Archive for: November, 2017

Daawo: Waraysi Hogaanka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Dr’s Cibaado Xirsi Mahad.

Daawo: Waraysi Hogaanka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Dr’s Cibaado Xirsi Mahad.

 

 
 

Xisbiga Arina Tigrey oo Dibad Baxyo Laga Hor Istaagay & Xiisad Kadhalatay.

Xisbiga Arina Tigrey oo Dibad Baxyo Laga Hor Istaagay & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya ismaan dhaaf wayn oo soo kala dhex galay xisbiga lamagac baxay Arina Tigrey iyo kooxda qaabka xun […]

 
 

Daawo: Midkamid Ah Aas’aasayaashii TPLF oo Xogo Badan Bixiyay.

Daawo: Midkamid Ah Aas’aasayaashii TPLF oo Xogo Badan Bixiyay.

Mid kamid ah aas’aasayaashii kooxda bahalowday ee TPLF ayaa eedayn dusha usaaray kooxda wuxuuna sheegay in gabi ahaanba kooxdu ay kaleexatay ujeedadii loo aas’aasay iyo […]

 
 

Xiisad Cusub oo Udhaxaysa Ururada Shaqaalaha & Taliska Wayaanaha.

Xiisad Cusub oo Udhaxaysa Ururada Shaqaalaha & Taliska Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad cusub oo udhaxaysa taliska wakhtigiisii dhamaaday ee wayaanaha iyo ururada shaqaalaha […]

 
 

Hay’ada IMF oo Saadaalisay In Dhaqaalaha Africa Kordhayo 2017.

Hay’ada IMF oo Saadaalisay In Dhaqaalaha Africa Kordhayo 2017.

Hay’adda lacagta aduunka u qaabilsan ee IMF ayaa waxaay sheegtay in sanadkan 2017 ka uu laba jibaarmayo dhaqaalaha wadamada Afrika ee ka hooseeya saxaraha, kadib […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Cirka ah Ku Qaaday Daacishta Soomaaliya.

Maraykanka oo Duqayn Cirka ah Ku Qaaday Daacishta Soomaaliya.

Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland. Sarkaal ka tirsan wasaaradda […]

 
 

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Mucaaridka Kenya ee Mombasa oo Doonaya Inay Gooni Isu Taagaan.

Kulan Jimcihii Shalay ahaa ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Xildhibaanada iyo Guddoomiyayaasha deegaanada xeebta saaran ee Kenya ayaa looga hadlay qorshe ismaamul madax banaan […]

 
 

Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Ka Dhacay Magaalada Nürnberg Ee Dalka Germalka

Mudaaharaad Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo Ka Dhacay Magaalada Nürnberg Ee Dalka Germalka

Maanta oo ay Taarikhdu ku beeg nayd 03/11/2017 waxaa magaalada Nürnberg ee dalka Germalka ka dhacay mudaaharaad balaadhan oo ay so qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaalida […]

 
 

Shirkii ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Ee Faraca Barsan oo Qabsoomay + Video.

Shirkii ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Ee Faraca Barsan oo Qabsoomay + Video.

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday ururka haweenka Ogaadeniya (UHO) faraca Barsan ee Magaalada Gaarisa ee waqooyi bari Kenya shirka waxaa lagu fur furay […]

 
 

Ogadensiis: Xaflad Ay Qabanayaan (OWA UK) oo Lagu Marti Qaaday Jaaliyada Ogadenya Ee Uk.

Ogadensiis: Xaflad Ay Qabanayaan (OWA UK) oo Lagu Marti Qaaday Jaaliyada Ogadenya Ee Uk.

Waxaa Xaflad balaadhan qabanaya ururka Oromo Women’s Asociation in Uk (OWA) ayaa waxaa lagu qaban doonaa wadanka Ingiririiska gaar ahaan magaalada London. Xafladan ayaa waxaa […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafa.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafa.
 
 

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Safiirada Itoobiya Kusugan oo Dil Kabadbaaday.

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Safiirada Itoobiya Kusugan oo Dil Kabadbaaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kala shaki soo kala dhex galay siyaasyiinta caalamka ee wadanka Itoobiya kusugan […]

 
 

Daawo: Baarlamaanka Midawga Europe oo Looga hadlay Arimaha Xuquuqul Insaanka ogadeniya & Oromiya.

Daawo: Baarlamaanka Midawga Europe oo Looga hadlay Arimaha Xuquuqul Insaanka ogadeniya & Oromiya.

Shirkii baarlamaanka Midawga Europe ayaa waxaa looga hadlay arimaha xuquuqul insaanka ee ka jira Ogadeniya iyo Oromiya. Shirkan ayaa waxaa si Faah faahsan loogaga Hadlay […]

 
 

Itoobiya oo Kaalin Liidata Kagashay Ladhaqanka Saxaafada Xorta Ah.

Itoobiya oo Kaalin Liidata Kagashay Ladhaqanka Saxaafada Xorta Ah.

Warbixin dheer oo maalin nimadii shalay lagusoo daabacay jaraa’id yada waawayn ee aduunka ayaa lagu sheegay in wadanka Itoobiya uu yahay midka ugu liita dhinaca […]

 
 

Xubno Kamid Ah Madaxdii Catalonia oo La Maxkamadeeyay.

Xubno Kamid Ah Madaxdii Catalonia oo La Maxkamadeeyay.

Masuuliin kamid ah hogaamiyayaasha gobolka Catalonia ee dalka Spain, ayaa shalay kasoo muuqday laba maxkamad oo ku taalla magaalada Madrid, si ay uga jawaabaan eedeymo […]

 
 

Faallo: Kooxda Daacish & Mustaqbalka Madoow ee Soo Wajahay.

Faallo: Kooxda Daacish & Mustaqbalka Madoow ee Soo Wajahay.

Hay’adda Laanqeerta Cas ee Caalamiga ah ayaa dalalka adduunka ugu baaqday in aanan la hilmaamin bini’aadanimada marka lala macaamilayo maxaabiista tirada badan ee laga qabtay […]

 
 

Deg Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Khasaare Gaystay.

Deg Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Khasaare Gaystay.

War deg deg ah oo goordhow nasoo gaadhay ayaa sheegaya in qarax wayn oo lagu soo rakibay gaadhi uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogadeniya Ilays tv. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Baarlamaanka Maraykanka oo looga hadlay xaalada Qasan ee Itoobiya.

Daawo: Baarlamaanka Maraykanka oo looga hadlay xaalada Qasan ee Itoobiya.

In kabadan 70 mudane oo katirsan golaha Congress-ka Maraykanka ayaa sheegay in lagaadhay xiligii wax laga qaban lahaa gabood falada iyo dhaqan xumida xukuumada aan […]

 
 

Wadanka Itoobiya oo Noqday Midka Lacagaha Ugu Badan Laga Saaro Dunida Oodhan.

Wadanka Itoobiya oo Noqday Midka Lacagaha Ugu Badan Laga Saaro Dunida Oodhan.

Warbixin lagu soodaabacay qaar kamid ah wargaysyada waawayn ee caalamka ayaa sheegaysa in uu wadanka Itoobiya noqday wadanka ay lacagaha ugu badan dibada uga baxaan, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay