Archive for: November, 2017

Azeb faces an uncertain future, Debretsion set to seize the chairmanship of TPLF.

Azeb faces an uncertain future, Debretsion set to seize the chairmanship of TPLF.

Former Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi’s widow and a high-profile member of the Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF) is said to be facing an uncertain […]

 
 

Guul- Jiilalkii abdid ugu firfircoonaa ayaa ukacay xoreynta Ogadeniya, kanxoow Nafta waa! By: Xaaji M/rashiid

Guul- Jiilalkii abdid ugu firfircoonaa ayaa ukacay xoreynta Ogadeniya, kanxoow Nafta waa! By: Xaaji M/rashiid

Rabigeen SXWT wuxuu si cad usheegay in cidii Nicmo la siiyo ee ka shugri naqda loo siyaadinayo, Sidaa daraadeed waxaan marka koowaad leeyahay Eeboow mahadaa, […]

 
 

Kulankii Caadiga Ahaa Ee Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Ifo Kaqabsoomay.

Kulankii Caadiga Ahaa Ee Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Ifo Kaqabsoomay.

Xubnaha faraca Muftaaxul-xoriyo ee xarada Ifo ee deegaanka Dhadhaab ayaa shalay oo Isniin ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 27/11/17 isugu yimid kulan muhiim ah oo si […]

 
 

Ethiopia: Police commander shot and killed in Bahir Dar.

Ethiopia: Police commander shot and killed in Bahir Dar.

A federal police commander for the north west region of Ethiopia was killed Tuesday night in Bahir Dar. Commander Desalegn Lijalem was shot and killed […]

 
 

Diplomasi Sare oo Itoobiyaan Ah oo Ceeb Kasameeyay Wadanka Turkey.

Diplomasi Sare oo Itoobiyaan Ah oo Ceeb Kasameeyay Wadanka Turkey.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ankara ee wadanka Turkey ayaa sheegaya in mid kamid ah diplomaasiyiibta  xukuumada wayaanaha uu udhaqmay si aan anshax ahayn isla […]

 
 

General Samore Yonis oo Shir Qabtay & Cabashadiisa oo Banaanka Timid.

General Samore Yonis oo Shir Qabtay & Cabashadiisa oo Banaanka Timid.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kulan balaadhan oo aan micno badan lahayn oo u dhaxeeya saraakiisha ciidamada […]

 
 

Jasiirada Bali ee Induniisaya oo Halis Ugu Jirta Folkaanada Buurta Agung.

Jasiirada Bali ee Induniisaya oo Halis Ugu Jirta Folkaanada Buurta Agung.

Madaxda dalka Induniisiya ayaa feejignaantii ugu sareysay galiyay jasiiradda loo dalxiiska tago ee Bali sababo la xidhiidha cabsi laga qabo in folkaana (Burkaano) uu halkaasi […]

 
 

Diyaaradaha Ruushka oo Duqeeyay Goobaha Ay Mucaaridka Suuriya Haystaan.

Diyaaradaha Ruushka oo Duqeeyay Goobaha Ay Mucaaridka Suuriya Haystaan.

Ciidanka Cirka ee Ruushka ayaa dar dar galiyey duqaynta ay ku hayaan dhulka ay ku sugan yihiin xoogaga mucaaradka dalka Suuriya maalin kahor furitaanka wareega […]

 
 

Deg Deg Daawo: Madaxwaynihii Kililka Tigrega Ahaana Gudoomiyaha ururka TPLF oo xilkii Laga Qaaday.

Deg Deg Daawo: Madaxwaynihii Kililka Tigrega Ahaana Gudoomiyaha  ururka TPLF oo xilkii Laga Qaaday.

War deg deg ah oo hada war qabadka Wakaalada Wararka Ogaadeniya soo gaadhay ayaa sheegay in xilkii madaxwaynihii Kililka Tigrega isla markaana ahaa Gudoomiyaha ururka […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Hooyo 70 jir Ah Xabsiga Dhagax_buur Ku Xidhay.

Ciidanka Woyaanaha oo Hooyo 70 jir Ah Xabsiga Dhagax_buur Ku Xidhay.

Warar dhiilo ah oo naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka wayaanaha ay kasoo af duubeen hooyo Ceeg Aadan Muuse tuulada Higlasaaxley […]

 
 

Madaxa Amniga ee DUBAI oo ku baaqay in la Qarxiyo Aljazeera!

Madaxa Amniga ee DUBAI oo ku baaqay in la Qarxiyo Aljazeera!

Taliyaha Ciidamada Amniga ee Imaarada Dubai ee dalka isutaga Imaaraadka Carabta oo bartiisa Twitter ku qoray hadalo ka dhan ah warbaahinta Aljazeera oo uu ku […]

 
 

Daawo: Ciidamada Woyaanaha oo Rasaas Ku Furay Dad Rayad Ah Magaalada Gondar.

Daawo: Ciidamada Woyaanaha oo Rasaas Ku Furay Dad Rayad Ah Magaalada Gondar.

Taliska Woyaanaha ayaa rasaasooda uga qaaday shacab taageerooyaal kubbada cagta ah oo ku sugan magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada. Dadkan la rasaaseeyay ayaa u dabaal […]

 
 

Ethiopia: EPRDF has Passed its Expiry Date.

Ethiopia: EPRDF has Passed its Expiry Date.

TPLF EPRDF have profoundly troubled the Ethiopian/Eritrean house Those who fail to learn from history are doomed to repeat it… TPLF/EPRDF have profoundly troubled the […]

 
 

Dagaalo Gacan Kahadal Ah oo Dhexmaray Ciidanka Wayaanaha & Shacabka Lagumaysto.

Dagaalo Gacan Kahadal Ah oo Dhexmaray Ciidanka Wayaanaha & Shacabka Lagumaysto.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada aya sheegaya qalalaase aad u xoogan oo dadka deegaanka iyo ciidamada gumaysiga Itoobiya ee aagaas […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Qorshe Cusub Wada & Dabaqoodhiga oo Uu Kukiisbaxayo.

Taliska Wayaanaha oo Qorshe Cusub Wada & Dabaqoodhiga oo Uu Kukiisbaxayo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu taliska wayaanuhu wado qorshe cusub oo uu caalamka iyo shacabka […]

 
 

Qarax Shiinaha Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Qarax Shiinaha Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Ningbo ee Bariga dalka Shiinaha ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan laba ruux, halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale. Qaraxan […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo Kulan La Qaatay Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Wadanka Koonfur Afrika.

Gudoomiyaha JWXO oo Kulan La Qaatay Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Wadanka Koonfur Afrika.

Waxaa wali halkiisii kasii socda kulamo goos goos ah oo gudoomiyaha JWXO uu la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada caawana wuxuu kulan ay albaabadu […]

 
 

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyay Ee Ogaadeniya Geeska Afrika iyo Tvga Qaranka.

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyay Ee Ogaadeniya Geeska Afrika iyo Tvga Qaranka.

Waxaad kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays iyo qodobadii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Koonfur Afrika oo Furmay iyo Gudoomiyaha JWXO oo Ka Qayb Galay.

Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Koonfur Afrika oo Furmay iyo Gudoomiyaha JWXO oo Ka Qayb Galay.

Waxaa furmay shirkii Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika, shirka ayaa sido kale […]

 
 

Maleeshiyada Oromada oo Dad Shacab Ah Kuxasuuqday Ogadenia.

Maleeshiyada Oromada oo Dad Shacab Ah Kuxasuuqday Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in maleeshiyada Oromada ee loo carbiyay gumaadka shacabka Soomaalida Ogadenia ay xasuuqeen dad badan oo shacab ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay