Archive for: November, 2017

Maxkamada Sare Ee Itoobiya oo Fasaxday Bakale Gerba & TPLF oo Diiday.

Maxkamada Sare Ee Itoobiya oo Fasaxday Bakale Gerba & TPLF oo Diiday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu amray in xabsiga lagusii hayo xoghayihii guud ee […]

 
 

Bangiga Aduunka oo Deeq Dhaqaale Siiyay Dalka Ciraaq.

Bangiga Aduunka oo Deeq Dhaqaale Siiyay Dalka Ciraaq.

Bangiga aduunka ayaa ogolaaday 400 milyan oo doolar oo dib loogu dhisayo degaanada Ciidamada Ciraaq ay ka xoreeyeen argagixisada al-Qaacidda.  Muddo saddex bilood ah ayay […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Dibbada Baarlamaanka Tuunis.

Weerar Ka Dhacay Dibbada Baarlamaanka Tuunis.

Booliska dalka Tunisia ayaa sheegay inay xidheen eedaysane mintid Islaami ah oo laba sarkaal ku mindiyeeyey banaanka dhismaha baarlamanka dalkaas ee magaalada Tunis. Wasaaradda arrimaha […]

 
 

Weerar 8 Qof Ay Ku Dhinteen oo Maraykanka Ka Dhacay.

Weerar 8 Qof Ay Ku Dhinteen oo Maraykanka Ka Dhacay.

Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaadhi la jiidhsiiyay dad marayey wado ay isticmaalaan inta badan baaskiilada oo ku taal badhtamaha magaaladaasi ee loo yaqaan Lower Manhattan, […]

 
 

Daawo: Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo ugu Baaqay Farmaajo Inuu Is Casilo.

Daawo: Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare oo ugu Baaqay Farmaajo Inuu Is Casilo.

Xildhibaan Axmed Cismaan Dakhare oo kamid golaha shacabka ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa wuxuu ugu baaqay Farmaajo inuu is casilo maadaama uu ku guulaysan waayay shaqadii […]

 
 

Shir Qarsoodi Ah oo EPRDF Uga Socday Addis Ababa oo Fashilmay.

Shir Qarsoodi Ah oo EPRDF Uga Socday Addis Ababa oo Fashilmay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guul-daro kudhamaaday shir qarsoodi ah oo ururka EPRDF uga socday magaalada.. […]

 
 

Ana Gomes oo Mar Kale Kahadashay Xaalada Itoobiya.

Ana Gomes oo Mar Kale Kahadashay Xaalada Itoobiya.

Ana Gomes oo ah xubin sare oo kamid ah baarlamaanka Midowga Yurub ayaa sheegtay in gabi ahaanba wadanka gumaysiga Itoobiya uu umuuqdo mid burburaya, waxayna […]

 
 

Umado xornimo doon ah sida ree Ogadenya ayaa Caalamka hadheeyay! By- Xaaji M/rashiid.

Umado xornimo doon ah sida ree Ogadenya ayaa Caalamka hadheeyay! By- Xaaji M/rashiid.

Waxaa la joogaa Duni laga dheehanayo xaalado cajiib ah markaad si buuxda Dhagaha ula raacdo Indhahana ku daawato waxa dhacaya. Aadama waxaa abuurtya Rabiga dhabta […]

 
 

Tahriibayaal Ay Soomaali Kujiraan oo Lasoo Badbaadiyay.

Tahriibayaal Ay Soomaali Kujiraan oo Lasoo Badbaadiyay.

Ciidamada ilaalada xuduudaha wadanka Ramania ayaa badbaadiyay in ka badan 71 qof oo dhalasho ahaan ka kala oo jeeda wadamada Suudaan, Suuriya iyo Somalia, waxaana […]

 
 

Masuuliin Katirsanaa Ololihii Trump oo Dacwad Lagu Soo Oogay.

Masuuliin Katirsanaa Ololihii Trump oo Dacwad Lagu Soo Oogay.

Madaxii hore ee ololaha doorashada madaxweyne Trump, Paul Manafort ayaa isniintii lagu soo oogay dacwado ay ka mid ay ka mid yihiin shirqool ka dhan […]

 
 

Hogaamiyii Catalonia oo Wadanka Belgium U Cararay.

Hogaamiyii Catalonia oo Wadanka Belgium U Cararay.

Hogaamiyihii Catalonia, Carles Puigdemont ayaa maalmihii lasoo dhaafay la hadal hayey meesha uu ku sugan yahay, kadib markii Dowlada dhexe ee Spain ay Jimcihii go’aansatay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay