Archive for: November, 2017

Kalfadhigii Baarlamaanka Wayaanaha oo Qabsoomi Waayay, Sababta.

Kalfadhigii Baarlamaanka Wayaanaha oo Qabsoomi Waayay, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu qabsoomi waayay fadhigii baarlamaanka wayaanaha oo lagu waday in uu […]

 
 

Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Laxidhay & Xiisad Kadhalatay.

Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Laxidhay & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Mooyaale ee dhacda xuduuda Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya in ay ciidamada wayaanuhu xabsiga dhigeen sargaal katirsanaa gaaska 10aad ee […]

 
 

Maraykanka oo Joojiyay Hubaynta Kurdiyiinta Suuriya.

Maraykanka oo Joojiyay Hubaynta Kurdiyiinta Suuriya.

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa u sheegay dhigiisa Turkiga in Maraykanku uusan sii hubeyn doonin dagaalyahanadda Kurdiyiinta ee Suuriya. Hadalkan ayaa sida laga soo xigtay […]

 
 

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Ka Dhacay Masjid Ku Yaala Dalka Masar.

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Ka Dhacay Masjid Ku Yaala Dalka Masar.

Masuuliyiinta Masaarida ee baadhaya xasuuqa dadkii lagu laayay masjid ku yaalla Siinaay ayaa sheegay in kooxdii weerarka qaaday ay siteen calanka kooxda dawladda islaamiga ee […]

 
 

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Waxaa hada ka furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkii halbeega xoriyada ogadenia, shirka oo hada si habsami leh hada uga socda waxaaa shirka lagu […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Bahda Saxaafada Kula Hadlay Garoonka Caalamiga Ah OR Tambo Internatinal Airport.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Bahda Saxaafada Kula Hadlay Garoonka Caalamiga Ah OR Tambo Internatinal Airport.

Gudoomiyaha Jabhada wadniga Xoraynta Ogaadeniya ayaa bahda saxaafada kula hadlay garoonka Caalamiga ah eeĀ OR Tambo Internatinal Airport ee magaalada Johannesburg. Gudoomiyaha ayaa ka xog waramay […]

 
 

Daawo: Sawiro Dheeri Ah Soo Dhawayntii Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO.

Daawo: Sawiro Dheeri Ah Soo Dhawayntii Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO.

Waxaa si heer sare ah loosoo dhaweeyay gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Halgame Admiral Mohamed Omar Osmaan. Gudoomiyaha ayaa waxaa si heer sare ah […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO Admiral Mohamed Omar Osmaan oo Lagu Soo Dhaweeyay Koonfur Afrika.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO Admiral Mohamed Omar Osmaan oo Lagu Soo Dhaweeyay Koonfur Afrika.

Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika Gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Admiral Mohamed Omar Osmaan iyo Wafti uu […]

 
 

Bayaan JWXO: Maleeshiyada OPDO oo Xasuuqday Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Bayaan JWXO: Maleeshiyada OPDO oo Xasuuqday Shacabka Soomaalida Ogadenya.

            Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) War Saxaafadeed. Todobaadadii lasoo dhaafay ayaa boqolaal kamid ah shacabka Soomaalida Ogadenya waxaa xasuuqay […]

 
 

The brutal massacre of Somalis in Ogaden by OPDO sponsored Oromo Militia.

The brutal massacre of Somalis in Ogaden by OPDO sponsored Oromo Militia.

  The brutal massacre of Somalis in Ogaden by OPDO sponsored Oromo Militia. Ogaden National Liberation Front Press Release The brutal massacre of Somalis in […]

 
 

Egypt, Sudan and Ethiopia tensions over dam flare up again.

Egypt, Sudan and Ethiopia tensions over dam flare up again.

CAIRO: Tensions between Egypt and upstream Nile basin countries Sudan and Ethiopia flared up again Thursday over the construction and the effects of a massive […]

 
 

Deg Deg: M/Kuxigeen Kusheegii Binshangul oo Xabsiga Ladhigay.

Deg Deg: M/Kuxigeen Kusheegii Binshangul oo Xabsiga Ladhigay.

War goordhaw naga soo gaadhay Gobolka Binshangul ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay gacanta kusoo dhigeen madaxwayne kuxigeenkii waxa loogu yeedho maamulka maqaarsaarka ah ee […]

 
 

Safiirka Maraykanka Ee Addis Ababa oo Cambaareeyay Dhaqanka TPLF.

Safiirka Maraykanka Ee Addis Ababa oo Cambaareeyay Dhaqanka TPLF.

Safiirka wadanka Maraykanka ee magaalada Addis Ababa Ambassador Michael Raynor oo warfidiyeenka lahadlay ayaa sheegay in dowladiisu ay aad uga walaacsan tahay dhaqanka qalafsan ee […]

 
 

Madaxweynaha Cusub ee Zimbabwe oo Awoodda La Wareegay.

Madaxweynaha Cusub ee Zimbabwe oo Awoodda La Wareegay.

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa khudbad ka jeediyay garoon ciyaareed oo ay dad soo buuxdhaafiyeen, wuxuuna wacad ku maray in uu u shaqayn […]

 
 

Rwanda oo Magangaliyo Siinaysa Tahriibayaasha Kudhibaataysa Libiya.

Rwanda oo Magangaliyo Siinaysa Tahriibayaasha Kudhibaataysa Libiya.

Dowlada Rwanda oo ka cadhootay qaabka xun ee loola dhaqmo tahriibayaasha Afrikaanka ah ee ku sugan dalka Liibiya ayaa sheegtay in ay irideeda u furi […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimaaday.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Waqooyi Bari Kenya Faraca Barsan oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimaaday.

Waxaa kulan koodii caadiga ahaa isugu yimaaday Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Waqooyi bari Kenya Faraca Barsan ee Magaalada Gaarisa waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha […]

 
 

Faahfaahin Munaasabadii Maanta & Wacdarihii OYSU Ifo.

Faahfaahin Munaasabadii Maanta & Wacdarihii OYSU Ifo.

Faahfaahin munaasabadii bandhig faneedka ee xerada qoxootiga Ifo iyo ururka Ardayda iyo Dhalinta Soomaalida Ogadenia OYSU. Sida aan horay idiinla wadaagnayba munaasabadii maanta oo Jumce […]

 
 

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya iyo Warbixino Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya iyo Warbixino Xiiso Badan oo Lagusoo Qaatay.

Waxaad kusoo dhawaataan tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobo xiiso badan oo lagu soo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Masaajid ku yaala Massar oo Lagu Dilay ugu Yaraan 230 ruux.

Masaajid ku yaala Massar oo Lagu Dilay ugu Yaraan 230 ruux.

Kooxo aan hayb tooda la garan hayn oo Maleeshiyaad ah ayaa weerar bam iyo rasaas kale loo adeegsaday ku qaaday masaajid ku yaalla gobolka waqooyiga […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Ogaadeniya ee Minnesota oo Soo Dhawaysay Go’aankii Barlamaanka Soomaaliya.

Daawo: Jaaliyada Ogaadeniya ee Minnesota oo Soo Dhawaysay Go’aankii Barlamaanka Soomaaliya.

   

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay