Archive for: November, 2017

Maraykanka oo Xoojiyay Weerarada Kadhanka Ah Al-shabaab.

Maraykanka oo Xoojiyay Weerarada Kadhanka Ah Al-shabaab.

Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay howlgalkeeda iyo ciidamada ka jooga  Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo sidoo kale kooxda Daacish ee ku sugan Gobollada Bari […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Nigeria.

Wararka laga helayo Dalka Nigeria ayaa sheegaya in ay qiyaastii 50 qof ku dhinteen gudaha Masjid ku yaala magaalada Mubi ee ku taalla Waqooyi Bari […]

 
 

Deg Deg: Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo iscasilay

Deg Deg: Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo iscasilay

Xildhibaannada Zimbabwe ayaa damaashaaday markii waraaqda is casilaadda loo akhriyay Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilkii iska casilay, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob […]

 
 

Daawo: Mudane Mohamed Daahir oo Kamida Hawulwadeenada Hogaanka Arimaha Dibada JWXO oo Waraysi Bixiyay.

Daawo: Mudane Mohamed Daahir oo Kamida Hawulwadeenada Hogaanka Arimaha Dibada JWXO oo Waraysi Bixiyay.

Waxaa waraysi laga qaaday mudane Mohamed Daahir oo kamida Hawulwadeenada Xafiiska hogaanka Arimaha Dibada JWXO, waraysigan ayaa wuxuu ku saab sanaa go’aankii Golaha baarlamaanka Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Mudane Ahmed Yaasiin Oo Kamida Masuuliyiinta JWXO Oo Qudbad Ka Jeediyay Kulankii Northampton UK.

Daawo: Mudane Ahmed Yaasiin Oo Kamida Masuuliyiinta JWXO Oo Qudbad  Ka Jeediyay Kulankii  Northampton UK.

Waxaa qudbad dhinacyo taaban haysa ka jeediyay xaflad balaadhan oo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Northampton wadan UK isugu timaaday gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Adeega Dadwaynaha Mudane […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Ilays TV Oo Lagu Soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Ilays TV Oo Lagu Soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.
 
 

Xisbiga WADANI oo qaadacay doorashaddii iyo saacadaha soo socda oo lagu dhowaaqayo natiijadii doorashadda.

Xisbiga WADANI oo qaadacay doorashaddii iyo saacadaha soo socda oo lagu dhowaaqayo natiijadii doorashadda.

Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa sheegay inuu qaadacay natiijadda doorashadda ee aan wali la shaacin, waxaanu ku sababeeyey in […]

 
 

Somalia illegally surrendered citizen to Ethiopia – parliamentary report.

Somalia illegally surrendered citizen to Ethiopia – parliamentary report.

Somalia’s parliament, the House of the People, says the government’s formal handover of a Somali national to neighbouring Ethiopia was illegal. The parliamentary body set […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Go’doomiyay Magaalada Gonder, Sababta.

Ciidanka Wayaanaha oo Go’doomiyay Magaalada Gonder, Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu go’doomiyeen guud ahaanba magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada. Sida […]

 
 

Itoobiya oo Noqotay Mid Kamid Ah Wadamada Dunida Ugu Saboolsan.

Itoobiya oo Noqotay Mid Kamid Ah Wadamada Dunida Ugu Saboolsan.

Warbixin ay soosaareen qaar kamid ah hay’adaha samafalka ayaa lagu sheegay in wadanka Itoobiya uu kamid yahay wadamada dunida ugu saboolsan, waxaana wadanka Itoobiya lagu […]

 
 

Mugabe oo Wali Isdhariijinaya Diidayna Inuu Xilka Ka Dago.

Mugabe oo Wali Isdhariijinaya Diidayna Inuu Xilka Ka Dago.

Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa wacad ku maray in uu awoodda sii hayn doono dhowr todobaad ,iyadoo uu sii kordhayo cadaadiska lagu hayo ee […]

 
 

Maxkamada Sare ee Kenya oo Sheegtay Inay Doorashadii Ay Si Sharci Ah U Dhacday.

Maxkamada Sare ee Kenya oo Sheegtay Inay Doorashadii Ay Si Sharci Ah U Dhacday.

Maxkamada Sare ee dalka Kenya ayaa shalay oo Isniin ahayd ku dhawaaqday in si sharci ah ay u dhacday Doorashadii kuceliska ahayd 26-kii october ee […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Wadanka UK iyo Shirkii Northampton.

Daawo: Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Wadanka UK iyo Shirkii Northampton.
 
 

Daawo: Wararkii Qubahana Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Qubahana Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad ka daawataan hoos wararkii qubanaha tvga qaranka Ogaadeniya ee aad nooga barateen inaan idinla socod siino todobaad walba. ONA.

 
 

Dhiibistii Qalbi_Dhagax Dhul Gariir Siyaasadeed oo Ruxay Geyiga Soomaaliyeed.

Dhiibistii Qalbi_Dhagax Dhul Gariir Siyaasadeed oo Ruxay Geyiga Soomaaliyeed.

Mudo haatan dhawr bilood laga joogo ayey aheyd markii dhul gariir siyaasadeed oo aad u culus uu ruxay guud ahaan geyiga soomaaliyeed ka dib markii […]

 
 

Report: ONLF Rebel Leader Illegally Extradited to Ethiopia.

Report: ONLF Rebel Leader Illegally Extradited to Ethiopia.

(VOA) The controversial extradition of a prominent ONLF rebel leader to Ethiopia was illegal, a report by a Somali parliamentary commission said Saturday. (1/1)FILE – […]

 
 

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya mudaharaado aad uwaawayn oo sababay in uu istaago isusocodkii dadwaynaha oo si lama […]

 
 

Kooxda TPLF oo Shirar Aan Micno Lahayn Kumashquulsan & Fashil Soowajahay.

Kooxda TPLF oo Shirar Aan Micno Lahayn Kumashquulsan & Fashil Soowajahay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu socdo shir aan ahmiyad badan lahayn oo taliska wayaanuhu uqabtay qoomiyadaha Tigrey […]

 
 

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

Sida ay kusoo waramayaan wakaaladaha wararka ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Dadka deegaanka ah […]

 
 

Robert Mugabe oo Loo Qabtay Inuu Isniinta Xilka Ka Dego.

Robert Mugabe oo Loo Qabtay Inuu Isniinta Xilka Ka Dego.

Xisbiga talada haya ee Zimbabwe ee Zanu-PF ayaa Robert Mugabe u sheegay in ugu dambeyn maanta oo Isniin ah uu banneeyo xilka madaxweynaha dalka. Waxayna […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay