Archive for: December, 2017

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Norway oo Kulan Balaadhan Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Norway oo Kulan Balaadhan Qabatay.

Waxaa maanta kulan balaadhan qabtay jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Norway shirkan oo ah mid sanadkiiba mar la qabto waxaana lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimada […]

 
 

Daawo: Heestii “Diidi Mayno Geerida” & Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Germany.

Daawo: Heestii “Diidi Mayno Geerida” & Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Germany.
 
 

Guddiga joogtada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hor Yimid soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha.

Guddiga joogtada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hor Yimid soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha.

Guddiga Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku […]

 
 

Shir Muhiima Oy Isugu Yimaadeen Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Wadanka Jarmalka.

Shir Muhiima Oy  Isugu Yimaadeen Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Wadanka Jarmalka.

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Jarmalka  OYSU kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka OYSU […]

 
 

Deg Deg: Kacdoono Cusub oo Kabilowday Gobolka Wallega & Dad Kudhintay.

Deg Deg: Kacdoono Cusub oo Kabilowday Gobolka Wallega & Dad Kudhintay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Shambo ee Gobolka Wallega ayaa sheegaya in ay fooda isdareen kacdoon wadayaal cadaysan iyo ciidamada gumaysiga Itoobiya ee halkaas kusugan. […]

 
 

Dr. Nagaso Gidada oo Dhaleeceeyay Kooxda EPRDF.

Dr. Nagaso Gidada oo Dhaleeceeyay Kooxda EPRDF.

Madaxwaynihii hore ee Itoobiya Dr. Nagaso Gidada oo magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya saxaafada kula hadlay ayaa dhaliil culus dhabarka usaaray kooxda fashilantay […]

 
 

Ethiopia: -The TPLF/EPRDF Apartheid Intensifies the Systematic Destruction of The Sidama Nation.

Ethiopia: -The TPLF/EPRDF Apartheid Intensifies the Systematic Destruction of The Sidama Nation.

Ethiopia: –The TPLF/EPRDF Apartheid Intensifies the Systematic Destruction of The Sidama Nation. December 29, 2017, By Denboba Natie Background The tragedies unfolding in Sidama land […]

 
 

Ruushka oo Lagu Eedeeyay Inuu Shidaal U Geeyay Waqooyiga Kuuriya.

Ruushka oo Lagu Eedeeyay Inuu Shidaal U Geeyay Waqooyiga Kuuriya.

Qaar kamid ah illo wareedyada ugu waaweyn ee dhanka ammniga ee Yurub ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in maraakiib shidaal oo Ruushka laga […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub oo uu Tiriyay Abwaan Khadar Colaad oo La Magac Baxay “Mahabranin”.

Daawo: Gabay Cusub oo uu Tiriyay Abwaan Khadar Colaad oo La Magac Baxay “Mahabranin”.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan gabay cusub oo tiriyay Abwaan Khadar Colaad oo Kamid ah Abwaanada Da’da yar ee Soomaalida Ogaadeniya gabaygan ayaa magaciisa lagu magacaabaa […]

 
 

Daawo: Barnaamij Ay Si Wada Jira u Qabteen Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika iyo Jaaliyada Oromiya.

Daawo: Barnaamij Ay Si Wada Jira u Qabteen Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika iyo Jaaliyada Oromiya.

Waxaa barnaamij si wada jira u qabtay jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Koonfur Afrika iyo Jaaliyada Oromiya ayagoo ka waramay Xasuuqii kala duwanaa ee dhacay. Labada […]

 
 

Daawo: Hees wadani Ah oo Qiiro Badan & Kooxda Kacaan Ee Xidigaha Ogaadeniya.

Daawo: Hees wadani Ah oo Qiiro Badan & Kooxda Kacaan Ee Xidigaha Ogaadeniya.

Waxaad kusoo dhawataan sidaad nooga barateen ba heesihii iyo gabayadii wadaniga iyo  guubaabada isugu jiray ee aan sabti walba idiin soo dayn jiray. Hoos ka […]

 
 

The EPRDF Orchestrated War between The PAFD Press Release on State-Terrorism in Ethiopia .

The EPRDF Orchestrated War between  The PAFD Press Release on State-Terrorism in Ethiopia .

The EPRDF Orchestrated War between The PAFD Press Release on State-Terrorism in Ethiopia   December 29, 2017 Under the iron feast rule of Ethiopian Peoples’ […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Digniin Udiray Shaqaalaheeda Itoobiya.

Qaramada Midoobay oo Digniin Udiray Shaqaalaheeda Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xafiiska Qaramada Midoobay (QM) ee magaalada Addis Ababa uu soosaaray digniin culus oo uu usoo […]

 
 

Wasaarada Arimaha Dibada Ee Wayaanaha oo Musuq Lagu Eedeeyay.

Wasaarada Arimaha Dibada Ee Wayaanaha oo Musuq Lagu Eedeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in todobaadkan si wayn loo hadal hayay musuq maasuq baahsan oo Wasaarada […]

 
 

Maxkamad Amartay In Madaxwaynaha K/Africa Xilka Laga Qaado.

Maxkamad Amartay In Madaxwaynaha K/Africa Xilka Laga Qaado.

Maxkamada dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa shalay xukuntay in baarlamaanka dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamadu baarlamaanka ku amartay in uu bilaabo […]

 
 

Dad Lagu Laayay Kaniisad Dalka Masar Kutaala.

Dad Lagu Laayay Kaniisad Dalka Masar Kutaala.

Sagaal ruux ayaa dhimatay markii rag hubaysan ay weerareen kiniisad ku taala koonfurta Qaahira, laakiin waxaa markiiba arrintan ka jawaabay booliiska, sida ay saraakiishu sheegeen. […]

 
 

Daawo: Qodobadii kala Duwanaa ee Lagusoo Qaatay Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Qodobadii kala Duwanaa ee Lagusoo Qaatay Ilays tv iyo Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad ka daawataan tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv wararkii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay iyo barnaamij yadii kale duwaa ee aad uga barateen. Hoos ka […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Diini Ah Sheekh Cabdulaahi Sagal & Islaamku Wuxuu Inaga Xarimay.

Daawo: Muxaadaro Diini Ah Sheekh Cabdulaahi Sagal & Islaamku Wuxuu Inaga Xarimay.
 
 

Maqaal: Qeexida Erayga ”Maamul”, By. Liibaan Miyir Abdi (Kulmiye).

Maqaal: Qeexida Erayga ”Maamul”, By. Liibaan Miyir Abdi (Kulmiye).

Halgamayaal si kasta oo loogu kala duwanyahay qeexida micnaha erayga maamul hadana waxaa sugan inuu maamulku weeleeyo: Qorshayn, Abaabul, U hurid hawsha itaalka maadiga ah, […]

 
 

Deg Deg: Kooxda TPLF oo Ciidamadoodii Kasoo Saaray Xuduuda Eritrea.

Deg Deg: Kooxda TPLF oo Ciidamadoodii Kasoo Saaray Xuduuda Eritrea.

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in ururka khalkhashan ee TPLF ay ciidankii wayaanaha kasoo saareen xuduuda ay colaadu ka aloogan tahay ee udhaxaysa wadamada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay