ku Dhamaaday .

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in caawa la soo gabagabeeyay kalfadhigii Kooxda TPLF oo baryahan uga socday magalada […]

 
 

Daawo: Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Hirmooge oo Waraysi Lalayeeshay.

Daawo: Afhayeenka JWXO Mudane Cadaani Hirmooge oo Waraysi Lalayeeshay.

Afhayeenka Jabhada Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya Mudane Cadaani Hrmooge ayaa si kulul uga hadlay colaada u dhaxaysa Soomaalida iyo Oromoda ee kooxda TPLF ay dabada […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Uncertain Future For Former Ethiopian Dictator Mengistu After Mugabe’s Fall

Uncertain Future For Former Ethiopian Dictator Mengistu After Mugabe’s Fall

Former Ethiopian dictator Mengistu Haile Mariam who fled into exile in Zimbabwe in 1991. It remains to be seen what will happen to him now […]

 
 

Mudaharaado Gilgilay Oromia oo Shalay Dhacay.

Mudaharaado Gilgilay Oromia oo Shalay Dhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee gacanta Gumaysiga Abasiiniya kujira ayaa sheegaya mudaharaado aad uwaawayn oo gilgilay intabadan Gobolka ay kacdoonadu kajiraan ee Oromia. […]

 
 

Kalfadhigii TPLF oo Burbur Kudhaw & Ismari Waa Kataagan.

Kalfadhigii TPLF oo Burbur Kudhaw & Ismari Waa Kataagan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya isfahan waa aad uwayn oo mar kale soo kala dhex galay madaxda kooxda […]

 
 

Soomaali Argagixiso Looga Shakiyay oo Australia Lagu Xidhay.

Soomaali Argagixiso Looga Shakiyay oo Australia Lagu Xidhay.

Ciidanka booliiska Australia ayaa xidhay nin ay ku eedeeyeen in uu qorshaynayay in uu qaado fal argagixiso marka ay magaalada Melbourne ka billowdaan munaasabadaha lagu […]

 
 

Qadar oo Soomaaliya Ka Fulinaysa Mashaariic Ku Kacaya $200 oo Milyan.

Qadar oo Soomaaliya Ka Fulinaysa Mashaariic Ku Kacaya $200 oo Milyan.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Sida uusheegay Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga Iyo […]

 
 

Uhuru Kenyatta oo Markale Loo Dhaariyay Madaxtinimada Kenya.

Uhuru Kenyatta oo Markale Loo Dhaariyay Madaxtinimada Kenya.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shalay loo dhaariyey xilli cusub oo hoggaanka dalka ah, kadib guushii uu ka gaadhay doorashadii mucaaradka ay qaadaceen ee […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Taliska Nugulee Naxashka Saaran”.

Daawo: Hees Wadani Ah “Taliska Nugulee Naxashka Saaran”.
 
 

Daawo: Qodobadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya iyo Warbixino Xiiso Badan.

Daawo: Qodobadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya iyo Warbixino Xiiso Badan.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay