Archive for: November, 2017

Munaasabad Balaadhan oo Bandhig Faneed Ah oo Ka Socota Ifo iyo OYSU oo Wacdaro Ka Muujisay.

Munaasabad Balaadhan oo Bandhig Faneed Ah oo Ka Socota Ifo iyo OYSU oo Wacdaro Ka Muujisay.

Ururka dhalinyarad iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya (OYSU) faraciisa Ifo ayaa maanta kaqayb galaya munaasabad balaadhan oo bandhig faneed ah oo lagu qabanayo xerada isla xerada […]

 
 

Sidama Nation, 15th Year on Since Loqee Massacre whilst You are Tolerating the TPLF’s Regime and Your Own Worst Quislings?

Sidama Nation, 15th Year on Since Loqee Massacre whilst You are Tolerating the TPLF’s Regime and Your Own Worst Quislings?

Open Letter to Sidama People in Diaspora and the Sidama Land). By One of the Sdiama’s Human Right Defenders Correction to the February 22, 2017 […]

 
 

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Dadwaynaha sharafta leh oo kuxidhan boga ONA waxaan usoo gudbinaynaa muxaadaro qiyam leh oo uu soo jeedinayo Fadhiilatul Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi. Daawasho wacan. […]

 
 

Deg Deg: Sargaal Sare oo Lagu Dilay Magaalada Bahardar & Xiisad Kadhalatay.

Deg Deg: Sargaal Sare oo Lagu Dilay Magaalada Bahardar & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay xiisad xun kataagantahay magaalada kadib markii habeenimadii xalay lagu dilay mid […]

 
 

Musuq Maasuqa TPLF oo Heer Culus Gaadhay & Xog Cusub oo Lahelay.

Musuq Maasuqa TPLF oo Heer Culus Gaadhay & Xog Cusub oo Lahelay.

Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa heerka liita ee ay marayso siyaasada arimaha dibada ee Itoobiya, iyo fashilka isdaba jooga […]

 
 

Sacuudiga oo Ogolaaday In Gargaar Banii’aadminimo Yemen Lagaadhsiiyo.

Sacuudiga oo Ogolaaday In Gargaar Banii’aadminimo Yemen Lagaadhsiiyo.

Isbaheysiga uu Sucuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay in ay dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee dalka Yemen u furayaan gaadiidka sida gargaarka bani-aadamnimo. Tallaabadan ayaa timid markii […]

 
 

Maraykanka oo Qiray In La Xasuuqay Muslimiinta Rohingya.

Maraykanka oo Qiray In La Xasuuqay Muslimiinta Rohingya.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa markii ugu horeysay qiray in ay tahay “Xasuuq” dagaalka militariga Burma (Myanmar) ay ku hayaan muslimiinta dalkaasi ee loo […]

 
 

Daawo: Shareecada Islaamku Maxay Ka Qabtaa in Qof Muslim Ah Cadaw Loo Gacan Galiyo.

Daawo: Shareecada Islaamku Maxay Ka Qabtaa in Qof Muslim Ah Cadaw Loo Gacan Galiyo.

Waxaad kusoo dhawaataan wacdi diini ah oo inoosoo jeedin hayo sheekh Abubakar Xassan Mocalin kaasoo uu kaga hadlaayo waxay shareecada islaamku ka qabto in qof […]

 
 

Daawo: Xaaska Bashiir Ahmed Makhtal oo Ka Hadashay Xaalada Saygeeda oo 11 Sano Xidhan.

Daawo: Xaaska Bashiir Ahmed Makhtal oo Ka Hadashay Xaalada Saygeeda oo 11 Sano Xidhan.

Waxaa ka hadashay xaalada saygeeda Marwo Casiisa Maax oo ah Xaaska Bashiir Ahmed makhtal oo ku xidhan magaalada Adis Ababa ee gumaysiga Itoobiya mudo 11 […]

 
 

Seriously sick Ethiopian Muslim leader denied treatment.

Seriously sick Ethiopian Muslim leader denied treatment.

The Ethiopian government has denied medical treatment to Ahmedin Jebel, a leading Ethiopian Muslim scholar who has been tortured time and again since his arrest […]

 
 

Deg Deg: Daawo Kacdoono Waawayn oo Magaalada Gunji Kasocda & TPLF oo Yaaban.

Deg Deg: Daawo Kacdoono Waawayn oo Magaalada Gunji Kasocda & TPLF oo Yaaban.

Wararka ka imanaya magaalada Gunji ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya mudaharaado aad uwaawayn oo labadii bari ee lasoo dhaafay kasocday magaalada Gunji iyo deegaanada ku […]

 
 

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Goostay & TPLF oo Ka Argagaxday.

Boqolaal Ciidanka Wayaanaha Ah oo Goostay & TPLF oo Ka Argagaxday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Mooyaale ee Dhacda xuduuda Kenya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in boqolaal ciidanka wayaanaha ka tirsanaa ay halkaas kagoosteen iyagoo sida […]

 
 

Shacabka Zimbabwe oo Soo Dhaweeyay Is Casilidii Mugabe.

Shacabka Zimbabwe oo Soo Dhaweeyay Is Casilidii Mugabe.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba madaxweynihii dalka Zimbawe Robert Mugabe ayaa xilkii iska casilay, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob Mudenda. Waraaq uu soo […]

 
 

Maraykanka oo 100 Al-Shabaab Ah Dilay & Shabaab oo Beeniyay.

Maraykanka oo 100 Al-Shabaab Ah Dilay & Shabaab oo Beeniyay.

Maraykanka ayaa sheegay in weerar ay u adeegsadeen diyaarad nooca Dronka loo yaqaano oo ay ku dileen in ka badan 100 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, […]

 
 

Daawo: Qodobo Xiiso Badan oo Lagu Soo Qaatay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.

Daawo: Qodobo Xiiso Badan oo Lagu Soo Qaatay Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilaystv.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo xiiso badan oo lagusoo qaatay ilays tv iyo wararkii ka baxay tvga qaranka Ogaadeniya. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Tvga ESAT oo Warbixin Ka Diyaariyay Go’aankii Golaha Baarlamaanka Ee Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi_dhagax).

Daawo: Tvga ESAT oo Warbixin Ka Diyaariyay Go’aankii Golaha Baarlamaanka Ee Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi_dhagax).
 
 

Faceless, Faithless and Nameless Fascistic Death and Torture Squads of the MLLT a.k.a. the TPLF.

Faceless, Faithless and Nameless Fascistic Death and Torture Squads of the MLLT a.k.a. the TPLF.

By Fayyeeraa Sobbooksaa | November 21, 2017Someone has recently posted a very wonderful commentary on his Facebook page regarding the naming and shaming of the […]

 
 

Deg Deg: Xaalada Gonder oo Kacsan & Ciidamada oo Qoorta Iskula Jira.

Deg Deg: Xaalada Gonder oo Kacsan & Ciidamada oo Qoorta Iskula Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in saraakiisha Tigreega ee aagaas ay ciidanka wayaanaha u qabteen shir ciidamada loogu […]

 
 

Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Faldambiyeed Lagu Qabtay.

Mid Kamid Ah Saraakiisha Wayaanaha oo Faldambiyeed Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in mid kamid ah saraakiisha ugu sarsaraysa ciidanka wayaanaha lagu qabtay isagoo faraha kula jira faldambiyeed […]

 
 

Faallo: Dhiibistii Qalbi-Dhagax oo Dhul-gariir Siyaasadeed U Horseeday Soomaaliya.

Faallo: Dhiibistii Qalbi-Dhagax oo Dhul-gariir Siyaasadeed U Horseeday Soomaaliya.

Mudo haatan sadex bilood laga joogo qiyaastii ayey aheyd markii dhul gariir siyaasadeed oo aad u culus uu ruxay guud ahaan geyiga soomaaliyeed ka dib […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay