Archive for: November, 2017

26 Qof oo Lagu Dilay Kaniisad Ku Taala Gobolka Texas ee Maraykanka.

Mourners participate in a candlelight vigil held for the victims of a fatal shooting at the First Baptist Church of Sutherland Springs, Sunday, Nov. 5, 2017, in Sutherland Springs, Texas. (AP Photo/Darren Abate)

Nin ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa kaniisad ku taalla meel ku dhow magaalada San Antonio ee gobolka Texas axaddii, halkaasi oo uu ku […]

 
 

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Warqado badan oo sir ah ayaa la dusiyay, waxayna shaaca ka qaadayaan sida dadka awoodda leh iyo hantiileyaasha ay si sir ah ugu maalgashadaan mashaariic […]

 
 

Daawo:Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Daawo:Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay.

Waxaad hoos ka daawataan bar naamijyadii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii lagu soo qaatay. ONA.

 
 

Daawo: Qubanihi Todobaadka Ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Lagusoo Qaatay.

Daawo: Qubanihi Todobaadka Ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobadii Lagusoo Qaatay.
 
 

An Extraordinary Meeting Of The PAFD’s External Committee Discussed The Current Affairs Of Ethiopia.

An Extraordinary Meeting Of The PAFD’s External Committee Discussed The Current Affairs Of Ethiopia.

  An Extraordinary Meeting Of The PAFD’s External Committee Discussed The Current Affairs Of Ethiopia. November 05, 2017 News Release by PAFD, Office of Media, […]

 
 

OYSU Ifo oo Kulan Muhiim Ah Qabsaday.

OYSU Ifo oo Kulan Muhiim Ah Qabsaday.

Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 5/11/17 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirkii caadiga ahaa ee ururka OYSU fariciisa Ifo. Kulankan […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Garbo oo Ka Tirsan Gobolka Nogob.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Garbo oo Ka Tirsan Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhay gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada garbo oo kamida gobolka nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay ku xidh xidheen […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Wadayaal Weeraray Safiirka Gumaysiga Ee S,Africa.

Deg Deg: Kacdoon Wadayaal Weeraray Safiirka Gumaysiga Ee S,Africa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in ay waji gabax aad uwayn lakulmeen koox katirsan safaarada wadanka gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Xisbiga Arina Tigray oo Maqale Ku Qabsaday Dibad Baxyadii Ay Kuriyoonayeen.

Xisbiga Arina Tigray  oo Maqale Ku Qabsaday Dibad Baxyadii Ay Kuriyoonayeen.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigree ayaa sheegaya in xisbiga Arina Tigrey ay siwayn ugu rumowday riyadii baryihii ugu dambeeyay ay […]

 
 

Sarkaal Booliiska Soomaaliya Katirsan oo Muqdisho Lagu Dilay.

Sarkaal Booliiska Soomaaliya Katirsan oo Muqdisho Lagu Dilay.

Koox hubeysan oon haybtoona lagaranaynin ayaa xalay Xaafada Jaamacadaha ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliiska dowladda […]

 
 

Hogaamiyihii Catalonia oo Booliska Belgium Isu Soo Dhiibay.

Hogaamiyihii Catalonia oo Booliska Belgium Isu Soo Dhiibay.

Dacwad oogayaasha dalka Belgium ayaa xaqiijiyay in hogaamiyihii shaqada laga caydhiyay ee Gobolka Catalonia , Carles Puigdemont, iyo 4 xubnood oo horey uga tirsanaa golihiisa […]

 
 

Kenyan police nab 132 illegal Ethiopian immigrants

Kenyan police nab 132 illegal Ethiopian immigrants

Kenyan police on Friday interrogated 132 Ethiopian nationals after arresting them in a security operation at a residential estate in Nairobi. Area police commander Joseph […]

 
 

Dawlada Sacuudiga oo Xidh xidhay Amiirro Musuqmaasuq ku eedeysan.

Dawlada Sacuudiga oo Xidh xidhay Amiirro Musuqmaasuq ku eedeysan.

Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo sidoo kale […]

 
 

Hay’ada Sirdoonka Wayaanaha oo Burbur Qarka Usaaran.

Hay’ada Sirdoonka Wayaanaha oo Burbur Qarka Usaaran.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kala shaki baahsan oo ku yimid hay’ada sirdoonka wayaanaha, kala shakigan hay’ada […]

 
 

Booliiska & Militariga Magaalada Bahardar oo Qoorta Iskula Jira.

Booliiska & Militariga Magaalada Bahardar oo Qoorta Iskula Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay xiisad culus magaalada kataagantahay kadib markii ciidanka wayaanuhu ay xabsiyada dhigeen […]

 
 

Shaqaalaha Maraykanka oo Lagu Amray Inay Soomaaliya Iskaga Baxaan.

Shaqaalaha Maraykanka oo Lagu Amray Inay Soomaaliya Iskaga Baxaan.

Dowladda Maraykanka ayaa ku amartay shaqaalaha aan muhiimka ahayn ee u dhashay Maraykanka inay si deg deg ah uga baxaan magaaladda muqdisho. Warkan ayaa lagu […]

 
 

Garsoorka Spain oo Dalbaday In Lasoo Xidho Hoogaamiyihii Catalonia.

Garsoorka Spain oo Dalbaday In Lasoo Xidho Hoogaamiyihii Catalonia.

Garsoore Spanish ah ayaa soo saaray waaran lagaga codsanayo dalalka Midowga Yurub (EU) in ay soo qabtaan hogaamiyihii xilka laga xayuubiyey ee gobolka Catalonia, Carles […]

 
 

Ra’iisul-Wasaarihii Libnaan oo Iscasilay Kadib Cabsi Lasoo Daristay.

Ra’iisul-Wasaarihii Libnaan oo Iscasilay Kadib Cabsi Lasoo Daristay.

Rai’sul wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Al-Xariri ayaa ku dhawaaqay in uu iscaslay taasi oo noqotay tillaabo lama filaan ah. Al-Xariiri ayaa sheegay in uu u […]

 
 

Ethiopia: Capital Flight Reaching Alarming Level.

Ethiopia: Capital Flight Reaching Alarming Level.

The illegal outflow of foreign currency out of Ethiopia has gone up recently. Since the recent drop of the birr (Ethiopian currency) by 15% against […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah oo Loo Qaaday Naftiihure Abdikariim Sheikh Muuse (Qalbi_Dhagax).

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah oo Loo Qaaday Naftiihure Abdikariim Sheikh Muuse (Qalbi_Dhagax).

Waxaad kusoo dhawaataan heestii wadaniga ahayd ee aad nooga barateen maalin walba oo sabti ah inaan idiin soo dayno waxaana idiin soo xulay todobaadkan hees […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay